(From My Notebook 2017) W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Mahrajaanka Toddobaad-dhaqameedka Soomaaliyeed (Somali Week Festival) ee sannad kasta lagu qabto London, dalka Ingiriiska, ayaa markan isla Helsinki ka qabsoomay, caasimadda dalka Finland jiilaalkii 2016kii. Kulankaas ayaan ka qaybgalay. Nin dhallinyaro ah ayaa si diirran igu salaamay: ” Macallin Siciid Saalax , iska warran” mar aannu isku soo baxnay. “ Kama fogi,” ayaan ugu...
GORFAYN BUUG: ABABINTA TOOSAN
W.Q. Caliqeyr M. Nuur “Ababinta Toosan” waa dhigane si cilmiyeysan oo qoto-dheer uga hadlaya barbaarinta ilmaha. Bishii Agoosto 2019 ayaa lagu daabacay magaalada Stocholm. Aw Cabdiqani Xasan oo ah qoraha buugga waa wadaad, aqoon-yahan, bare, suugaan-yahan iyo qoraa aad u yaqaan dhaqanka Soomaaliyeed. Balse buuggani waa kii iila wanaagsanaa intii uu qoray. Hubaal, inta badan...
Culimadu kala fiiro dheer, Aqoonyahankuna kala faahinsan
W/Q Ibraahim Aaden Shire Dadweynuhu waxay dhowraan culimada. Diintooda, dantooda iyo masaalixda kale ee noloshooda la xirrirta waxay ka qaataan cidda ay ku tuhmayaan inay ku aqoon dhaanto. Marka dhinaca diinta la eegayo kalmadda “culimo” ayaa la isticmaalaa. Marki dhinaca maaddiga la eegayana midda “aqoonyahan” ayaa la isticmaalaa. Labaduba waxay tusayaan macno isku mid ah...
XEERKA DUMINTA!
W.Q: Maxamed Nuur Shire Ilmo aadan iyo inta dunida saaran idilkood ma dhammeystirna, sidaas daraadeed, waxa ay qabanayaan sax iyo khalad labadaba waa ay leeyihiin; taas macnaheedu waxa weeye, dunida oo dhan dhismo ayey ku jirtaa, oo wax ilaa iyo haatan la ebyey ma jiraan. Eebbe weynaha dunida iyo waxa dulsaaran unkay ergeydii uu soo...
La Kullankii Baashiga: xogwarran xiisa leh!
W.Q. Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Qoraalku waa habdhaqan ilbaxnimo fog xambaarsan, ka sokow, in uu yahay kayd dhigma, oo ummaduhu kala dhaxlaan, qaruumana hara (boqolaal sano) sida tuducaan soo socdaba uu sheegayo: Wixii qoran baa qaruuma hadhee: muxuu hadal qiimo leeyahay?! Iyadoo ay taasi jidho, Misana, qoraalku wuxuu abuuraa Fal-celisyo dadku isku bartaan, xiriirkoodu...
Buruc: Magaalo Taariikheed Fac weyn!
Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Muddo aan dhaweynba, waxaan ku fakarayay in aan magaalada Buruc wax ka qoro; maadaama ay tahay magaalo fac weyn , taariikh fogna leh, caanna ku ahayd ganacsiga iyo cilmigaba, ha yeeshee, waxaa isoo food saaray culeyso fara badan oo iga mashquuliyay magaalo-taariikheeddaas faca weyn lihi. Ka xog warranka magaalooyinka waa...
Wasiir Oomaar Waa La Arooriyay
W/Q Xasan Keynaan Hullaabanaha Buurta Islawaynida Saaran Wasiirradda Farmaajo iyo Khayre fiira gaara ha loo yeesho. Waxaa saf u maray cudur aan la garanayn laakiin astaamihiisa la tilmaami karo. Iyagoo mid walba uu caaddi yahay oo uu shaqo iyo nolol caaddi ah ku jiro, ayaa waxaa u yeedhay hullaabane saaran buurta dunida ugu dheer ee...
Suurtogal ma tahay in Somaliland afti laga qaadaa?
W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Horraantii bishii Agosto 2019 ayey ahayd markii raysal wasaare ku-xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) uu soo jeediyey in dadweynaha Somaliland laga qaado afti khusaysa gooni-isu-taagga. Arrintaas wasiirka warfaafinta Somaliland, Md. Maxamed M Diriye, ayaa jawaab gacan-sayr iyo aflagaaddo isugu jirta ka bixiyey. Inkastoo aanay ahayn afti-qaadistu siyaasadda rasmiga ah ee DFS,...
Garbaduubkii muwaadin Qalbidhagax: Laba sano ka dib, weli Garsoor ma helin lagamana garaabin!
W/Q Xasan Keynaan 28 Agoosto 2019, waxa ay ku beegan tahay sanad guuradii 2aad ee Garbaduubkii Muwaadin Cabdikariim Qalbidhagax. Laakiin dhacdadaa naadirka ahayd, saskii laga qaaday iyo mahadhooyinkay reebtay weli way ku taagan yihiin dadka Soomaaliyeed. Qisada Qalbidhagax waxay noqotay mid ka gudawayn kana shisheysa duruufaha iyo waayaha qof (hal) muwaaddin. Waxay u xuubsiibatay qaddiyad...
Xaamud Jaamac Xuseen: Xeeldheere Xusuus Mudan
W.Q. Dr. Maxamed Daahir Afrax Markii dhawaan la iiga nixiyey geerida Xaamud Jaamc Xuseen (1947 – 2019) waxan garwaaqsaday in uu wali igu dambeeyo dareen ka damqada wararka naxdinta leh, ka dib sannadihii faraha badnaa ee ay dhegteyda ku soo shubmayeen wararka qalbiga damqa ee ka imanaya Soomaaliyey ama ku saabsan geerida haldoorkii aqoonta ee...
