W/Q: Xirsi Jaamac Gaani Shiikh Cabdulaahi oo hadalkiisii sii wata ayaa yiri: “Intii aanan idiin iman waxaan xog ururin iyo u kuurgal ku sameeyey sida wax u jiraan iyo waliba meesha wax marayaan”. Waxa aan ogahayse waxaa ka muhiimsan wadaaddadii ayagii baaba jooga magaalada oo in aynu u yeerno ayaa inaga xigta, mana rabin inaan...
Sheeko Taxane ah: Khasaaro Qeyb, Q-3aad
W/Q Xirsi Jaamac Gaani Shiikh Cabdulaahi iyo Khaalid oo willkiisii curad ah, oo ay bah weyntu dhashay, waxay taagan yihiin albaabka guriga, si ay dadka u soo dhaweeyaan. Shiikh Cabdulaahi: “odayaal soo dhawaada”. Khaalid “Adeerayaal soo dhawaada”. Oday Faarax oo Khaalid awowgiis ay saaxiibo yihiin, ayaa yiri “maandhow ma ina Shiikh Cabdulaahi baa tahay”? Khaalid:...
Sabo
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Ha saluugin inanyahay Sabada dhulkeenoo Safarkiyo qaxootiga Sadaqada shisheeyaha Ha u sacaba tuman Ummaddaha adduunka qoloba Ilaah meel buu kaga abuuaray. Kala duwanaanshaha muuqaalka, afka, dhaqanka, diinta iyo midabka ka sakow ummad waliba waxay leedahay sabo loogu soo hagaago oo lagu yaqaan, magaceedana ay ku suntanyihiin. Dalku waa sabo uu qofku waxyaabaha...
Sheeko Taxane ah: Khasaaro Qeyb, Q-2aad
W/Q Xirsi Jaamac Gaani Axmadoow gar waa loo islaam, goor iyo ayaane. Gar cadaa haddii loo xushiyo, odayo gowriira. Intaan geedka weyn loola kicin, yaa gibin la xaartaaye Waa laga gun gaaraa mar uun, garay u liicdaaba. mid uun bayna gabi kala dhacdaa, laba geesoode Mana gorfeeyo xaajadda, nimaan geli aqoonayne Saaxiibkay Wasiir Axmed ...
Cabdi Ilay Iyo Abiy Axmed
W/Q: Tifaftirka WardheerNews “Mar ayay igu qasbeen in anigoo qaawan aan ku rafto meel dhiiqa ah ayagoo ulo igu garaacaya, maxaabiista kalena ay i daawanayaan,” ayay tiri Hodan oo 40 jir ah, isla markaana shan sano xirneyd ayadoo aan wax dacwad ah lagu soo oogin. Waxa ay intaa ku dartay, “Nin oday ah ayay ku...
Sheeko Taxane ah: Khasaaro Qeyb, Q1-aad
W/Q Xirsi Jaamac Gaani Waa magaalo fac weyn, waa saban jiilaal adag jiro, magaaladda waxaa isugu yimid dad soomaaliyeed oo kasoo kala jeeda deegaano kala duwan. Maxaa xoolaley soo cayrtowday ah, maxaa beeraleey roob la’aan inta heshay aan dalag beeranin, haddana bukaarihii suus ka galay oo fara maran ah iyo waliba qaar kale oo dhinacyadda...
Nabaddeynta Ethiopia & Eritrea: Abiy Axmed iyo Halista ku Sugan Degdegiisa Badan
W/Q Xasan Cumar Horri Colaad soo jiitamaysay 20 sannadood, dhimashada 80,000, qaxa boqolaal kun, adeegsiga jabhado la isku afgembiyo, iyo kala qoqobnaanta labada shacab ee isu boholyoobay, Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed waxaa uu, muddo bil gudaheed ah, ku soo afjaray nabaddeyn, oohin kalgacayl, iskaashi iyo gaadada oo uu gaadada u saaro dhiggiisa Madaxweyne Isaias Afawerki....
DILLAAL IYO DARWIISH
W.Q: Shaafici Qaasim Nuurgaas` Ismaaciil Mire Cilmi waxa uu ahaa gabyaa weyn oo maansaruug ah, waagiisiina si weyn loo wada yiqiinney. Sidoo kale waxa uu ka mid ahaa maqaddimiintii horkacayay halgankii Daraawiisheed ee Seyid-Maxamed Cabdille Xasan odayga ka ahaa. Waxa uu ku dhashay ceelka la yidhaahdo Laasadaar oo degaanka Buuhoodle ka tirsan wakhti ku beegan...
DOODDA SOOMAALILAAND EE XUDDUUDDII ISTICMAARKA DOW MA AHA
W/Q Maxamed Nuur Shire Markii ay burburtay dawladdii dhexe ee militerigu hoggaaminayeen ee Soomaaliya bishii koowaad ee sanadkii 1991-dii, Soomaalilaand ayaa bishii shanaad ee isla sanadkaas waxa ay ku dhawaaqday iney ka go’day Soomaaliya. Soomaalilaand waxa ay gooni isu taaggeeda sabab uga dhigtay, in aysan ku faa’iidin midowgii 1960-kii ee labadii gobol ee Ingiriiska iyo...
Teera: Shakhsi noloshayda raad ku reebay
W/Q. Dr. Cabdifitaax Nuur (Ashkir) Galabnimadii khamiista kuna beegnayd taariikhdu 6-6-2018 goor aan ka soo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland, ayaa Agaasimaha Telefishinka Puntland Jamaal Carab Yuusuf ila soo hadlay iina sheegay geerida Maxamed Aadan Xirsi (Teera). Horey ayaan ula socday in muddo ah in uu Teera (AHU) ku xanuunsanaa carriga Ingiriiska. Agaasimaha Telefishinka ayaa...

