W.Q. Khaliil C/raxmaan Xasan Kuraasta fadhiga midka dheer ayuu ku jiifaa, iyadoo birkimooyinka dhabarka ugu jiraa kor u soo yar taageen qaarkiisa kore. Waxaa hor yaar miis meel bannaaan oo wax laga saaro aan lahayn. Wargeysyo si qaab darran u yaalla, Kitaabka gaalada (Bible) oo gaboobay , baakado yaryar oo dawooyin ka buuxaan iyo daasado...
YAA QORAY BUUGGA “MAANSADII TIMA CADDE”?
Odhaahda Tifaftirka Waxa ay horey u soo saartay WDN bishii Juulay 7, 2010, qoraal ku saabsan ururintii u horraysay ee maansadii Eebbe naxariistii janno ha siiyee Cabdillaahi Suldaan “Tima Cadde”. Kaasi oo ka jawaabaya su’aasha “Yaa Qoray Buugga Maansadii Tima Cadde”. Haddaba waxa bishii Juun ee sanadkan 2017 saxaafadda muuqaal ahaan uga hadlay Boobe Yuusuf...
Dhibaatada iyo Xalka Gaalkacyo
W/Q Cabdisalam Cali (Biligsey) Dhawaan waxaan ka qaybgalay shir lagu magacaabay “Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran” oo magaalada Muqdisho ka dhacay. Shirkaasi aad baa loo yimid; waxaa ka soo qaybgalay 220 oo isugu jira ergooyin, martisharaf iyo fududeeyeyaasha shirka (facilitators). Dadka waxaa laga soo daadgureeyey dalka oo dhan min Hargeysa iyo Berbera illaa Jubbaland. Maamulku xoog buu saaray...
Maxaa Qadar ka dhigay qaran quwad leh!
W/Q: Xasan Yuusuf Dhibyari jawaabtu waa garwadeen garaadleh oo doonaya in dadkiisu ku noolaadaan guul iyo gobinimo! Balse aan sii balbalaariyo. Iyada oo ay jiraan warar aad u xiisa badan sida natiijadii dhawaan doorashooyinkii ka dhacay dalalka Ingiriiska iyo Faransiiska, eedeemaha loo haysto madaxweyne Trump, warbaahinta reer galbeedku waxa ay aad u hadal hayaan qilaafka...
Hindisaha Kordhinta Golaha Wakiiladda ee Puntland “Laaka sagaaro raq bay istaraan”
W/Q Maxmaed Axmed (Moqor) Waxa maalmahan aad loo hadal hayay barraha bulshadda iyo fagaarayaasha fadhiyadda magaalooyinka waaweyn ee Puntland, hindisaha Madaxweynaha wakhtigiisu sii dhamaanayo ee mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu xusul duubka ugu jiro kordhinta golaha wakiilada ee Puntland. Kaas oo ka hor imanaya dastuurka Puntland oo ay dejiyeen xeeldheerayaal dhinaca sharciga iyo qaanuunka...
Hadalka wanaagsan waa sadaqo
W/Q Sh. Axmed Cabdisamad Hadalka wanaagsan ee macaan qalbiga iyo naftaba waa u roonyahay, farxad iyo rayrayn ayuuna ku beeraa, isjacaylka iyo isku kalsoonida ayuu xoojiyaa, wuxuuna meesha ka saaraa cuqdada, nacaybka, kala shakiga iwm. Wuxuu sare u qaadaa niyadda (mooraalka) iyo hanka qofka iyo bulshadaba. Wuxuu qeyb weyn ka yahay xoojinta xiriirka bulshada iyo dhismaha...
Mucaarad iyo Muxaafid
W/Q Dr. Cabduraxmaan Baadiyow Waxaa muuqata in dadka Soomaaliyeed intooda badan ay ka khaldantahay fahamka siyaasadda, taas oo halis ku ah soo celinta dawlad Soomaaliyeed oo dadka ka dhaxeysa. Dawlad jriitaankeeda waxa aasaas u ah oo ay ka kooban tahay dhul xududiisa la yaqaan, shacab ah muwaadiniin, maamul ka kooban hay’adaha dawlada oo dhan. Caalamka...
Geeddisocodka dhaqaalaha Soomaaliyeed
W/Q. Maxamad Dalmar Odhaahda tifaftirka: Dad badan oo ku xeel dheer arimaha Soomaaliya, ayaa aaminsan in burburka iyo dhibaatooyinka ka dhacay Soomaaliya ay gundhig u aheyd ama u tahay maamul xumo ku timid dhinaca dhaqaalaha iyo hantida dalka (public financial mismanagement). Haddaba war bixintan uu soo diyaariyay Md. Maxamed Dalmar, oo ka hor burburkii dowladdii...
Waraysi: Xuseen Cabdi Xalane (Xalane)
Odhaahda Tifaftirka: Waxaa noo suurta gashay in aan waraysi taabanaya dhinacyo badan oo Suugaanta ah in aanu la yeelano Mudane Xuseen Cabdi Xalane, oo ah Abwaan gabayaa ah, si aad ah-na loogu qadariyo Suugaanta Soomaalida. Abwaan Xalane waxa uu in badan ka soo shaqeeyay ha’addaha samafalka. Waxa kale oo uu Xalane horey u noqday Wasiirka...
Aqbala Xaqiiqada!
W.Q. Mahad Cumar Ducaale. Nin la oran jirey john maynar keynes ayaa laga hayey oraah taariikhda gashay oo ahayd “ when the facts change I change my mind” oo micneheedu yahay ; marka ay xaqiiqooyinku isbedelaan ayaan maskaxdayda bedelaa. Hadalkani waa hadal gun iyo sal ballaaran oo dhab ahaantii haddii indha quraanjo lagu eego wax badan...




