W/Q Axmed Khaliif Soomaaliya yaa lahaa oo loogu yeeraa? “Dhulkii aan dad lahayn, dadkii aan dhul lahayn baa leh.” waxay ahayd halkudhaggii Yahuudda markii – sanaddihii 1920-48 – ay ku habsadeen Falastiin iyaga oo ka soo qaxayey Yurub (dhul dad leh) oo muddo dheer lagu dhibaateyn jirey. Waqtigaas dadka reer Falastiin ayaa gabey, sababtu sikasta ha ahaatee, in ay difaacdaan dhulkoodii hooyo, sida maanta Soomaalidu u gabeen dhulkoodii hooyo, Soomaaliya. Sidaas awgeed Soomaaaliya maanta waa dhul aan dad...
Masiibo Qaran iyo Hoggaan Fadhiid ah: Qaraxii Muqdisho
WardheerNews Marka dhibaato ku dhacdo dad iyo dal, khaasatan dhinaca amniga, caqligu wuxuu ina siinaya in la is weydiiyo: 1) Maxaa keenay dhibta, ayaa mas’uul ka ah ama ka dambeeyay 2) Sidee ayay ku dhacday 3) Maxaa looga hor tegi kari waayay (where was the security breakdown) 4) Qorshe ku aadan sidii looga gaashaaman lahaa...
Gabay: Tacaddi
W/T Xuseen Cabdi Xalane Anoo xaaladda Soomaali ku jirto madaxeyga daalisey in caqligu iga guurane qarka iga saran, ayaa Aw Xirsi oo nin Aftahan ah, oon aan jeclahay isku nimid. Kadibna gabaygan baan gocdey oo ku soo aadey qaraxii dhacay 14/10/2017 ee Xamar gilgley adduunkuna ka fajacay; Aw Xirsow tabaalaha adduun, tacadiguu keenay Halkay taallo...
Daraawiishta: Milicsi taariikheed
W/Q Cabdikriin Xuseen Hordhac Taariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin la’aan, inaha badbaadayna waxa ay ku badbaadeen gacmo shisheeye. Dhacdooyinka taariikheed ee sida aad ka ah wax looga qoray shisheeye iyo sokeeya ba waxa...
GEELA: BOQORKA XOOLAHA SOOMAALIDA (Qaybta 2aad)
W.Q: Shaafici Qaasim Nuur Qaybtii koowaad ee qoraalkan waxa aan kaga soo hadallay wax ka mid ah jacaylkii xad-dhaafka ahaa ee Soomaalidii hore geela u qabeen iyo weliba geela ay sidaas u jeclaayeen sida uu u hawsha iyo shiidaadda badnaa. Qaybtanna waxa aan ku soo qaadan doonnaa qaar ka mid ah tilmaamaha geeljiraha oo ah...
Taxanaha Tarjumada Af Soomaaliga ee buugga GUBAN: Cutubkii 4-aad Shirkii Garbacasta
Qore: Cabdiladiif Cige Tarjume: Boodhari Warsame Odaygii waxa uu soo gaaray gurigii waynaa ee uu deggenaa ninkii ay tolka ahaayeen ee sarkaalka sare ee millitariga ahaa. Guriga waxaa dhooban askar dharcad ah. Odaygii ayay salaameen markii uu guriga u sii dhaafayay, maadaama ay u yiqiinneen nin guriga wax badan soo booqda taliyahoodana ay tol wadaagaan....
Sooyaalkaaga Ilaasho: Qeybtii 3-xaad
W/Q Cabdalla Xaaji Cusmaan Qaybtanna waa tii saddexaad uguna dambaysay ee taxanaha Sooyaalka aan kaga hadlay sida ummadda Soomaaliyeed u xoortay gefkana uga gashay geesiyadii u soo halgamay xorayntooda iyo sida fudud ee cadawgu u sheegtay taariikhda iyo dhulka Soomaalida labadaba. Qaybtan u dambaysa waxaan ku soo qaadanayaa geesigii Cumar Samatar dagaalladii uu la galay...
Ababinta iyo Xannaaneynta Ubadka
W.Q. Cabdicasiis Maxamed Shidane Waxaa jira waxyaabo inta badan ay maanta isku khalado bulshadeennu, taasina waxey keentaa in kasmadii iyo nuxurkii sheygaas la xiriiray la marinhabaabiyo. Xannaaneynta Ilmaha iyo Tarbiyeyntoodu (abaabintu), had iyo jeer waa la isku khaldaa. Xannaaneyntu waa in aad daneyso muuqaalka kore ee ubadka, sida jidhkiisa wacan, labbiskiisa, cunto fiican iyo waxyaabaha...
Iyaba Waa Muslim!
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Inta carruurtu barkadda dabbaasha lagu baro ku jiraan, waalidiintuna waxay fadhiistaan jaranjarooyin iyagoo sheedda ka eegaya ilmaha. Soddonka daqiiqo ee ay goobta ku suganyihiin ee ay carruurta sugayaan qofba waxbuu isku maaweeliyaa. Badankoodu waxay ku fooraraan telefoonnadooda gacanta iyagoo ka dheehanaya baraha bulshada, halka kuwo kale ka akhrisanayaan wargeysyadii subaxdaas soo...
GEELA: BOQORKA XOOLAHA SOOMAALIDA
W.Q: Shaafici Qaasim Nuur Geelu waxa uu ka mid yahay afarta maal-adduunyo ee Soomaalidu haysashadooda ku hammiyi jireen. Waxa uu ahaa halbeegga ay ku cabbiri jireen hodantinnimada qofka iyo hantidiisa, ninkii kadin geel ah foofsadaana waxa uu agtooda ka ahaa mid loo soo joogsado oo arrinkiisa la aqbalo. Waxay u arkayeen in ninkii geel lihi...
