Category: Warar

Home » Warar » Page 20
Ciid Mubaarak: Ciidul Adxa
Post

Ciid Mubaarak: Ciidul Adxa

Ciid Al Adxa Al Mubaarak. Bahda Tifatirka iyo qorayaasha WardheerNews, waxay halkan ugu soo gudbinayaan hambalyada munasibadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa dhammaan ummadda mulimiintu meelkasta oo ay joogaan, gaaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxay Eebbe uga baryayaan in uu sannadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo. AAMIIN CIId Mubaarak

Mudug: Kumanaan carruur iyo haween iskugu jira oo ka soo kabanaya nafaqo-darro markii quudin loo sameeyay
Post

Mudug: Kumanaan carruur iyo haween iskugu jira oo ka soo kabanaya nafaqo-darro markii quudin loo sameeyay

by Jibril Osman Siddeed kun afar boqol iyo sagaashan qof oo iskugu jira carruur iyo haween ayaa ka soo kabanaya xaalad nafaqo darro, markii xarumo lagu quudiyo laga hirgaliyay 11 deegaan oo gobolka Mudug ah bishii Febraayo ee sanadkan. Ururka  Somali vision development ayaa xarumahan nafaqaynta ka sameeyay deegaanno ay ka mid yihiin Gaalkacyo, Galinsoor, Bandiiradley, Saddex-higlo...

Muqdisho: Qalabka dharka lagu dhaqo oo caqabad u horseeday haween dhar-dhaqista ka soo saaran jiray nolol-maalmeedka
Post

Muqdisho: Qalabka dharka lagu dhaqo oo caqabad u horseeday haween dhar-dhaqista ka soo saaran jiray nolol-maalmeedka

(ERGO) – Maryan Cali Booley iyo carruurteeda ah oo barakac ah waxay saddex bil ee u dambeysay wajahayaan cunno yari. Hal waqti oo habeenkii ah ayay cunaan raashin bisil oo ay ka soo qaataan qoys ay qaraabo yihiin. Waxay horay ugu tiirsanaayeen shaqo dhar-dhaqis ah oo ay ka maarayn jirtay noloshooda qoyskeeda. Haweeneydan ayaa ka mid...

Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland oo iscasilay
Post

Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland oo iscasilay

Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdirissaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in uu dhammaanba xilalkii uu ka hayay Somaliland iska casilay. Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada ay colaaddu ka taagantahay ee Laascaanood ayaa horey u sheegay in uu la mawqifyahay garaadada beeshiisa oo iyagu si cad uga horyimid maamulka Somaliland ee...

Post

Hawlaha Adeegyada Bulshada ee Deegaanka Soomaalida oo Musuqmaasuq Ragaadiyay

Xaaladda deegaanka Soomaalida siiba dhinaca xafiisyada bixiya adeegyada bulshada ayaa laga dayrinyaa iyagoo maalinba maalinta ka dambeysa ay ka sii daraya noqdayna kuwa fadhiid ah oo gabay hawlihii loo igmaday. Wararka laga ka helayo caasimadda deegaanka ee Jigjiga ayaa sheegaya in xafiisyada dawladda badankooda ay yihiin kuwa wax hawl iyo waxqbad bulsho oo la tilmaami...

Bakool: Qoysas colaad iyo abaar ka barakacay oo wajahaya xaalad nolol xumo oo ku haysata tuulada Dhuurey oo ay maciin bideen
Post

Bakool: Qoysas colaad iyo abaar ka barakacay oo wajahaya xaalad nolol xumo oo ku haysata tuulada Dhuurey oo ay maciin bideen

Shan boqol oo qoys oo bartamihii bishan May ku barakacay deegaanka Dhuurey oo ka tirsan degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool ayaa wajahaya xaalad cunno xumo iyo hoy la’aan. Dadkaan waxay dulsaar ku yihiin qoysas ku nool magaalada Dhuurey oo ku quudiya raashin ay iska soo aruuriyaan, kaas oo aan dabooli karin culeyska haysa haysta. Waxay...

Nugaal: Beeraleyda Burtinle oo wajahaya dhaqaale xumo ka dhalatay dalag ay ku maal gashadeen lacag dayn ah oo daad uu baabi’iyay
Post

Nugaal: Beeraleyda Burtinle oo wajahaya dhaqaale xumo ka dhalatay dalag ay ku maal gashadeen lacag dayn ah oo daad uu baabi’iyay

by Jibril Osman Qoyska Cabdi-hodan Maxamuud oo 12 qof ah ayaa wajahaya xaalad cunno xumo oo ay u dheertahay dayn lagu yeeshay, markii daad ku soo rog maday beer uu leeyahay uu baabi’iyay dalag ka baxay 13 bishii May ee sanadkan. Wuxuu ka mid yahay 350 beeraley ah oo ay qoysaskoodu ka soo kaban la’yihiin dhaqaale...

Galmudug: Reer guuraa xoolahooda ay suuq yeesheen markii laga daaweeyay xanuunno ragaadiyay nacfigooda
Post

Galmudug: Reer guuraa xoolahooda ay suuq yeesheen markii laga daaweeyay xanuunno ragaadiyay nacfigooda

Xoolaha Cabdi Macalin Fiqi ayaa ka soo kabtay cudurro ay la il darnaayeen, markii uu ka faa’iideystay daaweyn lacag la’aan ah oo wasaaradda xannaanada xoolaha Galmudug ay u sameysay. Waxa uu sheegay in 15 Maarso xoolaha looga daaweeyay cuduro kala ah Jadeeco, Sambab iyo Furuq. Wuxuu intaas ku daray in cudurada xoolihiisa ay ka dhigeen kuwo liita...