Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

Waa Tuma Rebecca Lolosuli?

W.Q. Cabdirisaaq Baraag   Rebecca waa haweeney Keenyaan ah oo reer Samburu ah. Waxa ay 1962 ku dhalatay tuulada Wamba. Dugsi dhexe yay ka gaartay waxbarashada iyo kalkaalisanimo ay ka gaabisay lacag waxbarasho la’aanteed. Sidaas darteed, iyada oo 18 jir … Continued

MAANDEEQ : Hashii Saddexda Doqon

By Ahmed Khalif Maandeeq, hashii kuruska iyo horaaddada wayneyd, ee astaanta u ahayd xornimada Soomaaliya ayaa maanta u eg  hashii sheeko carruureedda saddexda Doqon wada lahaayeen. Saddex Doqon oo walaallo ah ayaa la yiri, waxay Aabbahood ka dhaxleen hal caano … Continued

Doorashadii Farmaajihii labada Koofiyadood lahaa- Muqdishu 2017/2021

W/Q Cabdi Faarax Juxaa Bishii Febraayo 8-dii, 2017 waxaa labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya fadhi wadajir ah, oo dooarasho dadban oo mugdi iyo faq-hoosaad badan leh ugu doorteen Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo noqday Madaxweynihii 5-aad ee  Soomaaliya burburkii kadib. Madaxweyne … Continued

Danta Soomaliya iyo doonista dowladdaha isdiidan

W/Q: Mohamed Abdikadir Socdaal Xiriirrada diblumaasiyadeed waxaa lagu tiriyaa kuwa ugu muhiimsan siyaasadda dowladdaha, falcelinta ka dhalataana waa kuwo saameeya dalalka ilaa heer aad u sarreeya. Xiriirka diblumaasiga waa madaxa xiriirrada dhexmari kara laba dowladdood oo kala duwan a, waxa … Continued

MAXAY KU KALA DUWANAAYEEN SYL IYO SNL?

W.Q. LIIBAAN AXMAD Xuska sanadguuradii lixdanaad ee qaadashada gobanimada iyo unkiddii midowga waxay dad badan ku  dhaliyeen su’aal ku saabsan kala duwanaanshaha  ururradii  Somali Youth League ( SYL ) iyo Somali National League (SNL).  Dr Afyare C. Cilmi,  oo wax … Continued

DABEYLAHA GEESKA AFRIKA IYO DURUUFAHA SOOMAALIDA

W/Q: Cabdixakiim Diiriye Gobolka Geeska Afrika, oo lugu tilmaamo mid ka mid ah, meelaha ugu xasaasisan adduunka (Wuxuu la jaal yahay gobollada Bariga Dhexe iyo Balkaaniska) Inta ugu badan xasaradaha Gobolkani, waxay u dhexeeyeen Soomaalida iyo Xabashida, hardankaas oo soo … Continued

Carruurtaada Bar Oo Ku Barbaari Af-Soomaaliga

W.Q. Cusmaan Sh.Cabdi Maxamed Dhaqan kasta oo jira waxa uu ka billaawdaa kuna dhammaadaa luuqad. Luuqaddu waxa ay saameysaa hiddaha iyo dhaqanka bulshada guud ahaan. Waana waxa bulshooyiinka caalamka kala duwo. Waaliddiin badan oo qurba-joog ah ayaan ku baraarugsaneyn khatarta … Continued