by Jibril Osman Shan boqol oo ah carruur nafaqo darro iyo cudurro wajahaya ayaa dawayn iyo nafaqayn loogu sameynayaa dadka soo barakacay ee ku jira xero ku taalla deegaanka Tabeellaha sheekh Ibraahim. Isbitaalka deegaankan ayaa siiya adeegyo bilaash ah tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan. Carruurta oo qoysaskooda abaaraha iyo colaadaha dalka ka jira ay ka...
Hawlgal ka Dhan ah Al Shabaab oo ay Wada Fuliyeen NISA iyo Saaxiibada Caalamka iyo Dagaallo ka Dhacay Masaggawaa
Muqdisho (WDN)- Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay si wadajir ah bishan 20-dii u wada fuliyeen NISA iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen ugu yaraan 20 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab. Bayaan goor dambe oo shalay ah kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in...
Al Shabaab iyo ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa dagaal culus ku dhexmaray degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud
Muqdisho (WDN)- Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in weerar qaraxyo ku bilowday lagu qaaday fariisimo ay ciidamada dowladda Soomaaliyaku leeyihiin deegaanka Budbud oo ka tirsan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Gaadiid walxaha qarxa laga soo buuxiyay, iyo dad isku xoo xirey walxaha qarxa, ayaa la sheegay in lagu weeraray labo saldhig oo ay...
Hay’adda Xuquuqda Insaanka ee Amnesty International oo warabixn ka soo saartay Laascaanood
Muqdisho (WDN)- Hay’adda Amnesty International oo baaritaan gaar ah ku samaysay dagaalka Laascaanood ayaa caddaysay in ciidamada Somaliland si ba’an oo aan kala sooc lahayn u beegsadeen dadka rayidka ah oo ay ku jiraan carruurta iyo haweenka. Baaritaanka hay’adda ayaa lagu ogaaday in ciidamada Somaliland ay shacabka Laascaanood u adeegsadeen hub mamnuuc ka ah in...
Ciid Mubaarak: Bahda WardheerNews
Bahda Tifaftirka WardheerNews waxay ugu hambalyanayaan munaasibadda Ciidul Firti dhammaan muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxay Ilaahay uga baryayaan in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii kale ee ay gudanayeen bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Eebbe ka baryaynaa in uu ciiddan ciiddeeeda kale inagu gaadhsiiyo Khayr, Nabad iyo Barwaaqo. Ciid Wanaagsan Bahda WardheerNews
Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda furimaha dagaalka ee Laascaanood
Muqdisho (WDN)- Ilo xog-ogaalla ayaa sheegaya in xooggaga SSC ay dhanka waqooyi furin horleh kaga fureen ciidamada Somaliland ee fadhiya duleedka Laascaanood. Cutubyo ka tirsan ciidanka SSC-khaatumo ayaa ku sii gurmaya dhuuxa dhoodida ee dhinaca waqooyi ka xigta Taliska Dhuxun ee Ciidamada Somaliland. Xoogagga SSC-Khaatumo oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan...
Al Shabaab oo ka bilowday deegaanka Ceelbuur in ay hubka wareejiyaan islamarkaana dadka ku dhex milmaan
Muqdisho (WDN)- Maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan degmada Ceelbuur ayaa hubkoodii ku wareejiyay odayaasha dhaqanka degmadaas, sida ay tebisay wakaaladda wararka dowladda Soomaaliya ee SONNA. Warbixinta ayaa lagu sheegay in wareejinta hubka lagu go’aamiyay kulan ay Al-shabaab iyo odayaasha degaanka ay ku yeesheen degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud. Al-shabaab ayaa sidoo kale maleeshiyadooda ku sugan...
Beesha Caalamka oo Kulamo Layeeshay Somaliland iyo Isimadda Dhaqanka ee SSC, ka Digay Dagaallada Laascaanood oo Daba Dheeraada
Hargeysa (WDN)- Wakiilada caalamiga ah, gaar ahaana 15 dal oo kamid ah Beesha Caalamka ayaa war ay kasoo saareen kulamo ay layeesheen Somaliland iyo Isimadda dhaqanka ee SSC, waxay ku cadeeyeen qodobada wada hadalka, iyaga oo gaar ahaan diiradda saaray dhinaca Madaxweyne Biixi. 1- Wakiiladu waxay sheegeen in sii socoshada dagaalka Laascaanood oo galay Todobaadkii...
Hawlgalada ka Dhanka Maleeshiyaadka Al Shabaab ee Koonfurta Soomaaliya oo si Xawli ah ku Socda
Muqdisho (WDN)- Howlgal gaar ah oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa maleeshiyada Macawisley ay ka sameeyeen deegaanada Ceel Qansax & Ceel Huyun oo ka tirsan gobolka Galgaduud, ayaa lagu khaaarajiyay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Khawaariijta ah. Cartan iley oo ahaa Gacan-yaraha Koba kutukade ayaa lagu dilay howlgalka, sidoo kale ciidanku waxaa ay burburiyeen Saldhigyadii Kooxda...
War saxaafadeed ay soosaareen guddiga 33-ka ah ee SSC
War saxaafadeed ay soo saarin guddiga 33-ka ah ee SSC oo lagaga jawaabayey bayaan ay Soomaalind kasoo saartay kulankii u danbeyey ee ay beesha Caalamka la qaadatay ayaa lagu yiri sidan: SSC-Khaatumo waxa ay ka xun tahay sida wali maamulka Somaliland u wado marin-habaabinta bulshada Soomaaliyeed iyo beesha caalamka mar walba oo lagula taliyo in...








