Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 29
Soomaaliya iyo Soomaaliland: Wadahadal Mise Wadahadallo?
Post

Soomaaliya iyo Soomaaliland: Wadahadal Mise Wadahadallo?

W.Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Jidka heshiis dhab ah loo mari karo Waxa la yidhi oo lagu celceliyey Somaaliya iyo Somaaliland waa in ay wada hadlaan. Waa hadal wanaagsan ee maxaa ay ka wada hadlayaan?  “Mushkilada midnimada iyo goosashada” (Sida Soomaaliya tidhaa) ama gooni-isutaaga (sida Soomaaliland tidhaahdo); ha ka wada hadlaan oo ha ka heshiiyaan baa...

Post

Karoona: Soomaali Maxaa Uga Talo ah- Falcelin

W/Q Aadam Sheekhdoon Cali  Maqaal uu Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) ku qoray Wardheernews, buu cinwaan uga dhigay “Karoona: Maxaa Soomaali uga talo ah? Wuxuuna ku soo qaatay qodobbo dhowr ah oo aan jeclaystay inaan qaarkood wax ka iraahdo, waxna aan ku biiriyo. Hor iyo horraan waxaan u mahadnaqayaa Dr. Ashkir bilowgaa fiican ee uu...

Post

“karoona”: Soomaali maxaa uga talo ah?!

Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Ka hor inta aadan -akhrisow- u guda galin ubucda dhambalkaygan, aan ku xasuusiyo, in dhambaalkaygan aanu ahayn mid siinaya bulshada talo caafimaad, ee uu yahay: mid aan jecleystay in uu noqdo ibbo-furkii qoraallo ay aqoonyahanka Soomaaliyeed ku saadaalin doonaan, saameynta iyo raadka uu ka tagi doono xanuunka “Coronavirus” (COVID-19). Markaasi...

Magaaladii Rejada
Post

Magaaladii Rejada

W/Q Xafsa Cumar Cabdilaahi Goor gabbal-dhac ah oo cadceeddu gashay godkeedii addinkii Salaada maqribna afka lagu hayo, taariikhduna ku muddeysneyd 17-ka bishii 2-aad ee sannadkii tagay, 2019,  aniga oo akhrisanaya casharro aan ugu diyaar-garoobayay imtixaan aan ku soo gunaanadayay semester ka saddexaad ee shahaadadda heerka labaad ee Jaamacadda Camuud oo si baraad li’i ah u...

Geeska Afrika iyo Loollanka Webiga Niil
Post

Geeska Afrika iyo Loollanka Webiga Niil

W/Q: Cabdiraxmaan Dhuxul iyo Barkhad Cabduqaadir Tan iyo markii uu xafiiska yimi Abiy Axmed waxa uu xoogga saaray siduu u hanan lahaa kalsoonida Geeska Africa, uguna guuleysan lahaa siyaasadda webiga Niil oo ay horay Masar u soo dhex mari jirtay waddamada deriska la ah sida: Suudaan iyo Eritreya. Si uu marinkaa Masar uga soo xiro,...

Post

Saldanadda Doollarka Maraykanku ma sii jiri doontaa

W/Q Maxamed Dalmar Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump wuxuu cunaqabateyn ku soo rogay dalal kala duwan, shirkado ganacsi iyo weliba shakhsiyaad gaar ah, isagoo mid waliba u cuskaday marmarsiinyo aan macquul ahayn ooy ka muuqato awood sheegasho. Dalalka cunaqabateynta la saaray waxaa ka mid ah Shiinaha, Ruushka, Iiraan Turkiga, Venezuela, North Korea iyo kuwa kale. Waxaa...

Maxaa Hargeysa ku soo dabbaali kara xayndaabka jamhuuriyadda Soomaaliya?
Post

Maxaa Hargeysa ku soo dabbaali kara xayndaabka jamhuuriyadda Soomaaliya?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Sideedaba dareenka runta ah ee bulsho waxa laga dhex helaa munaaqashada maalinleyda ah ee ka dhacda fagaarayaasha dad-weynahu ku kulmaan, siiba dareen celintooda ku aaddan arrimaha siyaasadda. Mujtamaca ku nool ama ka soo jeeda Somaliland (SL) marka aad dhegaysato dareenkooda fal-celineed ee wada-hadallada Xamar iyo Hargeysa, waxa kaaga soo dhex-bixi dhawr...

Xaggee Wax ka Qalloocdeen? Qaybtii 2-aad- Tobankii Sano ee Dameeruhu Ilmahooda Diideen 1991-2000
Post

Xaggee Wax ka Qalloocdeen? Qaybtii 2-aad- Tobankii Sano ee Dameeruhu Ilmahooda Diideen 1991-2000

W/Q Cabdi Faarax Juxa Maqaalkani waa qeybtii labaad ee taxane kooban oo afar qaybood ah. Tobankii sano ee 1991-2000 waxay aheyd xilligii ugu xanuunka iyo dhibta badnaa dagaalkii sokeeyaha iyo kala-haadkii. Waxay aheyd toban sano oo loo kala yaacay afarta jeho ee caalamka oo doonni, diyaarad iyo wadadii Habaar-waalid qofba tuu awooday cagta saaray. Waxay...

Post

Xaggee wax ka qalloocdeen? Qeybtii 1-aad

W/Q Cabdi Faarax Siciid (Juxa) Maqaalkani waa qeybtii koowaad ee taxane kooban oo afar qaybood ah. Laga soo bilaabo 21-kii Oktoober 1969 markii ciidamadii xoogga ee loo asaasay inay dalka ka difaacaan cadow dibadda ah iyo xasilooni-darro gudaha ah, oo aan magacooda iyo hubka ay sitaan ku hurudnay ay taladii dalka kula wareegeen qorigii ay...