Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 46
Maxaan ka baran karnaa Booqashadii Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ee Puntland?
Post

Maxaan ka baran karnaa Booqashadii Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ee Puntland?

Qore: Liibaan Axmed Shire* Booqashadii uu dhawaan Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ku yimid Puntland waxaa lagu soo dhoweeyey si heer sare oo aan loo kala harin, waxayna muujisay taagero niyadda kasoo go’day, shacabkuna soo dhawayntaasi kama lahayn dano u gaara aan ka ahayn dareen ka dhex-guuxaya oo ah inay u heelanyihiin dolwad dhexe oo awood...

Dhakafaar: Milicsi Buug
Post

Dhakafaar: Milicsi Buug

Gorfayntii: Idiris M. Cali DHAKAFAAR Cabdullaahi Janno 160 bog. CreateSpace Independent Publishing Platform. $12.00 Ka baar: Amazon.com Ummad qarankeedu jabay ma sheeko yara. Waxaanse aad uga gaabinnay in aynu arrimaha qaxootinnimada qalinka ugu  duugno si taxane ah. Hadda ka hor mar aan haweenay aan isla shaqaynno uga warramay xaaladaha dhawrkii dal ee aan soo maray...

Post

Kiiska Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Falanqayn Dhanka Sharciga

W/Q Axmed Cali M. Khayre, PhD Sida Wax u Dhaceen Taariikhdu markii ay ahayd 17ka Disember ayaa ciidanka nabad sugidda  Soomaaliya weerar ku qaadeen guri uu magaalada Muqdishu ka dagganyahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii Soomaaliya. Weerarkaas waxaa lagu dilay ciidankii ilaalinayey guriga Cabdiraxmaan, asagana waxaa loo taxaabay xabsiga...

DARARWEYNE: DOOX DURDUR AHAAN JIRAY
Post

DARARWEYNE: DOOX DURDUR AHAAN JIRAY

W.Q. Shaafici Qaasim Nuur Waxa aannu kala dhextaagan nahay danbaabidhada sannadka sii baxaya iyo hirdida kan soo gelaya, maalin qudha ayuun baana ka baaqi ah sannadka yagtiiska ku dhammaanaya ee 2017. Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Hargeysa ayaa soo abaabushay safar aannu ku tegayno tuulada Dararweyne oo dhanka Waqooyi Bari kaabiga uga saaran caasimadda Hargeysa. Ujeedka...

Post

Toosinta iyo Casriyaynta Haybta Shakhsiga Soomaaliyeed

W/Q Cabdalla Cumar Mansuur Mucda Qoraalka  Si loola jaanqaado dunida maanta horumartay waxaa loo baahan yahay in qofka Soomaaliyeedi uu lahaado waxyaabo lagu aqoonsado, oo afafka shisheeye lagu yiraahdo “ID”, annaguna qoraalkan aan u adeegsannay ereyga “hayb”, iyadoo la raacayo hab midaysan, oo casriyaysan, lana ilaalinayo nidaamka diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeedba. Haddaba waxaan halkan ku...

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Garnaqsi: Aniga iyo Gacaladay yay Qabyaaladdu ku weyntahay
Post

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Garnaqsi: Aniga iyo Gacaladay yay Qabyaaladdu ku weyntahay

W.Q. Burhaan Cali Waan xasuustaa markii iigu horreysay ee aan muuqeeda arko xilahayga aan ula baxay ‘Coley’ laakiin waalidkeed ugu wanqaleen ‘Saafi’. Waxay ahayd galab dhiillo colaadeed taagnayd oo iyada iyo dhawr dumar ah oo caraysani ay ragga dhagxinayeen iyagoo islamarkaana ku dhawaaqaya, ” Kacoo dagaalka aadda, raggii go’ye ama noo bixiya saraawiisha, oo gashada...

Post

Maxaa loo dhibsadey hadalkii Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame?

W/Q Ubax Cabdulaahi Aaden Siyaasi, mucaarad Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame “CCW”, marna isku soo sharaxey jagada madaxweyne ayaa mar xarig laga soo daayay, ku dhawaaqey hadal la dhibsadey oo uu yuri: “Waxaa guul ah, in innagii martida na loo ahaa, aan sharciga wax ku raadinno, halka kuwii martida noo ahaa, ay xoog wax ku raadinayaan“. Hadalkaa...

ERAYBIXIN CUSUB: ‘Raysalwasaare’ iyo ‘Wasiir’ oo af Soomaali ah waligeen ma maqallay?
Post

ERAYBIXIN CUSUB: ‘Raysalwasaare’ iyo ‘Wasiir’ oo af Soomaali ah waligeen ma maqallay?

W.Q. Cabdirisaaq Baraag Maanta waxa aan doonayaa in aan dadweynaha Soomaaliyeed la wadaago eraybixin kooban oo dhawr eray ah. Horay waxa aan isla mareegtan Wardheernews ugu soo daabacay eraybixin dad badani u riyaaqeen oo aan u helay erayga ‘Senator’ kaas oo aan u bixiyay ‘Samatar’. Waxa ay ahayd bishii Jannaayo ee sannadkan. Maanta waxa aan...

Post

GEELA: BOQORKA XOOLAHA SOOMAALIDA (Qaybta 3aad)

W.Q: Shaafici Qaasim Nuur Manaafacaadka Geela Jacaylka xad-dhaafka ah ee ay geela u qabeen muu ahayn mid dhayal iyo dheel ku yimid, balse manaafacaadka dheeraadka ah ee geelu leeyahay ayaa geyaysiiyay in ninkii hurdada laga kiciyaaba ku selelo, kii kadalloobaana u kooraysto sidii uu tuldo xaqannaas u soo xeroweydaarin lahaa.  Manaafacaadkaas faraha badan waxa ka...

Post

Ninkii Heesaha Jeclaa!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Wakhtiga iyo waayaha lagu sugnaa waxa uu ahaa mid aad uga geddisan xilligan aan joogno. Xaalad adag iyo duruufo qallafsan ayaa waddanka ka jiray. Dawladdii oo burburtay iyo dagaal sokeeye oo beelaha Soomaaliyeed isku gumaadayaan ayaa carrada saameeyay. Taasina waxay sababtay qax iyo barakac uu qof weliba u dhaqaaqay dhankii uu...