W/Q: Axmed Bashiir Mar haddii sanad laga so wareegay doorashadii iyo dhisiddii Dawladda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Khayre, waxa dad badani isku dayeen inay ku sameeyaan qiimayn ka tarjumaysa wax qabadkeedii: waxay ku dhaqaaqday, wixii ay dhammays tirtay oo u hagaagay, wixii ay ka gaabisay ama ka dhimman iyo wixii ay ku fashilantay. Qoraallada...
Maxay ka dhigantahay in Qatar ay u soo dirsatay Soomaaliya Safiir Sare (Ambassador Extraordinary)?
W/Q Wasiir Cabdifitaax Nuur (Ashkir) Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad, ayaa dhawaan u soo magacaabay Soomaaliya Safiir Sare oo magaciisa la yiraahdo Xasan Xamse Asad Haashim. Waana siyaasi aysan Soomaalidu horay u aqoon. Ka hor inta aynaan u galin fallanqeynta waxa arinkani ka dhiganyahay,aan aqristayaasha la wadaaggo marka hore, waa maxay Ergay Sare ”...
Ma la badbaadin karaa qarannimada iyo midnimada Soomaaliya? Falanqayn iyo talo soo jeedin
W/Q Prof. Xasan cabdi Keynaan Soomaaliya waxaa ragaadiyay jahawareer, is-maandhaaf iyo is-qabqabsi salka ku haya hirgalinta nidaamka federaalka, gaar ahaan arrimaha khuseeya awood qaybsiga iyo sidii loo wadaagi lahaa khayraadka dalka. Is-mariwaagan waxaa keenay sababo badan, kala duwan oo is huwan. Qormadan gaaban si buuxda oo dhamaystiran looguma falanqaynkaro ammuurahan is-biirsaday ee madaxa isu keen...
Maareynta Damaca Shisheeye: Hawl u Baahan Kasmo Cusub
W.Q. Xasan Yuusufwaal Geesigu ma’ahan kan aan dareemin baqdinta balse waa midka ka adkaada baqdinta. Nelsan Mandela Wax qarsoon ma’aha danaha ay dawalado iyo shirkado shisheeye oo badan ka leeyihiin Soomaaliya ha ahaato dhan dhaqaale, dhaqan iyo mid siyaasaba. Soomaaliya waa dal hodan ah, leh ilo wax-soor oo dihan ama si buuxda aan looga faa’iideysan,...
Villa Soomaaliya: Karkarinta deganaansho la’aanta siyaasaddeed-Faallo
WardheerNews Khilaaf siyaasadeed oo hor leh ayaa soo kala dhex galay Xukuumadda iyo guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Khilaafkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo Mooshin la sheegay in laga soo abaabulay Madaxtooyada Soomaaliya (Villa Somalia), oo xilka lagaga xayuubinayo Guddoomiye Jawaari. War saxafadeed uu qabtay Guddoomiye Jawaari, ayuu ku sheegay in Xakuumadda Soomaaliya...
Midnimada Soomaaliya waxay ku xiran tahay maamul u samaynta Sool, Sanaag, Iyo Cayn
By Axmed Bashiir Qoraalkan wuxuu taabanayaa arrimo la xiriira sababta Madaxweyne Farmaajo iyo maamulkiisu uga gaabiyeen sugidda midnimada Soomaaliya oo Dawladda Dhexe maamul ugu samayn wayday gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn oo dadkoodu aad u taageeraan midnimada Soomaaliya. Waxaan In badan maqaalkan ka soo xigtay qoraallo dhowr ah oo uu Cismaan Xasan (Osman Hassan) ku...
Warqad Furan: Madaxweyene Ismaaciil Cumar Geelle
W/Q Mahdi Muuse “Mudane waxaan rabnaa in aad noqoto Macalin u dhiga madaxda Soomaali, casharo ku saabsan qeexida shirkadda DP World “ Mudane Madaxweyne waxaad laashay heshiiskii Shirkadda DP World ee Khuseeyay Dekadda Jabuuti. Dabcan Mudane waxaad gudatay hawl qaran oo kaa saaran ilaalinta danta guud & ku xisaabtanka kheyraadka dalkaaga, haddana waxaa muuqata in...
Sanadka Madaxtooyada & Qiimeynta Qalinka
W/Q Mahdi Muuse Yaa wax qiimeeeya. Maxaase lagu qiimeeyaa, ma qoraal mise Tiraab? Middii ay noqotaba maxaa qiimeynta xujjo u noqon kara?. Su’aalahan Jawaabtoodu waa albaabka u horeeya ee mudan in aan ka galno kolki aan rabno qiimeynta sanad jirka Dowladda Madaxweyne Farmaaajo. Waana macnaha guuud ee uu xambaarsan yahay qoraalka hoose. Haddaad garowsatay in...
TAXANAHA TARJUMAADA AF SOOMAALIGA EE BUUGGA GUBAN: CUTUBKA 6aad
Waayaha Qore: Cabdiladiif Cige Tarjume: Boodhari Warsame Tusmo aad ayay uga da’ yarayd Xoogsade waagii ay duqayda tolka ninkeedu soo dooneen. Waxay ku kodhay nolosha miyiga ee dhaqanka Soomaaliyeed ku dhisan, oo xataa xilligan la joogo hawlaheedii guriga ayay sidoodii u qabataa, sidii iyada oo aanuba saygeedii milletarigu afduuban! Waxay iska nacday dhambaalsidaha odaygu u...
WALAALOOBA WAA TAAN MAQLAYE, WADAJIR YAW DIIDAY
W/Q Xamdi CabdiNaasir Mahad idaylkeed waxaa mudan Illaahayga ay wax walba gacantiisa ku jiraan ee qaar cizeeya qaar kalena duleeya; naxariis iyo nabad-galyana ha ahaato nagabigeena dushiisa. Qormadan kooban waxaa igu kiciyay baaqyada is daba-joogga ah ee ka imanaya maamulka ka taliya gobolka Soomaali-galbeed. Baaqyadu waxay leeyihiin umadda Soomaaliyeed ha midawdo maadaamoo Itoobiya is-baddallo badan...


