Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in loo soo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in loo soo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada

Muqdisho (WDN)- Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in loo soo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, isla markaana uu qaadayo tallaabbada ku habboon ee baarista iyo dacwad oogista shaqsiyaadka lagu tuhunsan yahay kiiskaas.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal ay la kaashanayso kacdoon ka dhan ururka Al Shabaab oo ay hormuud u yihiin dadka deegaannada gobolada koonfurta Soomaaliya oo qeybo badan oo ka mid ah ay gacanta ugu jirtay Al Shabaab, ayaa dagaalo xooggan kula jirta maleeshiyada Al Shabaab, iyadoo islamarkaana ururkaas xagjirka ah laga qabsaday dhul balaadhan. Dagaalladaasi iyo kacdaankaasi wadajirka ayaa waxa garab socday cunqabateyn dhinaca maaliyadda ah iyo sharci hadda laga ansixiyay golaha Baarlamaanka, oo qeyb ka ah la dagaalanka Al Shabaab. Dhinac kalena DFS ayaa tageero iyo iskaashi gaar ahaan dhinacyada xogta iyo tababarka ciidanka ka hesha dalka Maraykanka.

Warsaxafeedkasi oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:


Siciid Maxamed Axmed
WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.