Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 9
Doorashada Qof  iyo Cod iyo Degmooyinka ka Baxsan Diilinta Madow
Post

Doorashada Qof  iyo Cod iyo Degmooyinka ka Baxsan Diilinta Madow

W/Q Maxamed Cabdi Maxamuud Marka laga hadlayo dowladnimada Puntland intii ay jirtay waxay ahayd mid u badan ama ku eg laamiga dheer, ilaa dadka qaarkiis ku tilmaamaan ama naanaysaan ‘Dowladda Diilinta Madow’ oo micniheedu yahay in aysan waxbadan kala socon wixii laamigaas dheer ka baxsan ama adeeg bixintu tahay mid gaabis ah. Tusaalle ahaan, 20%...

Gabayo: Silsilad Billaw ah
Post

Gabayo: Silsilad Billaw ah

W.Q. Xuseen Xalane Saaxiibkey Cabdirashiid Xaashi oo ka mid aha ragga inta badan igu riixa inaan Afarayda tiriyo, ayaa Twitterka galiyey Gabaygan soo socda oo meelo taataabtay sida tayo-xumida iyo tabaqsiga rayiga isticmaalayaasha Baraha Bulshada. Taas kuma ekenaanina meelo kaluu fantay sida Ninka iska leh Twitterka Ellen Musk iyo arrimo badan. Gabayga 2aad  wuxuu tixraac...

Eray-bixinta  Doorashooyinka! 
Post

Eray-bixinta  Doorashooyinka! 

W.Q. Ashkir Nuur Axmed, Ph.D Sidaan la wada soconno, dowladda Puntland waxay cagta saartay dhabbada doorasho qof iyo cod ah.  Waxaa in muddo ahba dhagahayga ku soo dhacayay siday dadku uga hadlayaan arrintaan; iyadoo ay ka muuqato soo dhawayn geeddigaan ku aaddan, kala aragti duwanaan iyo bisayl siyaasadeedna aad mooddo dadku in ay gaareen! Haddaba...

HESHIISKA AMNI EE IMAARAADKU: WAA KU XADGUDUB MADAX-BANAANIDA QARANNIMO EE SOOMAALIYA
Post

HESHIISKA AMNI EE IMAARAADKU: WAA KU XADGUDUB MADAX-BANAANIDA QARANNIMO EE SOOMAALIYA

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Dhadhamooyin badan baa jiroo, aad ku dhimataaye Dhereg ma leh dhuuniga xumeen, cunaha dhaafayn Ha u dhuran dhurwaagii laftuu dhuuxay eersaday. Gabay, Axmed Ismaaciil Diiriye “Qaasim” – AHUN. ************** Bishii Febrayo 6-deedii ee sannadkan 2023 ayaa golaha wasiirrada ee Dawladda Federalka Soomaaliya (DFS) ansixiyeen heshiis militari iyo amni oo ay kala...

Walaalkay Barwaaqo Ilaah ha kuu naxariisto
Post

Walaalkay Barwaaqo Ilaah ha kuu naxariisto

W.Q. Dr. Georgi Kapchits Geeriyi ma qarsoonto. 3dii Maarso waxay ku timid Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax ‘Guri Barwaaqo’. Waa hoog qoto dheer oo iga dhigay qof tiiraanyaysan. Waxaan hubaa in tiiraanyada aan ku suganahay ay ila wadaagayaan dad badan oo ila jeclaa marxuumka, nasiibna u lahaa in ay la kulmaan oo ay qadderiyaan qalbigiisii u furnaa...

Madaxweyne Xasan Iyo Golihiisa Ergooyinka
Post

Madaxweyne Xasan Iyo Golihiisa Ergooyinka

W.Q. Ashkir Nuur Axmed, Ph.D Tan iyo intii uu kursiga dib u hantay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa eray-bixinnida fagaaraha siyaasadda aad ugu batay adeegsiga erayga ah: “Ergay”. Markii ugu horraysay ee eraygaas si baaxad leh loo maqlo waxay ahayd: bishii May ee sannaddii 2022-kii, maalmo ka dib, markii la doortay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud;...

Sooyaalkii Waxbarashada iyo soo Dhoweeyntii Muqdisho
Post

Sooyaalkii Waxbarashada iyo soo Dhoweeyntii Muqdisho

W/Q  Cabdinuur Sheekh Maxamed, Ph.DWasiir hore, Wasaaradda Waxbarashada DFS Waxay ii ahayd fursad qaali ah in aan ka qeybgalo kulan Qaran oo waxbarasho oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo uu horkacayo Wasiirka Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo maamulka sare ee wasaaradda. Runtii kulan noocaan oo...

Soomaalilaan Maxaa Loo Aqoonsan Waayey?
Post

Soomaalilaan Maxaa Loo Aqoonsan Waayey?

W/Q  Maxamed Nuur Shire Jeerkii ay burburtay dawladdii Soomaaliya ee ay askartu hoggaamineysay (1991-dii) , oo ay jabhaddii SNM la wareegtay magaalooyinka waqoooyiga badankooda, waxaa magaalada Burco lagaga dhawaaqay gooni-isutaag la sheeegay in shan gobol oo ka mid ah siddeed iyo tobankii gobol ee Soomaaliya ay kaga go’een dalka intiisii kale oo markaas ay ka...

Post

GOOONI ISU-TAAGGA SOMALILAND: MAROODI BAA MINANKA KU JIRA

W,Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Maqaallo badan oo Ingiriisi ku qoran ayaa lagu baahiyey boggan WardheerNews ilaa maalintii (5tii Febrayo 2023) ee ay qaraxday colaadda Laascaanood. Qoraalladaasi dhinacyo badan bay ka eegeen colaaddaas, si ay u macneeyaan sababaha ka dambeeya dabka qarxay iyo axwaasha ku gadaaman sida: saamaynta loolanka istraataji-dhuleed ee Shiinaha iyo Maraykanka ee Geeska...

Daljir: Gabay
Post

Daljir: Gabay

W/T Maxamuud Xaaji Daljir daacadaan ahay Darwiish heegganaan ahay Geesi diirran baan ahay Dir waxaan u leeyahay Danta guud in aan jiro Intaan dunida saarnahay Daandaansi ma ogoli Ninkii damacu qaadoo Dirirtayda maagana Anigaa duruus iyo Maahmaah da’ weyn iyo Erey duugga dhaxal gala Diiwaanka ugu qora! Difaac bira ayaan ahay Anigaa dalkeenniyo Dunji ubadka...