Category: Warar

Home » Warar » Page 21
Shacbiga Puntland oo u soo baxay doorashada Golayaasha Degaanka Wajiga 2-baad
Post

Shacbiga Puntland oo u soo baxay doorashada Golayaasha Degaanka Wajiga 2-baad

Garoowe (WDN)- Muddo ka badan 50 sano kadib, waxaa maanta oo ku beegan bisha May 25, sanadka 2023, ka bilaabmay Dowlad Gobolleedka Puntland, wajigii 2-baad ee doorashooyinka golayaasha degaanka. Doorashada Golayaasha Degaanka Puntland oo ka dhacaysa 30 degmo, ayaa tirakoob ay soo saartay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, lagu sheegay in dad ka badan 400,000 qof...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo la kulmay madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP, Cindy McCain
Post

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo la kulmay madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP, Cindy McCain

Muqdisho(WDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay madaxa hay’adda cunnada Adduunka ee WFP Cindy McCain, oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. Sida ay qortay warbaahinta dawladdu, Madaxweyne Xasan iyo McCain ‘ayaa ka wadahadlay horumarinta barnaamijyada cunnada Soomaaliya, taageerada hay’adda Cunnada Adduunka iyo wax ka qabashada caqabadaha ka dhashay saameynta isbedelka cimilada ee ku...

Puntland: Macallimiin colaadda Laascaanood ay shaqo la’aan dhigtay oo wajahaya cunno yari
Post

Puntland: Macallimiin colaadda Laascaanood ay shaqo la’aan dhigtay oo wajahaya cunno yari

W/Q Axmed Maxamed, Boqollaal macallimiin ah oo ku shaqo waayay colaadda Laascaanood ayaa deegaannadii ay u barakaceen ku wajahaya hubanti la’aan cunno iyaga iyo qoysaskooda. Qaarkood waxay dul-saar ku yihiin qoysas kale. Aadan Maxamuud Olol isaga iyo qoyskiisa waxay xaalad adag ku kala wajahayaan labo deegaan oo ay u kala barakaceen. Aadan tan iyo bishii Abriil...

Post

Safaaradda Soomaaliya ee Sudan oo ka warbixisay tirade muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga daadgureeyay dalka Sudan

Muqdisho (WDN)- Safiir ku xigeenka Soomaaliya ee waddanka Suudaan Danjire Axmed Cabdi Xasan, ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradoodu gaarayso 1,500 oo qof ka baxeen dalka Suudaan.  Danjiraha oo ka waramayay muwaadaniintaas Soomaaliyeed, ayaa sheegay in ay isugu jiraan arday iyo dad kale oo siyaabo kala duwan ugu noolaa Suudaan.  Safiir ku xigeenka ayaa...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daad-gureeyay Sudan oo soo gaadhay Muqdisho
Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daad-gureeyay Sudan oo soo gaadhay Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraya 18 qof oo ku xanibnaa dagaalka ka socda Sudan, ayaa lasoo daad-gureeyey iyagoo maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho. Sida lagu sheegay qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda, muwaadiniinta lasoo daad-gureeyey ayaa laga soo qaaday magaalada Buluja ee xuduudda Sudan ay la wadaagto Koonfur Sudan. Ku-simaha xoghayaha joogtada wasaaradda arrimaha dibadda...

Post

Midowga Yurub oo ugu Deeqay € 4.5 Xasilinta Deegaanada Laga Xoreeyay Al Shabaab

Muqdisho (WDN)- Midowga Yurub ayaa deeq loogu talo galay xasilinta deegaannada iyo degmooyinka laga saaray Al-Shabaab ugu deeqday Soomaaliya. Deeqdan ayaa loogu talo galay in deegaannada laga saaray Al-Shabaab laga hirgeliyo dhismayaasha saldhigyo boolis, qodista ceelal biyoodyo iyo rakibidda layrarka cadceedda ku shaqeeya. Sidoo kale, mashruuca waxaa qeyb ka ah qabashada kulamo dibu- heshiisiin ah,...