Category: Warar

Home » Warar » Page 18
Puntland: Kalluumaysatada gobolada Sanaag iyo Bari oo labadii bil ee u danbeeyay aan badda ka jillaaban cabsi soo wajahday darteed
Post

Puntland: Kalluumaysatada gobolada Sanaag iyo Bari oo labadii bil ee u danbeeyay aan badda ka jillaaban cabsi soo wajahday darteed

 by Jibril Osman kumanaan qof oo ka kaluumaysanayay gobolada Sanaag iyo Bari ayaa wajahaya shaqo la’aan saamaysay nolosha qoysaskooda, markii maraakiib si sharci darro ah u kalluumaysanaya ay u diideen in ay badda ka jillaabtaan. Waxay bannaan joog ka yihiin shaqadooda tan iyo bishii August ee sanadkan, markaas oo bad furan la galay. Intaas waxaa u...

Boosaaso: Carruur ka soo jeeda qoysas soo barakacay oo waxbarashada uga haray dhaqaale xumo
Post

Boosaaso: Carruur ka soo jeeda qoysas soo barakacay oo waxbarashada uga haray dhaqaale xumo

 by Jibril Osman Maxamed Haybe Xasan wuxuu la murugsan yahay waxbarasho la’aan ay wajahayaan shan carruurtiisa ah. Waxay sanad dugsiyeedkan furmay ka hareen iskuulka Ugaas-yaasiin ee magaalada Boosaaso oo ay bilaash ku dhiganayeen. Wuxuu sheegay in afar ay sannadkaan u gudbi lahaayeen dugsiga sare, balse rajadoodii ay rumoobi waysay. Waxay ka mid yihiin 3,000 oo arday ...

Dab qabsaday Suuqa weyn ee magaalada Tog-Wajaale
Post

Dab qabsaday Suuqa weyn ee magaalada Tog-Wajaale

Tog-wajaale (WDN)- Waxa uu dab qabsaday caawa Suuqa weyn ee magaalada ganacsiga ee Tog-Wajaale, ee ku taala xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliland. Dabkaa ayaa la sheegay in uu bilaabmay abaara 7:30 fiidnimo,  ilaa caawana uu  wali socdo islamarkaana uu sii fidayo, oo aan la damin. Dabka ayaa qabsaday qeybta suuqa ee lagu gado dharka, maacuunta, qalabka...

Qoysaska dadka naafada ah oo xaalad wax la’aan ah ku wajahaya xerada Ifo2
Post

Qoysaska dadka naafada ah oo xaalad wax la’aan ah ku wajahaya xerada Ifo2

(ERGO) – Canab Xassan Mukhtaar oo xerada Ifo2 timid 28 Luuliyo waxay wajahaysaa cunno yari, hoy la’aan iyo biyo yari. Ma haysato kaarka lagu qaato raashinka gargaarka ah ee la siiyo dadka ku nool xerada. Haweeneydan oo ah hoyada afar carruur ah ayaa waxaa la socda walaalaheeda iyo aabaheeda oo lug iyo gacan isxiga naafo ka...

Muqdisho: Dhallinyaro fursado shaqo ka helay xarun ganacsi oo maareeyay noloshooda
Post

Muqdisho: Dhallinyaro fursado shaqo ka helay xarun ganacsi oo maareeyay noloshooda

(ERGO) – Cabduqaadir Cabdiraxmaan Maxamed wuxuu ku faraxsanyahay inuu awood u yeeshay in qoyskiisa ay qummaati u helaan saddexda waqti cunnadeeda kaddib muddo dheer uu wajahayay xaalad adeg oo dhinaca nolosha ah. Ninkaan oo 28 jir wuxuu sheegay in arrintaan ay u suuragalisay markii 19 bishii September sannadkii 2022 uu ka hirgaliyay Muqdisho xarun lagu sameeyo...

Bakool: Haween billaabay ka ganacsiga hilibka geela markii abaar ay saameysay qoysaskooda
Post

Bakool: Haween billaabay ka ganacsiga hilibka geela markii abaar ay saameysay qoysaskooda

by Jibril Osman Maryan Maxamed Dubbad iyo afar kale oo haween ah ayaa geed hoostiis ku ligligaya hilibka neef geel ah oo ay hilibkiisa iibinayaan. Goor barqo ah ayaan kula kulmay iyagoo qalaya neefkii labaad ee toddobaadkaas ay hilibkiisa iibinayaan. Meeshu waa degmada Washaaqo ee gobolka Bakool. Haweenka oo isku deegaan ah ayaa iska kaashaday hirgalinta...

Bari: Dadka deegaanka Bareeda oo wajahaya nolol xumo markii ay jabtay buundo gaadiidka badeecadaha geeya ay isticmaali jireen
Post

Bari: Dadka deegaanka Bareeda oo wajahaya nolol xumo markii ay jabtay buundo gaadiidka badeecadaha geeya ay isticmaali jireen

 by Jibril Osman Qoyska Nuur Axmed Maxamed oo 10 qof ah waxaa ku adag in ay helaan 24 saacba hal waqti waxay cunnaan, Markii uu qaali noqday raashin taga deegaanka Bareeda ee gobolka Bari. Waxaa u sabab ah burbur ku yimid buundo ay badda ku dhaafi jireen gaadiidka rarka geeya deegaanadaas, taasi oo biyaha baddu ay jabiyeen...