W/Q Axmed Khaliif Qeerroo waa Al shabaab, Al shabaab-na waa Qeerroo; waa isku hal – Dameer iyo labadiisa daan. Magaca Qeerroo (Al Qeerroo) ee loo yaqaan maliishiyada Oromada ah ee xasuuqa waxashnimada ah ku haysa Somaalida Itoobiya gaar ahaan deegaanada Tuli-Guuleed, Dirir-Dhabo, Baabille, Mooyaale, Walgo, Balbayti iyo kuwo kale oo badan. Waxaan maqaalkan kaga faalloon...
Gorfeyn Buug: Dhibaatada dastuuriga ee ilbaxnimada Islaamka laga soo bilaabo dagaalkii Cali iyo Mucaawiye ilaa maanta oo la joogo Guga Carabta: Q1-aad
W/Q: Saalim Siciid Saalim Hordhaca Buugga Caalimkii Muslimka ugu horeeyay ee ka hadla in dhibta ugu wayn ee Muslimka haysataa tahay arrin la xiriirta sharciyadda xukunka, waxa uu ahaa caalimkii waynaa ee Shahristaani oo ku sheegay buuggiisa (الملل والنحل) in “khilaafka ugu wayn ee muslimiinta ka dhex dhacay ama halka sartu ka quruntay uu yahay...
Xuddun iyo Xabaal
W/Q Xirsi Jaamac Gaani Allow yaa la taliyaan dhahaa toobadda u leexsha Allow yaa talaabada hubshoo taran u sii yeela Allow yaa tuldaha caymiyaan tookha ku hayaaye Allow yaa tagtadi soo ceshaan marar taamaaye Allow yaa timaadada na baraan tamaninaayaaye Waxay ahayd maalin Axad ah, waxaan u soo diyaar garoobay inaan wax qabadkaygii maalinlaha ahaa...
Taariikhda Xiriirka Soomaali iyo Oromo: Duullaankii Oromo ee Qarniga 16aad- Qeybtii 2aad
W/Q Saciid Shidaad X. Xuseen Musdanbeed “ The Adal Sultanate stretching from Cape Guardafui to Hadiya was taken over by the expanding Ifat Kingdom with its capital at Zeila. As a new hub of a commercial empire, the Adalites prospered under the protection of the Ifat rulers”, prof. Raphael Njoku, 2013.[1] Af-Soomaali ahaan: “Saldanadda Awdal...
Afar Maanka Gaddey Meerinteed Bal Hoo!
W/Q: Luul Carraweelo Kulmiye Dad adduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban. Waxaa beryahan igu batay ahbin iyo talooyin ulajeedkoodu yahay; Luul waad ka badbadisay. Waxaan kuu haystay qof qaran oo Soomaalinimadu ku wayntahay” oo iiga imanaysa rag da’yar iyo da’wayn intaba leh. Amakaag bay i gelisay sheegashadaani, oo way isu kay dirtay oo i baday...
BALLAN DARRO WAA DIIN DARRO
W.Q. Cabdi Maxamuud (Aw Cabdi) Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ilaaliyo balanta. Ballanta la ilaaliyaa waxay keentaa in dadku isaaminaan, isku tiirsanaadaan...
Musuqmaasaq Soomaali Waa Meheraddeediiye
W/Q Yuusuf Xeyd Dad badan oo Soomaali ah waxa fajac ku noqotay xil ka qaadistii Md. Dr. Cabdiraxman Moxamed Cabdi Xaashi, Wasiirkii Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda oo ahaa nin u guntaday badbaadinta baddeenna, lana hubay in uu aqoon iyo daacadnimo ku hubaysnaa. Intii yareyd ee uu hayay xilka, wuxuu ku guulaystay wax badan oo ummadda...
Taariikhda Xiriirka Soomaali iyo Oromo
W/Q Saciid Shidaad X. Xuseen I- Hordhac Soomaali iyo Oromo waxay ka wada tirsan yihiin Kuushiga Bari, oo ay isla sii yihiin Kuushiga Bari ee Dhul-hoosaadka (KBH) marka la barbardhigo Kuushiga Bari ee Dhul-koraadka (KBK) sida Hadiya iyo Sidamo, Darasa. Markaas dhalasho ahaan, Soomaali iyo Oromo (iyo Cafar-Saho) dadka ayaka ayaa isu xiga. Sidoo kale,...
Siyaasadda Arimaha Dibadda Soomaaliya:Talo iyo Tussaale
Dr. Cabdulfitah Nuur Axmed (Ashkir) Ka hor inta aanan u guda galin ubucda dhambaalkaygan, waxaan akhristaha sharafta iyo qaddarinta muddan doonayaa in aan xasuusiyo, ujeedada aan qoraalkan dul-marka milicsi taariikheedka ah u qoray, in aan talo iyo tusaale ugu soo jeediyo Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya. Qoraalkaygan maskax tuujiska ahna, waxaan jeclahay in loo fahmo, mid...
Nin Abeeso koriyoow, adigaa u aayin
W/Q: Axmed Khalif, ‘Nin Abeeso koriyow adigaa u aayine; axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaayee’ —waa qaar ka mid ah erayadii hees waddani ah oo ay qaadi jireen fannaaniin Soomaaliyeed. Nin ayaa la yiri, beri, xilli diraac qaboobe ah, oo baraf xun uu dhacayo, dariiqa kula kulmey Abeeso aad dhaxameeysan, qarqartey, oo qarka u saaran...









