W/Q Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Maalintii Sabtida 28/12/19 ayuu Golaha Shacabku ansixiyay sharciga doorashada heer federaal oo muddo dhawr todobaad ah uu ka doodayay, halkaana waxaa ku soo af-jarmay dooddihii la xiriiray nooca doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka iyo doorashada Madaxweynaha JFS. Sharciga doorashada ee la ansixiyay ayaa caddaynaya in xildhibaanadu ku imanayaan doorasho qof iyo...
Puntland: Ma ka Badbaadi Kartaa Baraarugga Bulshada
W/Q Maxamed Ismaaciil Maxamed (Siibad) Ilaa iyo intii la dhaariyay Baarlamaanka cusub ee Puntland (Pl), January 2019, Xildhibaano badan ayay ka go’nayd in la joojiyo dhiig-baxa silciyay Puntland 20-kii sano ee la soo dhaafay. Puntland waxaa dhaqan u ahayd in waaxda fulinta ee dawladdu (waa Madaxweynaha) uu isku koobo awoodda dawladnimo iyo adeegsiga dhammaan hantida...
Xasiloonida Xamar
W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud Waa maalin Ramadaan, taariikhda miilaadiguna waxay ku beegan tahay 23/07/2014. Ummadda Islaamka ahi way sooman yihiin, cibaado iyo Allebari na waa loo xadhko xidhay. Sideeda ba, bisha Ramadaan waa mararka loogu cibaado badan yahay ee Ilaahay loogu dhaw yahay, lagana fogaado fal iyo ficil kasta oo Eebe iyo khalqigiisu dhibsadaan. Iyada...
Shirweynihii Qalinleyda: Madal Hal-Abuur kulmisay!
Dr Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Muddo saddex maalmood ah (Dis. 21-23, 2019) waxaan dalka aan jaarka iyo walaalahaba nahay ee Jabuuti u joogay ka qayb-galka shirkii 6-aad ee Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee (SSPEN). Shirkaas, waxaa igu marti-qaaday Dr. Maxamed Daahir Afrax (guddoomiyaha Akaadeemiyad-goboleedka afka Soomaaliga, ahna asaasihii Naadiga Qaalinleyda Soomaaliyeed) oo aan anigu...
Is-fahamka Galmudug iyo Is-mariwaaga Jubbaland
W/Q Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Dhawaan waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu gaaray is-faham dhex-maray Federaalka iyo Ahlu Sunna kaas oo meesha ka saaray mad-madowgii hareeyay doorashada Galmudug bilihii la soo dhaafay, sida ku cad qoraaladii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha (11/12/19) iyo hoggaanka Ahlu Sunna (12/12/19). Is-fahmkan oo ay ka shaqeeyeen wax-garad reer Galmudug ah...
Iskumaranta Run iyo Been: Dhibaatada Isafgaranwaaga Soomaalida
W.Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Siyaasi magac leh baa maalin goob la isu gu yimid ka hadlay. Arrimo danaha guud ah buu waxii uga muuqday iyo wax uu ku darsaday ba ka yidhi. Hadal run iyo been ba lagu xambaari karo ayuu yidhi. Dooddeedu wax badan oo fikrado iyo aragtiyo ah, bay soo ifbixin lahayd, la...
Xeerarka la soo saaray xal ma u yihiin sicirbararka Qiimaha Guurka?
W.Q. Ibaraahim Aden Shire Isbaddal xawaare dheereeya ku socdo ayaa ku habsaday nolosha dadka Soomaaliyeed. Dhinac walba oo nolosha ka mid ah waxaa hareeyay mowjado iyo hirar isgarbinaya oo dhalanrogay hab nololeedkii la yaqaannay. Qoyska ayaa ah meesha ugu badan ee laga daymoon karo isbeddelka socda. Dhallinti lab iyo dheddigba waxay ka daahayaan guurki. Xilli...
Dibumilicsiga Kaydka WDN: Hayb-sooc (Gabay)
Odhaahda Tifatirka: Gabayga Hayb-sooc oo uu tiriyay Abwaan Maxamed Hiirad, kuna soo baxay degelka WDN bishii Juun, 2007, waa gabay si qotodheer u iftiiminaya cunsuriyadda aan wax macnao ah ku dhisnayn ee ay Soomaalidu ku hayso qayb dhan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Iyadoo hadda laga joogo in ka badan 12 sano xilligii uu...
QURAANIYIINTU MAXAY QABAAN?
W.Q: CabdiRaxmaan Cilmi Xaashi Waxaan dhageystey muxaadaro uu jeediyey wadaad Somaali ah oo uu ku gaalaysiiyey Quraaniyiinta. Wuxuu kaloo sheegay inay yihiin qolo reer Galbeedku soo saareen oo la rabo in Islaamka lagu minjaxaabiyo. Waxaan goostay haddaba, anigoo isu arka dadka magacaas loola jeedo inaan ka mid ahay, inaan qormodan gaaban qofka run doonka ah...
Faraqa u dhexeeya xil Qaran iyo Dan gaar ah
By Axmed Bashir Nin xil qaaday eed qaad Xildhibaan ka tiran Baarlamaanka Puntland oo waydiiyay Madaxwanaha Puntland su’aallo salka ku haya isla xisaabtan ayaa sababay in Siciid Deni xanaaqo oo isaga baxo fadhgii Baarlamaanka. Madaxda Soomaalidu miyaysan garnayn in xaq loogu leeyhay in lala xisaabtamo, iyo in haddii aysan rabin in lala xisaabtamo ay tahay...




