Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 10
Post

Mar kale:  Dooxada Marar iyo Damaca Oromada

W/Q: Xil. Maxamed Ibraahim Hordhac MARAR waa dooxo iyo degaan Alle baad iyo biyoba ku mannaystay, oo ku taal goob 25 km xagga galbeed ka xigta magaalada Jigjiga kana tirsan degmada Tulli-Guuleed. Waxa Dooxadan ka qodan 57 ceel-biyood oo shacabka degaanku biyaha ka cabbaan xilliga Jiilaalka. Waxana hareeraheeda deggen bulsho lagu qiyaaso ilaa 30,000 qoys...

MUXUU MW XASAN KA OGYAHAY ISKAASHIGA TOOSKA AH EE MARAYKANKA IYO SOMALILAND?
Post

MUXUU MW XASAN KA OGYAHAY ISKAASHIGA TOOSKA AH EE MARAYKANKA IYO SOMALILAND?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed  Sida ay tebisay warbaahintu, 23kii Disembar 2022 ayuu Madaxweynaha Maraykanku Joe Biden saxeexay xeer cusub oo jidaynaya iskaashi nabadgelyo iyo difaac oo dhexmara Maraykanka iyo Somaliland: Xeerka Difaaca Qaranka Maraykan ee Miisaaniyad Sannadeedka 2023 (National Defence Authorisation Act – NDAA – for Fiscal Year 2023). Xeerkani wuxuu farayaa wasaaradaha arrimaha dibedda...

Post

Maareynta Abaaraha iyo Qorshihii Nabi Yuusuf (CS)

W.Q. Xasan Raage Nabuyu Laahi Yuusuf waxa uu si wacan u maareeyey una maamuley abaar weyn oo soo wajahdey boqortooyadii Faraaciinta ee Masar xiligiisii. Sida aan wada ognahay waxa ay arrintaasi ka billaabantey fasiriddii Yuusuf ee Riyadii boqorka Masar ku riyoodey toddoba sac oo naaxsan oo cunaya toddoba kale oo weyd ah iyo toddoba madax...

Post

Doorka Maxkamadda Dastuurka: Afar iyo labaatan sanno kabacdi Maxkamadda Dastuuriga ee Puntland?

W/Q Siciid Maxamed Axmed “Carafaad” Dastuurka Soomaaliya oo la ansixiyey 2012 ayaa dhigaya Maxkamadda Dastuuriga[1]. Dastuurku wuxuu Maxkamaddan awood u siinayaa inay go’aan kama dambays ah ka gaadho dhammaan khilaafyada Dastuuriga ah, sida khilaafyada ka dhasha xilalka, awooddaha iyo shaqooyinka u dhexeeya hay’addaha Dastuuriga ah ee dawladda federaalka iyo kuwa dawlad gobolleedyadda.  Sidoo kale waxaa...

Post

60 sano kadib booqashadii Sharmaarke ee Mareykanka

W.Q. Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon 27kii Nofember 1962kii waxaa dalka Maraykanka booqasho ku tagay wasiirkii koowaad ee Soomaaliya ee xilligaa Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Booqashada Maraykanka ee Md. Sharmaarke waxay isugu jirtay ka qaybgalka shirweynaha golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay iyo martiqaad uu ka helay madaxweynihii xilligaa ee Maraykanka John F. Kennedy. Mudane Sharmaarke oo...

Post

Muxuu salka ku hayaa ismarin-waaga siyaasadeed ee Somaliland?

W.Q. Maxamuud Cabdillaahi Axmed Waxa beryahan dambe hadal-haynta bulshada Soomaalida ku soo noq-noqotay su’aal ah: maxay salka ku haysaa muranka siyaasadeed ee murgay ee Somaliland (SL) maanta ka jiraa? Jawaabta su’aashaas waxaa laga heli karaa warqaddii mudane (md) madaxweyne Biixi ku soo celiyey baarlamanka uu ku diiday saxeexa iyo dhaqan-gelinta xeer lambar 14/2021. Warqaddaas oo...

Post

Gorfeyn Buugga: Madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali “Tuur”: Taariikh-Nololeedkii Madaxweynihii Koowaad ee Soomaaliland (1931-2003)

Qoraha buugga: Cabdiqani Cabdillaahi Aadan. 448 Bog. Hill Press, 2022. Gorfeyntii: Faysal Cabdi Roble Taariikhda bulshooyinka laba xoog ayaa sameeya. Xoog waa kan dadweynaha (forces of the masses). Midka kalena waa xoogga shaqsiyaadka sida boqorrada, hoggaamiyayaasha, indheergaradka, iyo qalinlayda. Sida aad buuggan kaga bogan doonta, Madaxweyne Cabdiraxamaan Axmed Cali (Cabdiraxmaan Tuur) waxa uu ahaa shaqsi...

SOOMAALIYA: BAAHIDA LOO QABO IS-AFGARAD SIYAASADEED OO CUSUB
Post

SOOMAALIYA: BAAHIDA LOO QABO IS-AFGARAD SIYAASADEED OO CUSUB

Takhtar: intee lagaa haayaa, abooto?  Abooto: waa leegu wada dhan yahay, takhtar. W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Waxaan soo dhoweynayaa maqaalkii 13kii Oktoobar 2022, Dr. Cabduraxmaan A. Baadiyow ku baahiyey WardheerNews. Maqaalkaas (REFLECTIONS ON SOMALIA’S POLITICAL DEADLOCK: THE NEED FOR A NEW POLITICAL DEAL) oo ku baaqay helidda is-afgarad siyaasadeed oo cusub. Waxa kale oo aan...

Safarkaygii Gobolka Gardafuu:  Maxaan Ku Soo Arkay Dhulkaa Dad Iyo Duunyo?
Post

Safarkaygii Gobolka Gardafuu:  Maxaan Ku Soo Arkay Dhulkaa Dad Iyo Duunyo?

W.Q. Cabdifitaax Maxamed Sugulle Waxaan ka safarnay aniga iyo wafdi wasiirro Punlqnd ahi caasimadda Garoowe subixii Jimcaha 30kii Oktoobar, 2022, 6dii aroornimo. Waxaannu tagnay magaalada Baargaal 7:30 fiidnimo oo aan u soconnay in kabadan 12 saacadood. Jidku waa dheeraa, badankiisuna waa fiicnaa. Waxaannu ka leexannay Kalabayr, Bari oo ay magaalada Baargaal isu jiraan 295km. Waddadu...

Warqad Furan: Soomaaliya waa mid, mid kuma noqoto, ka dhabeeya midnimadeeda
Post

Warqad Furan: Soomaaliya waa mid, mid kuma noqoto, ka dhabeeya midnimadeeda

Ku: Mudane Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Og: Mudane R/wasaare Hamse Cabdi Barre Og: Guddoomiyaha Baarlamaanka F. Soomaaliay Mudane Sheekh Aadan Maxamed ,Speaker Og: Guddoomiyaha Aqalka Sare B.F. Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Og: Mudane Shariif Sheekh Axmed, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya——— W/Q: Cismaan Xasan Marka hore Madaxwayne iga guddoon salaan Sharaf. Marka xiga waxaan ka falcelinayaa...