Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 51
Post

AL-SAADICUUN BIL XAQ: MA URUR DIIMEED CUSUB BAA?

W/Q. Cabdiraxmaan Cilmi Xaashi Dhawaan waxaa Soomaaliya aad looga hadal hayaa urur diimeed isku magacaabay Al-saadicuun bil xaq. Waxaan isku dayey inaan xaqiiqada raadiyo .Waxaan dhageystey cajalad nin ayaga ka tirsani internetka soo dhigay, kaasoo ku faahfaahinaya waxa ay yihiin iyo ujeeddadooda. Waxaa hadalka ninka kasoo baxay in ururkani yahay wahaabiyada qolo ka mid ah,...

Post

Talo soo jeedin ku saabsan wax sixitaan

W/Q Muxammad khaliif Xirsi Aniga oo soo xiganaya ballanqaadkii Ra’iisul Jamhuuriye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ee ahaa maamul wanaagga iyo u gurmadka abaaraha ayaan soo jeedinayaa erayo iga ah wax sixitaan oo kaliya. Ra’yigayga gaaban, ilama habboona in aynnu xilligaan adag aynnu kharaj iyo wakhti ku luminno shirar u eg...

LABO HALAC OO KALA DARAN! (Sheeko Gaaban)
Post

LABO HALAC OO KALA DARAN! (Sheeko Gaaban)

W.Q. Aadan Makiina Waa xilli waaberi ah, carruurtiina wey baahanyihiin. Hooyadood, Mama Mwikali waxaa la soo deristay xaalad adag maadaama aysan faraha ku hayn wax raashiin ah oo ay ilmaha dabka u saarto. Yar iyo weynba waxay ku dhawaaqayeen, “Mama ee tunataka chakula” (hooyooy cuntaan rabnaa). Odeyga Mwikali ay wada noolyihiin oo lagu magacaabo Kioko...

WAR AAN  LA  HUBSAN, WAA  LAGU  WAREERAA
Post

WAR AAN LA HUBSAN, WAA LAGU WAREERAA

W/Q Cabdalla Xaaji Cusmaan Bishii May ee sannadkii 2000 waxa Jabuuti laga aasaasay shirkad aan iyada oo kale horey Jabuuti looga furin, waa mid hawsha ay qabanayso ku cusub tahay dhaqanka reer Jabuuti iyo Soomaali oo dhanba. Waxa iska leh nin horey askarta uga tirsanaan jirey oo la yidhaa Geeldoon Cumar oo loo yaqaan Saarre. Mar...

MARTIDII LA EEDAY!  (Sheeko gaaban)
Post

MARTIDII LA EEDAY! (Sheeko gaaban)

W/Q: Shaafici Qaasim Nuur Marti leyl-dhexaad timi hadduu luun ka rogi waayo Ragannimo luddiis kuma jirtee, liicyaye ogaada (Af-durdur) ………………………………………………….. Waa casarliiq, cadceedduna godkeeda ayay baalka lasii gelaysaa. Haweenku waxay ku hawlan yihiin in aan adhiga iyo maqashu isku baxsan ama is jaqin. Wiilkii geela eegayayna dhengedda ayuu soo saaraa isaga oo ugu heesaya: Haleel...

Islaam Nacaybka iyo Mooshin 103
Post

Islaam Nacaybka iyo Mooshin 103

W/Q: Cawaale Xuseen Dastuurka Kanada waxaa asal ahaan ansixiyey Baarlamaanka Biritishka 1867kii. Isla baarlamaankaa ayunbaana lahaa awoodda wax lagaga badali karo dastuurka. 1980kii ayey Kanada bilowday olole ay awoodda wax ka badallida dastuurka kula soo wareegayso.  Guddi baarlamaani ah oo ka socda xisbiyada siyaasadda oo dhan ayaa arintaa loo saaray. Guddigaasi waxa uu  tixgaliyey 1,200...

Post

Wareysi: Dr. Georgi Kapchits

Odhaahda Tifaftirka: Waxaanu akhristayaasha WardheerNews la wadaagaynaa waraysi xiise badan oo aanu la yeelanay Dr. Georgi Kapchits oo ah khabiir aad isugu taxalujiya ururinta iyo baadhista afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dr. Kapchits waxa uu ka waramayaa suugaanta iyo maahamaahyada Soomaalida iyo barashadiisii Afka Soomaaliga. Waraysigani waxa uu horey ugu soo baxay WardheerNews bishii Janaayo...

Soomaaliya iyo Abaaraha: Isbarbardhigga abaartii Dabadheer iyo abaartaan Siman iyo talo soo jeedin
Post

Soomaaliya iyo Abaaraha: Isbarbardhigga abaartii Dabadheer iyo abaartaan Siman iyo talo soo jeedin

W/Q Dr. Axmed Dalmar Maqaal hore ugu soo baxay WardheerNews, waxaan kaga hadlay abaartii Dabadheer kaalintii ay ka qaateen takhaatiirtii Xoogga Dalka Soomaiyeed iyo guushii laga gaaray. Waxay iga ahayd bogaadin takhaatiirtaas iyo dowladdii markaas jirtay. Inkastoo aan dul maray, maqaalkaas kuma soo qaadin wax dhaliil ah ama daldalooladii jirey oo waxaan weli aaminsanahay guud...

Abaartii Dabadheer, 1974-1975: Xeryihii Gargaarka, Beer iyo Caynabo iyo Kaalintii Takhaatiirtii Xooggii Dalka Soomaaliyeed
Post

Abaartii Dabadheer, 1974-1975: Xeryihii Gargaarka, Beer iyo Caynabo iyo Kaalintii Takhaatiirtii Xooggii Dalka Soomaaliyeed

W/Q Dr. Axmed Dalmar Odhaahda Tifaftirka: Guud ahaan Bariga Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, waxaa saamaysay Abaar ba’an ( 2015) oo loogu magac daray “Siman”, taasi oo sintay xoolo iyo dad-ba. Dad lagu qiyaasay 6.2 milyan ayaa la sheegey in ay la il daran yihiin macaluul, islamarkaana qarka u saaran in ay gaajo u dhintaan. Abaartan...

Post

Dhiigbaxa Magaaladii Gablanka Ahayd!

W/Q: Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Waxaan imid magaaladan Gaalkacyo beri-samaadkii anoo fasax ka ah iskoolka markii iigu horraysay ee aan arko. Waxyaalihii quruxda badnaa ee aan weli xasuusto waxa ka mid ahaa siday dadku isugu dhex jireen, siday dhallintu u wada noolayd, siday hablaha iyo wiilashu u haasaawi jireen, masjid jaamacu u shammirnaa oo xadrada...