W/Q Abdirahman Aatoh Kalsoonida shacabku waa awood weyn oo aysan ka maarmi karin dowlad/nidaam meel ka jira. Dowladduna waa awoodda shacabka. Dowaddu waxay ku gor gortami kartaa awood aan lagu dhiiran karin marka shacabkeedu ku kalsoon yihiin nidaamkeeda caddaaladda. Waxaan faalladan hoose ku hoga-tusaalaynayaa nidaamyada dowladdeed ee Soomaaliya, heer walba; in ay fahmaan sida ay...
Magaca Somaliland Waa Beer: Beerna Hilibkaa lagu Sugaa
W.Q. Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Odhaahda Tifaftirka: Waxaa dhawaanahan wararka iyo hadal heynta Soomaaliya u badneyd wada-xaajoodka Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) gaar ahaan kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex maray Muuse Biixi iyo Farmaajo. Taasi oo ay sii xoojiyeen dhacdooyin is daba joog ah oo la xidhiidhay isla arinkaasi. Kuwaasi oo ay ugu...
Qorfeyn Buug: Dharaaraa Ina Soo Maray
W/Q Maxamed Baashe X. Xasan “Buugga Dharaaraa Ina Soo Maray”, Sooyaalkii iyo Sugantii SNM (1981 – 1993) ee Boobe Yuusuf Ducaale waa xog waayeel oo malaasan iyo kayd dhigaal oo macduun ah. Inta aad is la oggolaanaysaan ayaa boqol jeer ka badan inta aad isku diidi kartaan. Anigu, qof ahaan, waxa aan in badan dhex...
“Duqsiga Elektaronikada”: Col duullaan ku ah dowladnimada!
Dr. Cabdi Fitaax Nuur Axmed (Ashkir) Muddo maalmo laga joogo (10-2-2020) ayaan hadal ka jeediyay xarunta Telefishinka iyo Raadiyaha dowladda Puntland, munaasabadduna waxay ahayd: xaflad xilwareejin loo sameenayay Agaasimihii hore ee PLTV Jamaal Carab Yusuf, iyadoo ayaan carrabaabay “Duqsiga Elektaronikada” ah, anigoon wax faah faahin dheeri ah ka bixin. Eray bixintaas, ayaa siyaasiyiinta iyo dhillinta...
Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection)
W.Q. Dr Yasiin Cabdi Wuhan coronavirus waa fayras cusub oo ugub ah (a new novel coronavirus, nCov) waxana lagu magacaabi karaa si ku meel gaadh ah “Wuhan novel coronavirus (WN-CoV)” in kastoo WHO (Laanta Caafimaadka Adduunka) ku talisay in la odhan karo 2019-nCoV (n is for novel, CoV is for coronavirus). Haddaba, si aan wax...
QARNI KADDIB DUULAANKII INGIRIISKA & DUQAYNTII XARUMAHA DARAAWIISHTA
Qaybtii 2aad W. Q. Mustafa Fayruus Sidaan qaybta koowaad kaga soo hadalnay, Boqortooyada Ingiriisku waxay qorshaysay in muddo 12 bilood ah ay ku soo afjarto Daraawiishta, waxayna ku soo qaaday weerar cir, bad iyo dhul isugu jira Janaayo 1920. Daraawiishtii waxaa isugu darsamay dagaal baaxad leh oo aysan filayn, hub cusub (diyaaradaha dagaalka) oo argagaxa...
QARNI KADDIB DUULAANKII INGIRIISKA & DUQAYNTII XARUMAHA DARAAWIISHTA
Qaybtii 1aad W. Q. Mustafa Fayruus Dhaqdhaqaaqii Daraawiishta iyo Boqortooyadii Ingiriiska waxaa dhexmaray dagaallo socday in ka badan labaatan sanno, loona yaqaan “Anglo-Somali War”, “Dervish War”.ama “Somaliland Campaign”. Qoraalkani waa dulmar kooban oo aan ku samaynayno duulaankii ugu dambeeyay dagaalladaa, waayihii ku xeerna ee saamaynta ku lahaa iyo siduu ku dhammaaday. Waa duulaanka ay Boqortooyada Ingiriisku...
Lifaaq (addendum) Sharciga Doorashadda DFS
W/Q Daahir Mirreh Jibriil, Ph.D Mudada ka hartay waqtiga ay tahay in la qabto doorashada Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ee madaxweynaha iyo labada aqal ee Baarlamaanka dastuuriyan waa hal sano. Waqtigaas waa ku filan yahay in la diyaariyo, lana qabto doorasho fiican oo ay dadka Soomaaliyeed ku kalsoon yihiin. Kalsoonida, midnimada, Cadaaladda iyo amniga dadweynaha...
Doorashada Dhuusamareeb: Hunguri Wax Ka Wayn La Mariyay Wuu Dillaacaa!
By Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Burburkii dawladda dhexe kadib ayuu nin qaraabo la ahaa qoys le’day, dhaxal u helay gurigii ay ka tageen, Tuuladii uu joogay ayuu ka amba-baxay si uu guriga ula soo wareego. Habeenno dhowr ah markii uu ku hoyday gurigii, ayuu xilli saq-dhexe ah ka war-helay qolyo guriga dushiisa saaran oo ka...
SALAFIYADA IYO DAWLAD “ISLAAMI” AH
W.Q CabdiRaxmaan Cilmi Xaashi Salafiyada/Wahaabiyadu waxay ku doodaan inay u dagaallamayaan hirgelinta dawlad «islaami» ah. Arrintani waa waxyaabaha Salafiyadu kaga duwan tahay Xanbaliyada ay ka qaataan fiqiga iyo caqiidada (arrimaha ku saabsan sifooyinka Alle, qadarta iwm). Waxay kale oo kaga duwan yihiin waa gaalaynta dhammaan ciddii ku khilaafta fiqi iyo arrimaha caqiidada iyo weliba bannaysiga...
