W/Q Maxamuud Cabdillaahi Dawladda Turkiga ayaa dhowaan u magacawday Danjiriheedii hore Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Md. Olgan Bekar, in uu noqdo ergayga dhexdhexaadinaya Soomaaliya iyo Soomaaliland; taas oo ay soo dhoweyeen labada dhinacba. Ilaah Mahaddii. Kolkaa waajib ayey noqotay in dood iyo munaaqasho laga sameeyo iyadoo la adeegsanayo warbaahinta casriga ah. Inkastoo warqaddani aanay u qalin qaadan...
QARAXYADA HAL GACAN MA FULISAA?
W/Q Yacquub Xayir Marka hore rabbi ha janneeyo, dadkii i ku naf waayey weerarradii bahalnimada ah ee kooxaha nabad diidka iyo Diin rogaalka ahi ay ka geysteen gudaha magaalada muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya. Magaalo madaxda dalka ee Muqdisho waxay noqotay magaalo ehel u ah; dil, dhac, qarax,kufsi, ku qabso ku qadi mayside iyo waliba...
Fallanqayn: Sida Madaxweyne Deni ugu guulaystay doorashada Puntland ee 2019-ka
W/Q Axmed Bashiir Waa kuma Siciid Cabdullahi Deni? Siciid Cabdullahi Deni waa ganacsasde isu rogay siyaasi. Wuxuu ku dhashay, kana dhigtay waxbarashadiisa illaa heerka koowaad ee jaamacadda magaalada Muqdisho. Ka dib wuxuu galay jaamacad ku taal Malaysia oo uu ka qaatay shahaadada heerka labaad ee jaamacadda. Ganacsiga ka sokow wuxuu ahaa qofkii ug horreeyay ee...
Gobannimo iyo Garasho
W/D: Idiris M. Cali Bisha koowaad, Sanni (Isniin) kasta oo saddexaad, waxaa dalka Maraykanka laga xusaa Maalinta Adeegga ee Dr. Maartin Luuder Kiing Yr. Yuu ahaa hanadkan madow, ee nabadda ka dhigtay gaashaanka, islamarkaasna ka tuntay galacyada uu cunsurigii nooga yureeyay? 15ka Jannaayo 1929 ayuu ku dhashay Adlaanta, Joorjiya. Waxaa iska dhalay wadaad iyo bare,...
Hoggaanka Iyo Xukuumadda Dawlad Degaanka Soomaalida: Falanqayn Iyo Talooyin
W.Q. Xasan Keynaan Lix bilood ayuu Madaxwayne yahay Mudane Mustafa Maxamad Cumar. Xukuumaddiisuna intaa way ka da’ yartahay. Hase yeeshee waxaa durba dhan walba kaga imanaya hadallo iyo qoraallo diiradda saaraya hoggaamintiisa shaqsiga ah iyo wax-qabadka xukuumaddiisa. Shaki igagama jiro in dad badani ay dooddoodu ka imanayso dareen iyo aragti ugu muuqda wanaag. Qaar waxay...
Madaxweyne Mustafe: Alifkii Kaa Xumaadaa Albaqruu Ku Dhibaa!
W.Q. Faysal Cabdi Rooble Maamulka Madexweyne Mustafa Cumar waxa lasoo darsay culayso fara badan, waxaana sal u ah saddex arrimood: (1) Waxa xafiiska lagu keenay si aan sharciga waafaqsanay (sidii baarashuudka ayaa xukuumada lagu soo dhex tuuray); (2) Deegaanka Soomaalida oo Fedaraalku farogalin xad-dhaafa ah ku hayo; iyo (3) Fakir qaldan uu Mustafa la yimid...
Fan Magoolay!
W/Q. Cabdicasiis Guudcadde “Booqasho keliyaa, badh iga hadhayee, bagoo aanad ina soo bariidiney.” Erayadaas oo keli ah ayaa badweynta fanka Soomaalida ku soo daray qoftan baxaalliga ka noqon doonta badweyntaa. 1961 weeye sannadku. Raadyaw Hargeysa guddida ka socota, ee uu hoggaanka u yahay Cali Sugulle Duncarbeed, ayaa imtixaan ka qaadaya. Magaceeda ayaa la wayddiinayaa. Si...
ONLF: TANAASUL MISE TAAKTIKO CUSUB?
W.Q. Cabdulqaadir Jaamac Xuseen Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya [JWXO] waxa la aas-aasay sannadkii 1984-kii. Hal qarni kadib kolkii la qaybsaday dhulkeenna ayaa ay kowsatay. Waxay kii afraad ka noqotay dhaqdhaqaaqyo xornimo udirir waddaniyiin ah oo ka dagaallamay dhaxal-wareegga Ogaadeenya [Daraawiish, OLF-Nasrullaah, WSLF iyo ONLF], waxayna noqotay tii ugu cimriga dheerayd [34 gu’ jir]. Sooyaalka Itoobiyada...
Xujooyinka Horyaalla Dowladda Federaalka Soomaaliyeed
W.Q. Liibaan Axmad Booqashadii uu Xoghayaha Gaashaanidhigga ee Biritayn, Gavin Williamson toddobaadkii hore ku tagay Hargeysa waa tilmaan muujinaysa in kalsoonidii ay dowladda Biritayn ku qabtay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ay sii yaraatay. Sanadkii 2012kii ayay dowladdii uu hoggaaminay David Cameron abaabushay Shirkii London ee Soomaaliya. Shirkaasi wuxuu dhabbaha u jeexay soo gabagabayntii dowladdii ku meelgaarka...
Doorashada Puntland 2019 – ma tuurnaa qabiil oo dooranaa Dr. Cali Ciise Cabdi
W/Q Axmed Bashir Madaxda Puntland, gaar ahaan maamulka Cabdiwali Gaas ee hadda xukunku ka dhamaanayo, waxay caan ku noqdeen wax qabad xumo, musuq-maasuq, qof iyo qabiil jeclaysi, isla xisaabtan la’aan, iyo maamul xumo,. Intaas oo dhibaato markay is biirsadeen waxay keeneen bur-bur dhaqaale, sicir barar, qiimo jab ku yimid shilling Soomaaliga, ammaan xumo, waxbarasho aan...


