Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 44
Post

Been iyo Barafuun (Qaybtii 2aad)

W.Q. Cabdullaahi M. Cawsey  Sheekadii xiisaha badnayd ee Boosteeyo iyo Faahiye dhex martay waxay ahayd sheeko qaab dabiici ah iskugu duba dhacday sida shinbiro sheekaysanaya oo kale. Inkasta uu Faahiye sheekada billaabay, haddana Boosteeyo kama aysan dhicin oo dhinaceeda ayay sheekada ka gashay waayo waxay muddo dheer si qarsoodi ah u xiisaynaysay in Faahiye mar...

Post

Been iyo Barafuun

W/Q: Cabdullaahi M. Cawsey Gabar iyo wiil ka mid ah kooxaha ku doodda in ay maskax furanyihiin oo xafiis ka wada shaqeeya oo ka sheekaynayay sinnaanta ragga iyo dumarka, ayaa isku raacay in dumarka iyo ragga wax walba ka simanyihiin. Sidaa daraadeedna ay baadil yihiin dooddaha ah in ragga iyo dumarka kala duwanyihiin. Muddo markii...

Post

Villa Soomaaliya oo soo af Jartay qorshihii ay kula wareegi laheyd dhamaan qeybaha Dowladda

W/Q WardheerNews Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Maxamed Cabdullaahi Farmaajo bishan May 27, 2018, ayaa lagu sheegay in uu “xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.” Garyaqaan Baashe ayaa la sheegay in uu yahay will...

Post

Burburka Soomaalida iyo Baaba’ Da’yarta

W/Q Faysal Cabdi Rooble “Qarni Waliba Sabankii, Qoraxiba Dharaartee, Qaalinwaliba Awrkeed, Qiso timidba Subaxeed, Qoonkii waliba Garashadiis.”  Muxumed Tukaale Maanta oo bishu tahay May 13, 2018, waxa magaalo madaxda Soomaaliya ka furmaya Shirweynihii dib u eegista Dastuuraka qabyada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.  Shirkaasi waxaa isugu imanaaya Aqoonyahan, Hawlwadeeno, Qurbojoog, iyo Culimaa’u diinka Soomaaliyeed oo ka...

Post

SIYAASI: QARANKII GADEY MUXUU QABIIL UGU YAAL

W/Q Xuseen Sooyaan Waxaa aad iiga fajaciyey nimanka Qaranka Soomaaliyeed mas’uuliyadda u soo qabtay ee maanta ku goodinaya Dowladdii Kacaanka anagaa ridnay (malaga raystey), iyo Muqdisho waxba nooma ahan (Qabyaalad cad), sidaa darteed dawladdana waa in la igala tashado!! Miyaan loo qaadan karin hadalkaas kasoo yeeray siyaasiyiin masuul soo wada noqday in beec mushtarkii ay...

Post

DAGAALKA DEKEDDAHA IYO DANTA SOOMAALIYA: QEYBTII 2-aad

W/Q: Cabdixakiim Diiriye IMAARAATKA IYO SOOMAALIYA: Soomaaliya oo ka mid ah goobaha dunida ugu istaraatiijisan, oo ay ku kulmaan Badda Cas iyo Badweynta Hindiya, kaabiga u saaran gacanka cadmeed, isla markaasna kulaasha marin biyoodka lafdhabarta u ah ganacsiga aduunka ee Baabul Mandam, ahna mandiqad xiriirisa qaarada Afrika iyo Bariga Dhexe, lehna xeebta ugu dheer Afrika...

Post

Soomaaliya: Qaran baadigoobaya qaacidda xukun (Governance Formula)

W/Q Xasan A. Keynaan Soomaaliya waa qaran baadigoobaya qaaciddad xukun oo ay uga soo kaban karto qaran-jabkii ba’naa iyo jahawareerka siyaasadeed ee ragaadiyay. Habka xukun ee dalka ka jira waxaa saldhig u ah saddex nidaam oo ku kala abtirsada isirro iyo hiddooyin kala duwan aadna u kala fog: 1) qaaciddada Afar iyo Bar (4.5 Formula)...

Post

Dagaalka Dekeddaha iyo Danta Soomaaliya: Qeybtii I-aad

W/Q: Cabdixakiim Diriye Baratanka ugu xanafta badan ee xilligan ka dhex socda aduunka gaar ahaan dowladaha soo koroya, kuwa dhaqaalahoodu xowliga ku socda iyo kuwa ku yaalla goobaha istaraatiijiga ah ama marinnada caalamiga ah ee baahida weyn loo qabo, wuxuu ku saleysan yahay dekeddaha oo iyagu ah meelo laga maamuli karo ganacsiga caalamka, lagana ilaashan...

Post

Xil ka degidda Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Hadaljeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudaneyaal, Assalaamu Calaykum wa RaxmatuLlaahi wa Barakaatuh Sida uu qabo Qodobka 9 (b) ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya haddii uu xil-haynta Xafiiska Guddooonka uu ka degayo waa in uu Golaha ku wargeliya qoraal ahaan ama uu usoo mariya warbaahinta. Maanta oo bisha Abriil tahay 12, 2018...

Post

Muxuu Salka Ku Hayaa Qalalaasaha Siyaasadeed ee Soomaaliya Ka Jira?

W/Q: Somalia Rights Watch Muqdisho, Soomaaliya HORUDHAC Waxaa waqtigan Soomaaliya ka taagan qalalaaso siyaasadeed oo si ku talagal ah loo abuuray, dano gaar ahna laga leeyahay. Qalalaasahaasi wuxuu khatar ku yahay dastuurka iyo nidaamka dowladnimo ee la soo dhisayay 20kii sano ee la soo dhaafay. Wuxuu khalkhal iyo jahwareer galiyey xasiloonidii dalka, sarreynta sharciga iyo...