W/Q Cabdalla Xaaji Cismaan Waxaan qeybtii koowaad ee qoraalkaygan taxanaha kooban ku soo qaatay sida bulshada Soomaaliyeed iyo maamullada xilligan jira ay u lumiyeen sooyaalkoodii ay dhaxleen iyo godobta ay ka galeen taariikhda geesigii Imaam Axmed-gurey ee u soo halgamay xoraynta muslimiinta Geeskan Afrika oo Soomaalidu ka mid tahay. Qaybtan labaad waxaan ku soo qaadanayaa...
Maxaa kala qabsaday: Danjire Axmed Cabdi Xaashi ‘Xashare’ iyo Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre
W/Q. Siciid Jaamac Xuseen Hore ayaa degelkan ‘WardheerNews’ la iiga bartay qoraallo ku magacaaban “Safar Aan Jaho Lahayn”, anigoo uga gol lahaa in qeyrkay oo igaga habboon in ay iyana nala wadaagaan ama ummadda u soo gudbiyaan wixii xasuusqor ah ee ay hayaan. Weli ma hayo cid arrintaas u soo banbaxday, hase yeeshee waxaan la...
SOOMAALAAY, SOOYAALKAAGA ILAASHO: Q-1waad
W/Q Cabdalla Xaaji Cismaan 10kii bishii Oktobar 2012kii, wasaaradda waxbarashada ee Somaliland waxay si rasmiya ugu dhawaaqday in dugsiga ku yaal Hargeysa ee la yidhaa Axmad-gurey laga beddelay magacii, sababta loo dooriyey magaca may caddayn wasaaraddu. Sooyaalku waa dhaxal ummadi leedahay oo ay ka dheehato qarniyaal hore oo tegay wixii soo maray xumaan iyo samaan,...
Tixda Miski: Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay
W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne) Waxa aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha tixda Miski ee Xasan Cabdllaahi “Xasan Ganey” waa qoddobka mudanka ah ee ay ku aroorayso. Xasan tixdan naftiisa ayuu kaga hadlayaa oo duunkiisa, damiirkiisa iyo dadnimadiisa ayuu ka warramaa. Haddana waayaha ku heeraara iyo...
Taxanaha Tarjumada Af Soomaaliga ee buugga GUBAN: Cutubka 3aad- TOLKA
Qore: Cabdiladiif Cige Tarjume: Boodhari Warsame Waxaa jiray xeer aan qornayn laakiin ka mid noqday nolosha caadiga ah aadna saamayn ballaaran ugu leh dadka iyo dhaqankooda reer guuraanimada. Xeerkaasi waa kan dhigaya kala sarreynta iyo abtiirsiinyaha tolka. Abtirsiinyaha tolku waxa uu si qoto dheer u dhex galay xagga diinta, maammulka dawladeed iyo guud ahaan waxa...
Dimuqaradiyiintii ugu horreeyey ee Africa: Aadan Cabdulle Cismaan iyo Cabdrisaaq X. Xuseen.
W/Q Umayma Good Ayaandarrooyinkii ugu weynaa ee Afrika wajahdey gumeysigii ka dib, waxa ka mid ah in dalal badani markii ay gobannimada qaateen ay gacanta dib ugu galeen kaligood taliyeyaal, oo xukun jacleysigu waxa uu noqdey dhaqan ay madaxdii Afrika dhammaan yeeshaan. Taasina waxay keentay in Afrikaan badani u arkaan in hoggaanka siyaasaddu uu yahay...
Dr. Georgi Kapchits: Aqoonyahan Abaalmarin Innaga Mudan
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X.Xasan Arar: Qoraalkan waxaan jecelahay in aan si kooban ugu soo bandhigo Dr Geoergi Kapchits iyo kaalinta uu ka qaatay horumarinta afkeenna hooyo, anigoo ka gadaalna idiinku soo gudbin doona aragtiyaha ay qaar ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed ka qabaan aqoonyahankan. ——————— Aniga iyo Dr. Kapchits Markii aan wareysigii soo gabagabeynay ee...
Afka Soomaaliga iyo isbeddelka waayaha
W/Q Farad Sharmaarke Aqoonta ummad iyo adeegsiga afkeedu waa ay isku lammaan yihiin, waana arrin muuqata in ummadaha adeegsada afkooda ay had iyo jeer ka nolol sarreeyaan kuwa adeegsada af ayan lahayn xakameyntiisa iyo tixraac u sameyntiisaba. Taas micnaheedu maaha in uu jiro af isagu isaga filan dhan kasta oo aan afafka kale waxba kasoo...
Quudhsigan Gurracan (Maanso)
W.T. Abwaan Maxamed Hirad Haddaan gabayo tiriyoo Guubaabo mariyoo Xaqa iyo garsoor dhaho, Ma galeyso waanadu Dadka goortan joogaa Ma garowsanaayaan Goor fog oon la garanayn, Gacaalkood kuwii gabay Gooni ugu faquuqaye Guurkooda diidaye Xaajadaa go’aansaday Gar ilaah ma naqahayn Gaalo dhabna ma ahayn Muslim guudna ma ahayn Shaydaamaa gefkaa dhigay, Ibliisna wow gunaanaday Illaa...
Taxanaha Tarjumada Af Soomaaliga ee buugga GUBAN: Cutub-ka II: Xabsi
Qore: Cabdiladiif Cige Tarjume: Boodhari Warsame Yuusuf waxa uu la ashqaraaray magaalada, taa oo ay uga sii dartay sida ba’an ee uu u doonayay in uu mar uun uga gudbo nolosha reer guuraaga ah ee xoolajiridda iyo daajinta aan dhaafin. Carrigan dunida meelaha ugu qallafsan ka mid ah ayay ahayd halkii uu markii ugu horreysay...


