W/Q Maxamed Heebaan Doodda ku saabsan qeexida qofka Somaaliga ah ayaa beryahan qabsatay bulshada Soomaaliyeed. Dooddaasi waxay billaabantay markii Madaxweyne Xasan Sheekh uu sheegay inay dowladda federaalku soo saarayso kaadhka aqoonisiga qaranka (Natiional ID card). Dad badan ayaa waxay is weydiinayaan dowladdu dagaalkii Al-shabaab ayay ku mashquul-sanayd, ee maxay hadda u bilowday arrinta buuqa dhalisay...
SHACABKA SOMALILAND – MAR KALE TALO SEEG HA NOQONINA
Haddii talo cishada loo og yahay, cidina yeelaynin Maalintay cidhiidhiga gasho ay, col iyo qaad joogto Ceeb weeye Xooroow qabiil, soo calaacalaye Gabyaa Cismaan Carraale (AUN) Talo- seeg Tan iyo 6dii bishii Febrayo 2023 ee dagaalku ka billaabmay magaalada Laascaanood, kaas oo socday 8 bilood ku dhowaad, una dhexeeyey maleeshiyada deegaanka iyo maamulka Hargeysa,...
Galdaloolooyinka Cilmiga Dhaqaalaha
W/Q Muxumed M. Muxumed (Khadar) “Cilmigan dib u heego dhaca cilmigan dul ka xaadiska ah cilmigan sama dawdarka ah caqligu ka daboolan yahay bukaankiyo daafka qaba gumaysigu diin u yahay Ilaah lagu diiddan yahay …cilmigan daldaloolka badan damiirku ka meydka yahay” Hadraawi. “Economics is haunted by more fallacies than any other study known to man”...
Dastuurka Soomaaliya: Ma Dhammaystir Mise Dhimis?
W/Q Maxamed Macalin Siyaad Hordhac Dastuurka Soomaaliya wuxuu qabyo ahaa in ka badan 10 sano. Intuu qabyada ahaa waxaa la doortay seddex madaxwayne oo mid waliba marka la doorto uu ballan qaadayay inuu dhammaystirayo. Nasiib darrase, labadii madaxwayne ee horeba waxay waqtigooda dhammaysteen iyagoon wax la taaban karo ka qaban. Madaxwaynaha hadda talada haya, Xasan...
Xatabadda Doorashada: Taabbagelinta Xisbiyo Badan iyo Baarlamaan Tayo Leh
W/Q. Mustafa Fayruus Hannaanka xisbiyada badan waxaa weheliya welwel ah in xisbiyadu noqdaan tirabbeel tabar daran, oo aan tayo iyo taag siyaasadeed midna lahayn ‘fragmented small-sized parties’, iyo kala baahid iyo habqan ku dhaca metelaadda dadweynaha ee baarlamaanka ‘fragmentation of representation’. Waa laba arrimood oo xiriir leh, sida badanna horseeda hoos u dhaca kartida...
DFS MA LEEDAHAY QORSHE SIYAASADEED OO KU AADDAN SOMALILAND?
W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Wada-hadallada Somaliland iyo Dawladda Federalka Soomaaliya (DFS) waxay soo jiitamayeen ilaa sannadkii 2012 iyagoon ilaa haddana labada dhinac farqiga u dhexeeya weli wax xal ah u helin. Su’aalo faro badan ayaa ku gedaaman wada-hadalladaas, laakiin waxay qormadani is-weydiinaysaa in DFS leedahay qorshe siyaasadeed oo ku aaddan Somaliland una adeegaya ilaalinta iyo...
HA LOOGU DUCEEYO BIIXI IN ILAAH GARANSIIYO FURAHA NABADDA
W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Bishan Juun 18 keedii 2023dii waxa ciidan cusub oo dhibboo ka baxay, Madaxweyne Muuse Biixi u diray dagaalka Laascaanood. Taliyaha ciiddamada Somliland Jeneral Nuux Taani isna wuxuu ka sheegay fagaarihii sagootinta in ciiddamada Somaliland ilaa hadda xarrago dagaalamayeen. Talow, waa maxay xarragada ku jirtay dagaal ay boqollaal qof ku naf waayeen,...
Khatarta ku Geedaaman Nidaamka Madaxtooyada ee la Soo Jeediyay
W/Q: Dr. CabdiNuur Sheekh MaxamedTarjume: Ibraahim Maxamed Abdulqadir (Shiino) Qoraalkani waa isku day lagu iftiiminayo cakirnaanta soo jeedintii dib u eegista dastuurka ee ay dhawaan 27/05/2023 soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ka koobnaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, RW Xamse Bare, K/RW Saalax Jaamac iyo afar madaxweyne Dowlad-Goboleed oo kala ah, Madaxweynaha Jubbaland Axmed...
WAA SIDEE QAAB QORAALKA QUMMAN EE ISKU DHISKA MAGAC LAMMAANE: ‘AF’ IYO ‘FUR’?
W/Q: Cabdirisaaq Baraag Dad badan ayaa qodqoday oo aragtidooda ka dhiibtay sida ugu toosan ee loo qori lahaa magac lammaane, kaas oo ka yimid, isku darka labada magac ee ‘af’ iyo ‘fur’. Cidi dood kama keenin in ujeeddada erayga soo bixi doona uu noqonayo ‘af xirnaan la jabiyay ama la joogiyay, oo in wax la...
Doorashooyinka Puntand: Daaraasad Gaar ah- Ururka Kaah iyo Gobolka Sanaag
Tifaftirka WardheerNews Hordhac: Soomaliya guud ahaan muddo ka badan 54 sano kama aanay dhicin doorashooyin qof iyo cod (1p1v) heer Baarlamaan (golaha wakiilada) iyo heer degaan, maadaama waddanku muddo badan uu ku jiray xukun Milateri, burbur iyo dowlad la’aan. Marka laga reebo Soomaaliland oo ku dhawaaqday in ay Soomaaliay inteeda kale ka go’aday sanadkii 1991,...





