“Ka shaqaynta luuqadda iyo suugaanta waa sida kaliya ee jiritaanka Soomaalida lagu badbaadin karo.” Dr Afrax Waxaa wareysiga qaaday: Dr.Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Muddaba waxaan ku hawlanaa qorista buug aan leeyahay oo cinwaankiisu noqon doono: “Wareysiyadeydii: Hal-door Soomaali iyo Ajaanibba leh” waa daligii iyo mirihii iiga soo go’ay tacabkaygii weriyenimo; ama “mihnadda mashaqada iyo daalka”...
Dawlad Hoose: Dan iyo Dareen
W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud Hordhac Dawladda Hoose waa hay’adda dawladeed ee dadka ugu dhaw. Waxay u xilsaaran tahay daryeelka iyo u adeega dadka deegaanka. Adeeg bay bixisaa aan laga maarmin. Dadka deegaanka ayaa ku tiirsan adeegyada kala duwan ee ay bixiso, la’aantood na, noloshu ba cidhiidhi bay gali lahayd. Dadweynaha iyo dawladda hoose ma kala...
Socdaalkaygii Geeska Afrika iyo Sawirka Guud
W/Q Faysal Cabdi Rooble Socdaal labo usbuuc qaatay ayaan ku gaadhay Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo Kenya. Waxaan idin la wadaagi doonaa guud ahaan saddex arrimood oo ku aaddan (1) xaaladda guud ee Puntland iyo xaaladda siyaasadeed; (2) mashruuc guryo dhis ah (mashruuca Green City of Bosaaso ama Degmada Cagaaran ee Bosaaso); iyo (3)...
JIIFTO: TUSAN
W.T. Idiris M. Cali Tixdani waxa ay la hadlaysaa qof kasta oo innaga mid ah oo ay daashatay tegnoolajiyadda casriga ahi, gaar ahaan adeegyada aynu ugu yeerno, “baraha bulshada.” Shaki ma leh in adeegyadani sida shilinta wakhtiga inooga jaqaan, waaba waxa loo samaystay!, misana iskama fujin karno oo waannu la qabsannay, halkaas oo aynu ku...
Tusmadii Warmahaye: Sheeko Gaaban
W/Q Cabdullaahi Xaaji Saciid Odhaahda Tifaftirka: Sheekadan Warmahaye waxay dhinac socotaa oo ay ku lammaan tahay sheekadii Waasuge, oo horey ugu soo baxday WardheerNews. Waasuge oo uu curiyay qoraa Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud waxay ka hadlaysay nin nabad doon ah oo lagu magacaabo Waasuge, Haddaba sheekadan Warmahaye waxay iyaduna ka hadlaysaa isla sheekaadii Waasuge waxayse iftiiminaysa...
Tusmadii Waasuge: Sheeko Gaaban
Qallinkii: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud Dhaqanka Soomaalida, ma hawl yara in qofku tolka ka fikir duwanaado, gaar ahaan waqtiyada colaadaha. Maalmaha durbaanada colaadaha la tumayo, xummadda qabiilkuna ay halka u saraysa marayso, qofka cagta inoo dhiga yidhaa, waxa inta badan loo arkaa fulay bilaa damiir ah oo aan dhiig iyo dheecaan toona lahayn. In qofku si...
Heello: Dawladnimo
W.T. Idris M. Cali Tixdani waxay soo baxday 18ka Abriil 2019. Waxayna hummaagyo isku dhafan ka bixinaysaa dawladnimada (hoosta ka akhriso dulucdeeda, oo ah sida qoruhu ismoodsiiyay). In ay tixdu curato waxaa horseeday xurguftii Goodax iyo Deni ku dhex martay arrinkii imtixaannada, siiba aaraa’dii Deni ee ahayd (sid), “Dawladnimadii lama yaqaan!” Waxay tiri: I ...
Qaranimo Wax Inoo Gooya Ma Jiraan
W/Q: Maxamed Nuur Shire Galab dhaweyd aniga oo inta koob casariye ah qac ka siiyey oo barnaamij aan dhegeysanayey uu meel dhexe ii marayo, ayaa waxaa ila soo fariistay nin aqoonyahan ah oo aan jaal nahay. Kolkii aan in cabbaar ah sheekeysaneynay ayaa waxa uu ii soo jeediyey inaan wax ka qoro mowduuca magaciisa aad...
Reer Puntland oo laga sifaynayo hay’adaha Dawladda Federaalka
W/Q Cabdi Dagal Faahiye Taniyo intii la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajo, bishii Febr. 8, 2017, waxaa si xoogleh usoo if-baxday in dadka reer Puntland ee ka shaqeeya Hay’adaha Dawladda Federaalka ah si gaar ah loo beegsado. Muddadaas kooban ee Dawladdu jirtey, waxaa xilalkoodii waayey tiro badan oo reer Puntland ah oo isugu jira diblomaasiyiin,...
AAMINA AXMED: HORSEEDKA GUUSHA
W.Q. Maxamed Cabdidheere ……..hablo weerar gali kara, hablo geela dhicin kara, hablo geesi dili kara, hoobeey gobonimo hanan kara, hablo talada goyn kara, garta madal ka niqi kara, garashada isaga mida, hobeey quruxdana ka wada gobaheey geeskeena mooyee gayi kale ma joogaan. abwaan hadraawi. Gobi waxay ku dhaqantaa, garab waxay ka dhigataa, gallad waxay ku...







