Category: Warar

Home » Warar » Page 19
Abwaan Jaamac Kadiye Oo Lagu Aasay Magaalada Gambadhe
Post

Abwaan Jaamac Kadiye Oo Lagu Aasay Magaalada Gambadhe

Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo maalintii shalay ku geeriyooday duqaymo la sheegay in ciidamada Somaliland ka geysteen magaalada Laas Caanood, ayaa maanta lagu aasay magaalada Gambadhe ee gobolka Sool. Abwaanka oo ka mid ahaa halabuurka Soomaalida siiba dhinaca gabayga ragga ugu caansan xilligan ayaa waxa uu tiriyay gabayo iyo geeraaro tira badan oo ka hadlaya...

Shabeellaha hoose: Beeraleyda Wanlaweyn oo qasaare uu ka soo gaaray daad baabi’iyay dalagyo ay beerteen
Post

Shabeellaha hoose: Beeraleyda Wanlaweyn oo qasaare uu ka soo gaaray daad baabi’iyay dalagyo ay beerteen

 by Jibril Osman Yusuf Macalin Nuur oo ka mid ah beeraleyda bariga degmada Wanlaweyn waxaa ku adkaatay maareynta nolosha qoyskiisa, markii beertiisa dalagii ugu abuurnaa uu ka baa’biyay fatahaad uu webiga Shabeelle ku soo rogay. Ninkan iyo beeraleyda kale ee la midka ah ayaa saddexdii sanaba mar ka welwela sidii ay uga badbaadin la haayeen tacabkooda....

Baydhabo: Qoysas barakac ah oo isbeddel dhanka nolosha ah sameeyay kaddib ganacsi ay ku billaabeen lacag gargaar ahaan loo siiyay
Post

Baydhabo: Qoysas barakac ah oo isbeddel dhanka nolosha ah sameeyay kaddib ganacsi ay ku billaabeen lacag gargaar ahaan loo siiyay

 by Jibril Osman Xaawo Maxamed Xuseen waxay ku faraxsantahay inay ku filantahay maareynta nolosha qoyskeeda oo ay ka dabarto dukaan uga dhex furan xerada barakaca Baroodi ee magaalada Baydhabo. Haweeneydan oo ah hoyada sagaal carruur ah waxay dukaanka ku furatay $500 oo ay meel ka dhigatay lacag ugu soo dhici jirtay kaar ay siisay hay’adda World...

Kismaayo: Gabar da’yar oo shaqada sawir-qaadista ka maareysa nolosha qoyskeeda oo dan yar ah
Post

Kismaayo: Gabar da’yar oo shaqada sawir-qaadista ka maareysa nolosha qoyskeeda oo dan yar ah

by Jibril Osman Saabiriin Cabdishakuur Cabdiraxmaan oo 14 sano jir ah ayaa awoodday in ay daboosho baahida cunno iyo tan waxbarasho 8 carruur ah oo la dhahay iyo hooyadeed, markii ay billowday in ay ku shaqayso xirfadda sawir-qaadista bishii Abriil ee sanadkan. Labadii bil ee la soo dhaafay ayay ka heshay shaqadan in ka badan $500....

Dab khasaare geystay oo qabsaday suuqa weyn ee ganacsiga Jigjiga
Post

Dab khasaare geystay oo qabsaday suuqa weyn ee ganacsiga Jigjiga

Jigjiga (WDN)- Dab xooggan oo khasaare hanti laxaad leh geystay, ayaa xalay qabsaday suuqa weyn ee Taywan, ee magaalada Jigjiga, xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Suuqa oo ah halbowlaha ganacsiga magaalada, ayaa waxaa si xooggan oo xowli ah u qabsaday dab khasaare ba’an geystay. Goobta uu dabku ka dhacay ayaa waxaa qariyay qiiq weyn oo...

Baladwayne: xoogsato shaqooyin ay nolol-maalmeedka ka heli jireen ku waayay fatahaadda webiga
Post

Baladwayne: xoogsato shaqooyin ay nolol-maalmeedka ka heli jireen ku waayay fatahaadda webiga

by Jibril Osman (ERGO) – Xoogsato ku tiirsanaa shaqooyin maalinle ah ayaa maareyn la’ nolosha qoysas kooda oo wajahaya cunno yari iyo hoy xumo. Shaqooyinkii ay qaban jireen ayaa meesha ka baxay markii magaalada Baledweyne ay wada saameysay fatahaadda. Dadkan ayaa ah guri joog aan meelna ku tiirsaneyn. Ma haystaan xal ay uga soo kabtaan xaaladda ay...