Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 47
Post

Gumaysigii Gurracnaa (Sheeko Gaaban)

W.Q. Cabdicasiis Maxamd Shidane Waxaan ku soo dhex koray qoys aan waxba aqrin, waxna qorin, haddii ay wax qoraanna waa Af-Soomaliga uun. Waxaan soo gaaray da’da 17 sanno jirka, inannimo iyo udgoonkii dhalinyaranimo baan dareemay, umana nooleyn sida gabdhaha asaygayga ahi u noolyihiin. Wax ma baran, waana la’ ii diidday in aan dugsi aado, yeeshana...

Post

“Soomaaliyada Cusub” ma tahay Eraybixin laga fiirsaday?!

W/Q Wasiir Cabdifitaax Nuur (Ashkir) Habeennimadii 2-dii bisha Desember ee 2017,  waxaa Hotel-ka SYL ee magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad ballaaran oo loogu magac daray Soomaaliyada Cusub Geeddi-Socodka Dowladnimada iyo Waxqabadka Xukuumadda. Halkudhaggaasi waa eray bixin aan laga fiirsan, loona meel-dayan,mug iyo macnana aan lahayn. Haddaba, hal-ku-dhagga ah: “Soomaaliyada Cusub” ma iska tiri Xukuummadda Raysal Wasaare...

Guryasamo  (Sheeko Gaaban)
Post

Guryasamo (Sheeko Gaaban)

W.Q. Faarax Xuseen Maxamed (Canbaashe) Waxa qof walba oo xaafadda deggan wejigiisa ka muuqatay murugo iyo tiiraanyo aan la qiyaasi karin.  Waxa laga murugaysanyahay dilkii shalay galab ka dhacay magaalada. Waxa uu ahaa dilkii ugu horreeyey ee  noociisa ah ee beryahaa ka dhaca  xaafadda Galcadaawe. Waxa uu ahaa dil si lama filaan ku dhacay, waxuuna...

Post

Yaa u maqan dumarka iyo hooyada Soomaaliyeed?

W/Q Ubax Cabdulaahi Aden Bilowgii Oktoober ee sannadkan, 2017 ayaa fursad aanan filaneyn, marnana ku xisaabtameyn, Ilaah ii sahley. Sidaan la soconno muddo dheer ayaa laga soo shaqeynayay sidii loo dhameystiri lahaa Dastuurkeena Federaalka. Dhameystirka howshaa soo dheeraatey, waxey u egtahey in ay dowladdani ku guuleysan doonto. Maalin barqo ah, anigoo xafiiskeyga ka dhex shaqeysanaya,...

Post

Hardanka garbaha Soomaaliya: Is-marin waaga Dowlad-Dhexe iyo Federaaleynta!

W/Q Wasiir C.fitaax Nuur Axmed (Ashkir) Tarjumiddii: Khadar Axmed Nuur Oog Soomaaliya maanta waxaa ka jira loollan adag oo u dhexeeya dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe kaasoo soo maray heerar iyo  qaabab  kala duwan. Dowladda dhexe waxay walwal kaqabtaa awoodda iyo saamaynta isa soo taraya ee  dowlad goboleedyada lasoo baxeen, waxayna u aragtaa inay duulaan...

Doorashadii Soomaaliland iyo Raadka Ay Reebtay?
Post

Doorashadii Soomaaliland iyo Raadka Ay Reebtay?

“Ummadyahay tiraa kaa gedmane wax isu geygeyso”. (Hadraawi iyo Tidiisa Gdugude)   W.Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Alle Mahaddii, doorashadii ka dhacday dalkeenna Soomaaliland nabad bay ku dhammaatay.  Muuse Biixi baa Madaxweyne dalka ka noqday oo caawa ba lagu negi yahay.  Werwerkeedii waxaa dhammeeyey Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro- oo ahaa ninkii, run ahaan, Muuse jagada ku la...

INANTAADA U GUURI!
Post

INANTAADA U GUURI!

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Saddexdii sano ee u horreeyay  Kacaankii 21ka  Oktoobar  (1969- 1972) markii xoogga dalku taliskii kala wareegeen dowladdii rayidka ahayd, shicbiga Soomaaliyeed sida rah xareed ku jra ayuu hees iyo mashxarad kala goyn waayay.  Xadhiggii xabsiga loo taxaabay madaxdii xukuumadda, wasiirro iyo xubnihii barlamaanka ka sokow ee shicbigu ku diirsaday, waxaa ka sii qiime weynaa rajada...

Post

Dood sharciyeed ku saabsan dhiibistii Qalbi-dhagax

W/Q Guuleed Macalin Siyaad Hordhac Taariikhdu markay ahayd 23kiiOgosto 2017, ayay dawladda Soomaaliya CabdiKariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ka soo taxaabtay magaalada Gaalkacyo oo Baydhaba si qasaba ugu wareejisay ciidanka Itoobiya ee halkaas jooga. Ciidankaasu waxay u sii gudbiyeen Itoobiya oo Qalbi-dhagax uu hadda ku xidhany ahay.  Arintaasu sida ay u khaldaneyd dadkuna uga soo horjeedday,...

Dib-u-milicsiga Kaydka WDN: DR.  KAYNAAN

Post

Dib-u-milicsiga Kaydka WDN: DR. KAYNAAN


W.Q. Saciid Jaamac Xuseen Odhaahda qoraaga: “Sheekadan Dr. Kaynaan oo bishii Abriil, 2010ka lagu daabacay degelka WardheerNews, saaxiibbo si gaar ah aanu isu tixgelinno, ayaa markay akhristeen, u qaatay in daktoorkaasi yahay qof jira oo aan aqoon u leeyahay.  Iyagoo iga ballanqaadaya in aan sirtaasi bixin, ayay si khaas ah iiga codsadeen in aan u...

Post

TAXANAHA TARJUMAADA AF SOOMAALIGA EE BUUGGA GUBAN: CUTUBKA 5aad

Jaalle Kacaan Qore: Cabdiladiif Cige Tarjume: Boodhari Warsame Maalintii xigtay ayuu Janankii u cid diray odaygii in uu u yimaado. Dabadeed Gacanyarihiisii ayuu u faray reerkii ina’adeerkii, si uu Tusmo u ogeysiiyo in Xoogsade oo laga soo wareejiyay xabsigii ciidammada lagu sii hayn doono saldhiga booliska degmada, ilaa amar dambe. Odaygii madaxa cillaannaa, isaguna mid...