Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Marka Lama Taabtaha La Isku Taabto!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Wuxuu ahaa shakhsiga ugu saamaynta badan maamulka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana lagu tilmaamaa ninkii madaxweyne Farmaajo u suurtogeliyay hankiisii ahaa in uu mar uun masallaha dhigto Villa Soomaaliya. Waa dillaalka u dhexeeya dawladda F. Soomaaliya … Continued

Yaa Ku Murmaya Curinta Heesta “Soomaaliyeey Toosoo”?

W.Q. Idiris M. Cali Salaasadii ay bisha Ogosto ahayd 31, sannadkan 2021, ayaan si kadis ah u arkay muuqaal wareysi ah—balse weyddiimaha laga jarjaray—oo laga duubay marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, iyadoo markaas ku sugnayd magaalada Xamar. Muuqaalkan oo 21-Juun-2021 … Continued

Muxuu Yahay Qaloodka Bulshadeenna Haystaa?

W/Q: Cabdifataax Xasan Maxamed “Barawaani” Waayadii ay reer Yurubku ku soo duuleen carriga Soomaalida saskii bilaabmay ilaa iyo maanta waa uu ka dhex jiraa bulshadeenna. Saskaasi waxa uu sababay in oof ma guuraana oo dhanka fekerka ah uu kaga tago … Continued

Hadraawi, Muqdisho iyo Aniga

W/Q Cabdiraxmaan Aaden Cabdi Taariikhdu waa 26 September sannadii 2011. Waxa gegidda diyaaradaha ee Aadan Cadde caga dhigatay, diyaarad sida   Konton arday –  soddon iyo shan  Jaamacadood u socda, iyo toban iyo shan aan ka mid ahay oo waxbarasho dugsi … Continued

Abwaan Yamyam iyo Qeexdinta Tidcanta

W/Q Idiris M. Cali Maqaalkii hore, ee uu cinwaankiisu ahaa “Tidcan: Tiirka Saddexaad ee Suugaanta”, waxaan ku soo bandhignay jaadadka tidcanta, oo aynu gaarsiinnay ilaa afar jaad oo, farsamo ahaan iyo qaab ahaanba, kala duwan. Jaadadkan dhawrka ihi waxay madmadow … Continued

Soomaalida iyo Lahjadda Maayga

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan Afka ama luqaddu waa shay muhiim u ah isku xidhka bani’aadanka. Afku waa ka suurtogeliya in qofba qofka kale u gudbiyo fikirka, argtiyaha iyo dareenka uu qabo. Waa waxa lagu aqoonsado bulsho amase kala duwa … Continued

Madaxweyne Farmaajo iyo R/Wasaare Rooble keebaa sharci ku taagan?

W/Q. Cismaan X. Maxamed Wakhtigan oo doorashadii mudada dheer la sugayey ay bilaabantay, arinka khliaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha DFS, ee marxaladda kalaguurka, waa war shacabka iyo saaxiibada Soomaaliya ay aad u dhibsadeen kuna noqotay lama filaan. Shacabku iyo Saaxiibada … Continued