Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Soomaalida iyo Quudhsiga Afkooda

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Waxay ahayd muxaadaro diineed ay ka qaybgalayeen culimo Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka kala yimid, laguna qabtay waddanka Holland badhamihii sagaashaneeyadii oo aan ka qaybgalay. Mid ka mid ah culumadii muxaadarada noo jeedinaysay, ayaa waxa … Continued

Fitro-diid: Sheeko Gaaban

W.Q. Cabdullaahi Janno Wuxuu Fitro-diid dhex fadhiyay guri dugsi iyo daryeel ay ku heysteen isaga iyo qoyskiisa. Hayeeshe wuxuu ninku doorbiday in uu gurigiisa ka dhigo sidii kii dawacada ee daldaloollada badnaa. Iriddii ayuu rujiyay. Saa xaaskiisa iyo carruurtiisaa ka … Continued

MULLAAXDA SUUGAANTA: HEESTA BAAQ

Diyaariye: Macalin Maxamuud Cali Aadan (Hoorri) War la helyaaba talo la hel; oo ninba dooxada wax ku soo dadab.  Labeenbta iyo miidda hadalku waa godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaan ruugga. Fahamka , dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga , seeska masafada , … Continued

Habdhaqanka Cagjar iyo Calaamadaha Munaafaqa

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Bani’aadanimada waxyaabaha burburiya ee la isku raacsanyahay waxaa la sheegaa in ay ka midyihiin siyaasi aan damiir lahayn iyo lacag aan la shaqaysan. Labadan arrimoodba waa kuwo aad uga dhexmuuqda bulshada Soomaaiyeed deegaamadooda kala geddisan. Waxaan … Continued

JABEEL (Maanso)

W.T. Idiris Maxamed Cali Dave Chappelle, majaajilaystaha Madow ee Maraykanaad, wuxuu qarka u saaran yahay in la faafreebo, hantidiisana bacaadka lagu liso, isagoo jooga dalkiisii hadal-furnaantu u xeerranayd. Netflix ayuu sanadkan, bishii Oktoobar shanteedii ka sii daayay barnaamijkiisii ugu dambeeyay … Continued

Doodo Suugaaneed

W.Q. Cali Ileeye Gabyaaga arki-jirey-doonka ah iyo abwaannada maanta waxa dhextaalla dood adag. Kuwa hore waxa ay rabaan in loo maansoodo sidii ay u gabyi jireen xoolaraacatadii hore, iyo in xero loogu oodnaado habfikirka miyiga oo qudha. Halka kuwa danbe … Continued

Madaxweyne Cagjar iyo Ciidankiisa Baraha Bulshada

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Guud ahaanba caalamka, waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhaya ahmiyadda iyo saamaynta ay baraha bulshadu (social media) ku yeelanayaan dadyawga adduunka. Baraha bulshadu waxay xilligan door weyn ka cayaaraan nolosha dadka, waxaanay noqdeen shay daruuri … Continued

WAA BARE DHANBAALKII (Maanso)

W.T. Macalin, Maxamuud Cali Aadan “Hoorri” Baruhu waa bud-dhiggaha, horseedaha, hoggaamiyaha iyo tilmaamaha seeska jiritaanka  ummadaha. Marna waa halbowlaha haba, tallaala, waraabsha  geedka horumarka iyo ilayska geeddi-scodka nololeed. Bulsho kasta oo gaarta tanaad iyo tisqaad nololeed ogow waa bulsho tixgelisa … Continued

AFKEENNA HOOYO: Haddii aad taqaan bar, haddii aadan aqoonna baro!

W.Q. Ruqiyo Aw- Maxamed faarax Waa maxay “Salaan ka gadaal”, “Ujeedkaygu waxaa weeye” iyo Webiga fatahaadda sameeya”? Marka adeegsiga afka Soomaaliga maanta la eego, dhibaatada la dareemi karo waxaa weeye in dad badan oo afka ku shaqeeya, sida saxaafadda, xafiisyada … Continued

Midowga Murashaxiinta maxaa la gudboon?

W.Q. Ibrahim Aden Shire Maalintii Khamiista ee ina dhaaftay, waxaa shir jaraa’id qabtay golaha mucaaradka ee ku midoobay magaca Midowga Murashaxiinta (MM). Shirkaas ayuu goluhu ku sheegay in waxa lagu sheegay doorashada ee dalka ka socda ay horseedi doonto burbur … Continued

Muhimadda Murashaxnimada Madaxweyne

W.Q. Ibrahim M Deeq Soomaaliya, mar bay gaadhey heer ka habboon hab-maamulkii miyiga ee xeerka iyo dhaqanku gun-dhigga u ahaayeen. Maamul casri ah oo arrimaha nolosha nidaam dawli ah waafajiyey oo amni iyo kala dambayn la taaban karo soo dabbaalay … Continued