Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

Tiraab-curinta Toolmoon: Qoraallo Gaagaaban(2)

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen M A A N K A  MAANKA bani’aadmiga lama soo taaban karo salkiisa.  Muggiisa lama qiyaasi karo.  Wax walba inuu ka faalloodo ayuu isku dayaa.  Cucubka wuu ku curyaamaa.  Cabsida iyo abhinta wuu ku naafoobaa.  Is-dhiibidda … Continued

Mustafe Cumar: Ma waxa la mooday, Mise waxa uu Yahay?

W,Q. Maxamed Heebaan In kasta oo Mustafe Cumar, kusimaha madaxweynaha degaanka Soomaalida itoobiya gumaysato, uu yahay nin mutacallim ah oo wax bartay, haddana, nasiib darro, aqoontiisa dadkiisa ugama faa’iidaynin. Markii uu Mustafe talada qabtay, wuxuu billaabay inuu isticmaalo hal-kudhegyo iyo … Continued

Tiraab-curinta Toolmoon: Qoraallo Gaagaaban

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Daandaansi  oday  iyo wiil  digtoon Nin baa wiil iyo gabar wada fadhiya ku soo baxay.  Labadaba waalidkood si fiican ayuu u garanayey.  Wiilka aabbihii iyo ninka xunguruf ayaa ka dhexaysey; dhallinyaraduse lama ay socdaan.   Ninkii … Continued

Hargeysa: Hoygii Qoraalka!

Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Ammin lagu hilaadiyo laba toban-tirsi( labaatan sano ka hor) ayaan akhrin jiray qalinlayda Carabta oo yidhaahda: Qaahira ayaa wax qorta, Bayruudna way daabacdaa, halka Khartuumna ay akhriso.  Imminka, geyiga Soomaaliyeed waxaa ugu wax soo saar … Continued

Buurta Iyo Bajaajlihii Yaraa!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X.Xasan Laba maalmood ka hor dhalinyaro Amxaaro iyo Tigree isugu jirta ayaa lagu qabtay magaalada Goday iyagoo dhacaya bakhaar  la sheegay in ay ninkii hayay qataareen (sixreen) ka dib markii ay wax taabsiiyeen.  Tuugadan ayaa dad shacab … Continued

Cudurka COVID-19 Iyo Magac-bixintiisa Af Soomaaliga

W.Q.  Dr Yaasiin Cabdi Xanuunka COVID-19, waa cudur ku dhaca habdhiska neefsashada aadanaha oo si fudud loo kala qaadi karo isla markaana si sahlan u faafi kara. Cudurkani, waa mid safmar ah oo sababa dhimasho ama le’asho badan iyo waxyeellooyin … Continued

Soomaaliland xisbiyo ma jiraan mise maya?

W.Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Anigu magacyo waan arkaa; ma se arko xisbiyo dhab ahaan dhisan oo nolol waxqabad siyaasadeed leh. Xisbiyada la sheego ku ma arkin oo ku ma baadisooci karo ulajeeddooyin siyaasadeed oo cabbiraya baahiyaha dadka iyo aayaha dalka … Continued

Ismaan-dhaafka Fekradeed ee Dhexyaal Puntland iyo Somaliland

W.Q. Maxamuud C/llahi Axmed Xuduudaha maamul goboleedyada dab baa ka holcaaya  Qormadan waxay isku deyi inay tilmaanto ismaan-dhaafka ka dhexeeya Puntland iyo Somaliland in uu salka ku hayo is-diidka labada feker (conflicting ideas) ee lagu kala qotomiyey asaaskii labada maamul … Continued

Soomaaliya kadib Carta: Kaalinta Maqan ee Hoggaamineed

W/Q: Cabdifataax Xasan-Barawaani Hordhac Muddo badan, aad u badan, gaar ahaan soddonkii sannadood ee u dambeeyay oo ay soo lammaaniso soddonkii ka horreeyay, Soomaaliya waxa ay la daaladhacaysay helitaan la’aanta, hanasho la’aanta iyo in aysan jirin cid buuxisa kaalinta hoggaamineed … Continued