Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 34
Saddexda Af Iyo Adeegsigeenna!
Post

Saddexda Af Iyo Adeegsigeenna!

(SOOMAALIGA, CARABIGA IYO INGIRIISKA QORAAL IYO AKHRIS) W/Q: Maxamed Nuur Shire Xirfadda qoraalka waxaa hubaal ah iney u baahantahay wax akhrin, kolka uu qofku wax akhriyana waxaa kobca ogaanshihiisa, waana suurtagal in wixii uu ogaaday uu qoraal u rogo. Dadka Soomaalida ah xilligan afafka ay akhrinta iyo qoraalka u adeegsadaan waa saddex af. Soomaali, Carabi...

Xeerka Abtirsiinta Erayga Af-Soomaaliga
Post

Xeerka Abtirsiinta Erayga Af-Soomaaliga

W/Q Aw Cabdiqani Xasan Muxumed Waxaan akhriyey oo aan aad u dhuuxay buugga magaciisu yahay “Abtirsiinta Erayga Afsoomaaliga” ee uu qoray Caliqeyr Muxumed Nuur. Bilowgii waxa ugu horreeya ee i soo jiitay waa maabka dusha sare, markii dambe ayaan gudaha buugga ka ogaan doonaa in qoraagu ula jeedo qariidadda af Soomaaliga. Taasina sax ma aha...

Hababka fudud uu ku gaaro waxmataruhu kursiga madaxtinnimada!
Post

Hababka fudud uu ku gaaro waxmataruhu kursiga madaxtinnimada!

W/Q: Aadam Salaad – Badiic Qiyamka bulsho leedahay ayaa waxa kadhasha hab-dhaqanka siyaasadeed ee bulshadaasi ku dhaqmayso. Hab-dhaqanka siyaasadeed ee bulsho kastana waxey leedahay xeerar & hagayaal gundhig ay u yihiin qiyamka guud ee bulshadaasi. Waxmataraha kurisga madaxtinama ku fariista ama derejada uu bulsho hoggaaminayo gaara, waxaa is dabooli waaya markasta, shaqada siyaasadeed ee laga...

Sirtaada Ganacsi isku si uga ilaasho cid walba
Post

Sirtaada Ganacsi isku si uga ilaasho cid walba

W/Q Axmed Bashir Soomaalida waxaa lagu tilmaamaa dad aan wax qorin waxna aqriyin taasoo loogu yeedho (oral society)  iyagoo sokeeye iyo shisheey, qofka ay garanayaan iyo saaxiiba isku si ugu warrama. Waxaa jira dhacdooyin dhowr ah oo noloshayda isoo maray oo aan had iyo jeer ka fakaro, aanna jeclaan jiray inaan mar uun wax ka...

Ibraahim Bur-Saliid- Aqoonyahan aan xarig mudnayn!
Post

Ibraahim Bur-Saliid- Aqoonyahan aan xarig mudnayn!

Dr. Cabdulfitah Nuur Axmed (Ashkir) Galabnimo khamiis ah, oo ay taariikhdu ku beegnayd 6/6/2019 waxaan si kadis ah uga war-helay -anigoo daalacnaya bartayda aan ku leeyahay Fecebook-ga- in Dr.Ibraahim Qaasim Faarax (Bur-Saliid) loo taxaabay xabsi ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dhacdadaas lama filaan bay igu noqotay, waxaa wer wer igu abuuray xarigga saaxiibkey...

Post

Socdaalkaygii Puntland (Qaybtii 3aad)

W.Q. Faysal Cabdi Rooble Amnigu waa Aasaaska Nolosha Ka hor intaanan u gudbbin Qardho iyo Bosaaso, waxaan u dhabo-galay astaamaha gaarka u ah Garowe iyo horumarka bulshada. Nabadda ayaa kow ka ah horumarka magaaladaasi.  Bulsho ma dagto mana najaxdo haddaanay nabadi jirin. Garowe nabaddeedu kama liidato tan magaalooyinka casriga ah ka jirta; Nayrobi iyo Addis...

Weligaa Sidan Ilaah ma kuu Fashilay?
Post

Weligaa Sidan Ilaah ma kuu Fashilay?

W.Q. Cabdullaahi Janno Waxaynu ahayn juhulo…. Deriska waynu xumeyn jirnay…. Kaayaga awoodda leh wuxuu ku tuman jiray midka tabarta yar. ~ Asxaabi Jacfar ibn Abii Daalib Nin tuug ahaa ayaa wuxuu la safray nin sitay kuus dahab ah. Habeenkii waxay seexan jireen geed hoostiisa. Tuugguna wuxuu baarbaaran jiray shaatigii ninka. Markay tuuggii isugu darsantay dhafar...

Khariidaddii Itoobiya: Ma sir fakatay baa! Mise qalad dhacay?
Post

Khariidaddii Itoobiya: Ma sir fakatay baa! Mise qalad dhacay?

Dr.Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Sabtidii la soo dhaafay, taarikhduna ahayd: 25/5/2019, waxaa baraha bulshada ay Soomaalidu adeegsato hareeyay, guux dhawaqiisu gaaray meelo fog, aragtiyaduna ku kala qaybsameen. Kaasi oo ka dhashay khariidad ay wasaaradda Arimaha Dibadda – dalka aan jaarka nahay ee Itoobiya-   ku daabacday boggeeda rasmiga ah ee Internet-ka.  Khariidaddaas oo inta badan Soomaaliya...

Fursadaha iyo caqabadaha dhallinyarada Soomaaliyeed
Post

Fursadaha iyo caqabadaha dhallinyarada Soomaaliyeed

W/Q Maxamed xuseen Dhallinyaradu waa xoogga waddan kasta, waxa ay qayb muhiim ah ka yihiin hantida ugu muhiimsan ee waddan leeyahay. Afrika waxaa la qiyaasaa in 70% bulshadeedu dhallinyaro tahay, halka Soomaaliya si lamid ah bulshadeedu 65% dhalin yaro tahay. Dhallinta Soomaaliyeed, waxa ay la tacaalayaan shaqo la’aan, amni xumo, tayada waxbarashada waddanka oo hooseysa,...

Socdaalkaygii Puntland (April 23-29, 2019) Qaybtii II
Post

Socdaalkaygii Puntland (April 23-29, 2019) Qaybtii II

W/Q Faisal Cabdi Rooble Xili waaberi ah, taariikhduna ahayd Abriil 23, 2019 ayuu igu soo kalahay saaxiibkay Wasiir Juxa. “Toos ayaynu Gegada Dayuuradaha Nayroobi u aadaynaa,” ayuu iigu bishaareeyey.  Wax yar hadaanu joognay Gegada, mar ay barqo ku dhowdahay ayey dayuuradii (Freedom Airlines) dulimaadkeedii bilowday. Waan yar seexday intii aanu hawada ku jirnay. Waxaanse ku...