Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 37
WASIIRAD KHADRA A. DUCAALE – AFKAAGA CAANO LAGU QABAY
Post

WASIIRAD KHADRA A. DUCAALE – AFKAAGA CAANO LAGU QABAY

W/Q. Cabdi Dagal Faahiye Wasiiraddii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Khadra A. Ducaale, waxay soo dhigtay baraha bulshada qoraal aad u qiimo iyo qaayo badan. Qoraalkaas wuxuu muujiyey geesinimo, waxgaradnimo, iyo isxilqaan laga waayay ku dhawaadka 70ka xubnood ee Golaha Wasiirada marka laga reebo Wasiirad Drs. Maryan Qaasim iyo Wasiir Cabdifitaax Ibrahim Geesey oo iskood isku...

Afku waa Furaha Horumarka
Post

Afku waa Furaha Horumarka

W/q: Faarax X. Maxamed Canbaashe Sannadkii 1999 ayaa hay’adda UNESCO waxay u astaysay 21ka Feebaraayo Maalinta Caalamiga ee ‘Afka Hooyo’. Qeexitaanno kala duwan ayaa laga bixiyaa ‘Afka hooyo’. Mar waxa lagu macneeyaa afka ugu horreeya ee ilmuhu guriga ku barto, kaas oo uu inta badan ka barto labadiisa waalid ama midkood. Waxa marar kale looga...

Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya muxuu salka ku hayaa?
Post

Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya muxuu salka ku hayaa?

By Axmed Bashir Dawladda Kenya waxay si lama filaan ah ugu dhawaaqday inay dib ula soo noqonayso safiirkeedii fadhiyay Soomaliya, ayna amartay safiirkii Soomaaliya ee fadhiyay Kenya inu si deg-deg ah uga baxo waddankeeda. Tallaabadaan waxay yaab iyo amakaag ku noqotay dawladda iyo dadwaynaha Soomaalida, waayo ma jirin xiisad wayn oo taagnayd oo u baahnayd...

Bankiga Dhexe qaylaa ka soo yeertay
Post

Bankiga Dhexe qaylaa ka soo yeertay

W.Q. Maxamad Dalmar Baryahaan dambe waxaa kacday xiisad ku saabsan nin ajnabi ah oo loo magacaabi rabo inuu noqdo Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, sharcigii bankigana daraadiis loo beddelay. Qayladhaan ayaa ka soo yeertay baraha bulshada iyo bogagga internetka Soomaaliyeed, iyo goobaha lagu qaxweeyo oo wararka la isku dhaafsado. Dadka intiisa badan waxay dhaliil kulul,...

MEEL ISKA DHIG MAGACA AL-SHABAAB: FEKERKOODA KA WARRAN?
Post

MEEL ISKA DHIG MAGACA AL-SHABAAB: FEKERKOODA KA WARRAN?

W.Q: Dr. Mehdi Suufi Toddobaad ka hor ayaa waxaan ku dul-kufay maqaal uu BBC da ku qoray Frank Gardner, wuxuu ku lafoguray suurtaggalnimada in fekerka jihaadiga qulquladaysan ee Bariga Dhexe uu sii jiri doono. Waan la qabaa saadaashaas, laakiin waa muhiim in baaris dheeraad ah lagu sameeyo sida ay ku suurtaggalayso in uu sii jiro...

Somaliland: Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa Waa Dhib iyo Hadimo
Post

Somaliland: Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa Waa Dhib iyo Hadimo

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Waa dhif iyo nadir maalin aanay madaxda Somaliland ka soo yeedhin hadallo duraya Xamar iyo in Somaliland ka madax-bannaan tahay Soomaaliya. Marka aad maqasho erayadadooda waxa aad is odhan, haddaarka ay muujinayaan dartii, meelna iskama taabtaan maamullada Hargeysa iyo Xamar, laakin cusbo ku qaado weedhahooda. Si aan u biniinixino dulucda maqaalka,...

Post

Miskiin baa Misko la fuulo leh!

W.Q. Cabdixakiin M. Maxamuud “Marayare” Intii Warbaahinta bulshadu xoogaysatay waxa isbartay Soomaalida iyo culumadooda. Su`aal weyn baa sida daruurta dultaagan oo aan dhinacna uga leexanayn culumadeena. Alle ka cabsiga iyo ka fogaanta dilka muslinka iyo xoolaha agoonta waxa ay u sheegaan oo keli ah dadka shacabka ah iyo fuqurada aan hubaysnayn. Alshabaab oo ah koox...

Booliqabeenka Soomaaliyeed
Post

Booliqabeenka Soomaaliyeed

W.Q. Libaan Axmed Sanadkii 1989kii ayuu Siciid Cismaan Keenadiid, oo hadda dhowr sano mootan, maqaal ku soo qoray Codka Macallinka, wargeys xilliyeed Wasaaradda Waxbarashadu soo saari jirtay. Cinwaanka maqaalku wuxuu ahaa: Hadduu jiri lahaa geel dadweyne. Qoruhu wuxuu la yaabay sida aysan Soomaalidu uga dhiidhiyaynin lunsashada hantida dadweynaha oo ay dowladdu u xilsaaran tahay ilaalinteeda....

Botswana: Waa tuma? Maxay ayaynu se ka baran karnaa?
Post

Botswana: Waa tuma? Maxay ayaynu se ka baran karnaa?

W/Q Cabdirisaaq Baraag ‘Botswana’ waxa gumaysan jiray wax qarni ku dhaw (1885-1966) oo ay madaxbanaanideeda ka qaadatay Great Britain 30 Sibteembar 1966. Waxa ay dhacdaa Koonfurta hoose ee qaaradda Afrika. Waa dal aan xeeb lahayn waxayna daris la tahay oo ay xadad la leedahay Koonfur Afrika, Nabibia iyo Zimbabwe. Ingiriisku intii ay gumaysanayeen waxa ay...

Xamar Baa Looga Yeedhay!
Post

Xamar Baa Looga Yeedhay!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Wax cirkasoodhac ah ma aha in Soomaaliya sannad walba calanka u siddo musuqmaasuqa waddamada dunida  oo dhan. Musuqu waa qayb dhaqankeenna ka mid ah siiba marka ay noqoto xagga maamulka dawladda. Waa cudur aan daawo lahayn, islamarkaana aynaan rabin in la daaweeyo. Waddaadada Wahaabiyada oo burburkii wixii ka dambeeyay iyagu ahaa...