Category: Warar

Home » Warar » Page 24
Wejigii labaad ee howlgallada ka dhanka ah  Al-shabaab oo ka billowday Soomaaliya
Post

Wejigii labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab oo ka billowday Soomaaliya

Muqdisho (WDN)- Waxaa Gobolka Hiiraan ee maamul goboleedka Hirshabeelle ka bilowday wajiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-shabaab, iyada oo ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay la wareegeen deegaanno horleh.  Deegaannada laga saaray Al-shabaab ayaa sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu, waxaa ka mid ah Galcad, Beerxaano, Tarajanta, Burdar, Nuur-fanax, iyo kuwa kale. ...

Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo saxiixday xeerka kalluumeysiga
Post

Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo saxiixday xeerka kalluumeysiga

Muqdisho (WDN)- Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixday xeerka bixinta shatiyada, kormeerka, iyo ilaalinta aagga dhaqaalaha gaarka ah iyo Maraakiibta Soomaaliyeed ee ka howlgala meel ka baxsan biyaha Soomaaliya.  Xeerkan oo ka kooban 6 cutub  iyo 27 qodob, waxa uu jaangooynayaa habraacyada bixinta ruqsadaha maraakiibta qalaad, maraakiibta lawada leeyahay (joint...

Dagaallo cusub oo ka dhacay Laascaanood
Post

Dagaallo cusub oo ka dhacay Laascaanood

Garoowe (WDN)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in ciidamada Somaliland, ay maanta laba jiho ka weerareen Laascaanood, iyagoo sidoo kale madaafiic la beegsaday magaalada. Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa laga soo tebiyay in uu ka dhashay dagaalka, inkastoo aan la helin tiro rasmi ah. Wararka laga helayo waxay sheegayaan  in madaafiicdii...

Dowladda Mareykanka oo sheegty in ay aad uga walaacsan tahay xaaladda Laascaanood
Post

Dowladda Mareykanka oo sheegty in ay aad uga walaacsan tahay xaaladda Laascaanood

Muqdisho (WDN)- Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay iska horimaad ka socda Laascaanood, isaga oo ka digaya in colaadda sii socota ay kordhin doonto suurtagalnimada in kooxaha xagjirka ahi in ay abuuraan xasillooni darro ballaaran oo uga sii dari karta dhibaatooyinka bani’aadamnimo ee taagan deegaanka Laascaanod.  Bayaanka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Debedda ayaa...

Post

Madaxweyne Muuse Biixi oo faray ciidamada Somaliland in ay sii laba jibbaaraan dedaalkooda

Hargeysa (WDN)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ayaa faray ciidamada Somaliland in ay sii laba jibbaaraan dedaalkooda, sida laga baahiyey barta Twitter-ka SLNTV, taasi oo muujinaysa in in Somaliland aaanay u cuntamin dadaalada nabad raadinta, iyo hadalkii dowladda Marayknaka in Somaliland ciidamada kala baxdo aaga Laascaanood.  Hadalakan oo lagu qoray barta Twitterka Telefishinka Xukuumadda Somaliland, ayaa...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in loo soo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada
Post

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in loo soo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada

Muqdisho (WDN)- Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in loo soo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, isla markaana uu qaadayo tallaabbada ku habboon ee baarista iyo dacwad oogista shaqsiyaadka lagu tuhunsan yahay kiiskaas. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal ay la kaashanayso kacdoon ka dhan ururka Al Shabaab oo ay...