Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

Baroordiiq: Khaliif Ciise Mudan

Odhaahda Tifatirka: Waxaa bishan aynu ku Jirno ee Nofember 24, 2020, ku geeriyooday dalka Turkiga Alle Naxariistii Janno ha siiyee Md. Khaliif Ciise Mudan oo ka mid ahaa haldoorka Soomaaliyeed siiba deegaannada Puntland. Haddaba aqoonyahanka iyo qorayaasha Soomaalida qaarkood oo … Continued

Maamulka Cagjar Iyo marin-habaabinta Shacabka

Cagjar ma dantiisuu ka dhex arkay dagaalka Tigreega? W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Inkasta oo sida lagu yaqaano maamullada keligood-taliska ah uu Abiy Axmed isu muujinayo in dagaalka uu ku qaaday xilligan deegaanka Tigreega oo ay hore u kala irdhoobeen, uu … Continued

Saameynta uu Dunida Islaamka ku-yeelan karo Joe Biden

WQ: Xamdi Wardheer Maxamed Guud-mar  Joseph Biden ayaa la xaqiijiyey inuu ku guuleystay xilka madaxweynenimo ee dalka Mareykanka, asagoo guul taariikhi ah kagaaray madaxweyne Donald Trump oo ay siweyn u loolameen. Biden waa ruug-caddaa kusoo gaamuray siyaasadda dalka Mareykanka, asagoo … Continued

SALAFIYA/WAHAABIYA: HALISTA UGU WEYN EE MUSLIMIINTA

W.Q: Cabdiraxmaan Cilmi Xaashi Wahaabiyada ama Salafiyada, siday jecelyihiin in loogu yeero, waa xarakada ama mad-habta ugu halista badan taariikhda muslimiinta, sidaan aniga iyo dad badani oo kale qabno. Xiriir toos ah ayaa ka dhexeeya faafidda salafiyada iyo burburka dalka … Continued

GEERIDII GUULEED YARE (Q.4AAD)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Axmed markii uu siddeed bilood wasiir ka ahaa dawlad goboleedkii tolku dhisteen, ayaa xukuumaddii uu ka midka ahaa la ridey, oo mid kale lagu beddelay. Maanta oo dhowr sanadood laga joogana weli wuxuu ka dhur … Continued

GEERIDII GUULEED YARE (Q.3AAD)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Waxaa la yiri warka beenta ah dabaylaha ayaa qaada. Reer deris la ah Guuleed Yare reerkooda ayaa gabadhi hooyadeed u sheegtay in ay Facebookga ku aragtay in Guuleed Yare dhintay, oo tacsi tirada ka badatay … Continued

Gobolka Siti Waa Malko

WQ Cabdalla Xaaji Cusmaan Gobolka Siti oo ka tirsan Dawlad-Deegaanka Soomaalida, saddex degmo oo ka tirsan ayaa xukuumaddii Males Senawi si jujuub ah u raacisay Deegaanka Cafarta, halkaas oo ay weli dhibaato ka taagan tahay. Ujeedeedda dhulka Soomaalida loo raaciyey … Continued

Geeridii Guuleed Yare (Q.2aad)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Labadaa jeer ee Guuleed Yare dhimashada ku sigtay ee aanu kolnaba illaawin mar waxay ahayd, isaga oo aad u yar, ayaa reerkooda iyo reero kale oo ay isku hayb ahaayeen u hayaameen meel aad uga … Continued

Geeridii Guuleed Yare (Q.1aad)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Aroor Jimce ah oo uu hurdada ku daahay ayuu goor dambe ka soo toosay. Si la mid ah dhalinyarada filkiisa ah ee maanta joogta ayuu isaga oo aan sariirta ka kicin telefoonkiisa gacanta haabtay, oo … Continued

Halke ayuu ku danbeeyey hankii Turkey-ga ee Midowga Yurub?

W/Q Xamdi Wardhere Maxamed Jamhuuriyada Turkey-ga waa dal kuyaala goob muhiim ah iskuna xira qaaradda Aasiya iyo Yurub. Dadweynaha Tukey-ga waxaa lagu tiriyaa inay yihiin bulsho leh ilbaxnimo aad u dheer oo ay ugu horeyso wax soosaarka beeraha, gaadiidka kala … Continued