Category: Warar

Home » Warar » Page 23
Mudug: Dadka tuulada Huldooyaale oo nolol xumo wajahaya markii aanooyin qabiil dartood dab la qabadsiiyay guryahooda
Post

Mudug: Dadka tuulada Huldooyaale oo nolol xumo wajahaya markii aanooyin qabiil dartood dab la qabadsiiyay guryahooda

 Jibril Osman Siddeed boqol oo qoys oo ku noolaa deegaanka Huldooyaale ee gobolka Mudug ayaa wajahaya cunno-xumo, biyo yari iyo hoy la’aan, markii maleeshiyaad hab qabiil u abaabulan ay dab qabadsiiyeen tuuladii ay dadku degganaayeen 26-kii bishii Maarso ee sanadkan. Waxaa la gubay 20 dhismo oo isugu jiray xaafado iyo meherado ganacsi iyo afar baraagood...

Kulanka Guga ee ay soo Qabanqaabiyaan Bangiga Adduunk iyo Haya’dda Lacagta oo Lagaga Hadley Xal u Helidda Sugnaanta Cuntada
Post

Kulanka Guga ee ay soo Qabanqaabiyaan Bangiga Adduunk iyo Haya’dda Lacagta oo Lagaga Hadley Xal u Helidda Sugnaanta Cuntada

Muqdisho (WDN)- Kulan xog waraysi la xariirta xal u helida Sugnaanta Cuntada (food security), oo barbar socday shirka sanad-laha ah ee Kulamada Gu’ga (Spring meetings) oo ay si wadajir ah u soo wada qaban qaabiyaan Bangiga Adduunka (WB) iyo Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), ayaa lagu qabtay magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Kulankaa ayaa diiradda lagu...

Hay’addaha Amniga Puntland oo warabixn ka soo saaray falkii argagixiso ee ka dhacay xarunta Shirkadda Almacruuf ee Boosaaso
Post

Hay’addaha Amniga Puntland oo warabixn ka soo saaray falkii argagixiso ee ka dhacay xarunta Shirkadda Almacruuf ee Boosaaso

Boosaaso (WDN)- Hay’addaha Amniga ayaa warabixn ka soo saaray falkii argagixiso ee ka dhacay xarunta Shirkadda Almacruuf ee Boosaaso, sida lagu qoray warbixin uu daabacay Booliska Puntland.  “Hay’adaha Amnigu waxay aqoonsadeen ciddii lahayd fikradda falkii argagixiso ee ka dhacay Shirkadda Almacruuf waxaana wax looga qaban doonaa sida ugu dhaqsaha badan” ayaa lagu yiri Warbixinta.  Warbixantan oo lagu...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo booqasho ku yimid magaalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya
Post

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo booqasho ku yimid magaalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya

Muqdisho (WDN)- Waxaa magaalada Muqdisho booqasho ku soo gaadhay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Md. Antonio Guterres. Booqashada Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay Md. Guterras ayaa lagu sheegay in ay ka mid ah booqshooyinka uu xoghayuhu ku tago wadamada Islaamka inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaanka, isaga oo u kuur geli doono arimaha ku...

Burco: Qoysas xoolo-dhaqato ah oo ku noolaa miyiga gobolka Togdheer oo xoolihii iska xaraashay si ay magaalada ugu helaan nolol fiican
Post

Burco: Qoysas xoolo-dhaqato ah oo ku noolaa miyiga gobolka Togdheer oo xoolihii iska xaraashay si ay magaalada ugu helaan nolol fiican

Waa xilli ay qorraxda kulushahay isu socodkana uu yar yahay. Dadka intooda badan magaalada waa ay ka xoroodeen si ay u soo yara nastaan, maaddaama ay tahay bil Ramadhaan, balse Maryan Cismaan waxay dhex fadhidaa mehrad yar oo ay ku leedahay deegaanka Ina-Afmadoobe oo 65 km u jirta Burco. Haweeneydan ayaa dukaanka ku furatay lacag...

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo qori-tuur u sameeyey maalmaha Ol’olaha Doorashada Golayaasha Deegaanka
Post

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo qori-tuur u sameeyey maalmaha Ol’olaha Doorashada Golayaasha Deegaanka

Garoowe (WDN)- Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa qori-tuur u sameeyey maalmaha Ololaha Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland. Qoraal lagu baahiyey barta Facebook-ga ee Guddiga ku meelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa lagu sheegay in maanta uu guddigu sameeyey qori tuur, looga golahaa sida ay ururada siyaasadda Puntland ugu kala horaynayaan maalmaha ol’olaha. Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland...

Jarar: Beeraley wajahaya dhaqaale xumo iyo rajo beel markii uu daad ka burburiyay beero u tacbanaa iyo guryihii ay ku noolaayeen
Post

Jarar: Beeraley wajahaya dhaqaale xumo iyo rajo beel markii uu daad ka burburiyay beero u tacbanaa iyo guryihii ay ku noolaayeen

Qoyska Shiine Axmed Imaan wuxuu tan iyo 27 Maarso dulsaar ku yahay reer ay ehello yihiin. Waxaa saameyn ku yeeshay daad ka burburiyay guri uu daganaa iyo dalagyo uga baxayay beer uu leeyahay. Xaaladan ayaa qoyskiisa ku kaliftay inay ka barakacaan degmada Gunagado oo ay ku noolaayeen markii biyuhu ay la tageen qaarna aaseen aqal Soomaali...

SSC- Khaatumo ayaa mamnuucay in gebi ahaanba wax xiriir ah lala yeesho maamulka Somaliland
Post

SSC- Khaatumo ayaa mamnuucay in gebi ahaanba wax xiriir ah lala yeesho maamulka Somaliland

Garoowe (WDN)- Warsaxafedeed ka soo baxay SSSC/Khaatumo ayaa lagu sheegay in dhammaan hay’adaha ka hawlgala Somaliland laga joojiyay in ay yimaadan degaannada SSC/Khatumo, islamarkaana wax shaqo ah ka qabtaan. Sidoo kale degaannada SSC/Khaatumo ayaa laga joojiyay in uu dhex maro gaadiidka ganacsi ee isaga goosha Somaliland iyo bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya Warsaxafadeedkaasi ayaa lagu sheegay...

Kulan ka dhacay Degmada Berdaale oo looga arinsanayey qalalaase siyaasaddeed oo soo foodsaaray
Post

Kulan ka dhacay Degmada Berdaale oo looga arinsanayey qalalaase siyaasaddeed oo soo foodsaaray

Muqdisho (WDN)- Odayaasha dhaqanka, siyaasiinta iyo waxgaradka degmada Berdaale oo maalintii Sabtida ee bish Abril 8-dii  kulan yeeshay, ayaa sheegay in habsami u socod kii howliihii maamulka Berdaale ay qalalaase iyo ishoristaag ku abuureen kooxo isbaheystey. Kooxashaasi oo ay sheegeen in ay ka soo horjeedaan dowladnimada KGS, maamul kii ay dhistey iyo nabad ku wada...

Soomaaliya  oo loo doortay Guddoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Yareeynta Khataraha Musiibooyinka
Post

Soomaaliya  oo loo doortay Guddoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Yareeynta Khataraha Musiibooyinka

Shirka 13-aad ee sanadlaha ah oo ay ku kulmeen 35-ta dal ee xubnaha ka ah ururka African Risk Capacity (ARC) oo ay  Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Soomaaliya ku meteleysay ayaa waxaa sanadkan Gudoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda African Risk Capacity (ARC) ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Yareeynta Khataraha Musiibooyinka u...