Friday, April 26, 2024
Wardheer News

DALMAR: Taariikh Nololeedkii Ibraahin Ismaaciil

Qore: Ibraahin Ismaaciil iyo Eugène Gaspard Marin   [1]Tifatire (English): Dr. Richard Panchurst Tifaftire (Somaali): Boodhari Warsame Sebtember 23, 2013   Hordhac Waxa aan xusuusannaa taxane taariikh-nololeed ah oo aan hadda ka hor la wadaagay akristeyaasha wardheernews.com (Mahadhadii Maxammad Nuur). … Continued

Joe Biden-na ma Midgaan baa?

WQ: Ibraahim G. Sharmaarke Murbeedka Murtidu wuxuu la da’yahay murtida lafteeda. Sida tuugaysiga kale ee la wada yaqaanno, falkani wuxuu ku qotomaa doonista mamman ee ama ha dhaco ama ha xadee qofka ku xambaarta in uu inta xaf-gooyo xeradiisa ku … Continued

Gadaangad (Maanso)

W.T. Faarax Cali Gammuute Arar Wax la yidhi, rag lays ku tiriyo ayay ka sebaanba ahaayeen. Wayse ahaan jirtaye, midkood baa loo gawaamay.’Lagu ma dhaamee, dhaqaaq’ baa lagu yidhi. Cagtaa laga gujiyay. Damac baa hor booday. Gacantuu u haadiyay.Isna yidhi … Continued

YAA, MA SIDAASAA !!

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Herr ‘K’.. mudane ‘K’ waa nin Jarman ah oo magaciisa xarafkii ugu horreeyay laga soo qaaday, innaguna sidaas ayaynu ugu yeeri doonnaa. ‘K’ waa afartan jir dherer iyo lafba u dhammaystiran.  Shan iyo labaatan sannadood, ayaa … Continued

PUNTLAND: HADDA IYO DAN

Qore: Axmad Cabbas (Gacma-Gaab) Arar Jiritaanka dawladda Puntland wuxuu kowsaday 1dii Julay 1998, taasoo ku beegan maalinti la ansixiyay Axdigi Ku-Meel-Gaarka ahaa. Sidaas awgeed,  sannadka 2013 Puntland waxay jirstay 15 sano. Puntland waxay ballaysintay guul la mahadiyay. Hor iyo horraan … Continued

Taxanaha Aadan Makina: Farta Lee Iigu Fiiq Aan Soo Jabsadee!

Waagii hore xafladuhu wey iska yaraayeen oo meelaha dhallinta ay ka qaraaban jireen waxaa kamid ahaa goobaha lagu sheego muraad ama sab sida aroosyada, xusaska, wanqalka, Qur’aan akhriska, iyo guud ahaanba ducooyinka kala geddisan sida kuwa loo dhigo qof bukaan … Continued

Wadaad Waa baa baryay!

W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Burburkii ka dib, waxa innagu habsaday wadaad xume (Bahal Gadh leh). Kaas oo  meel uu joogaba  isku caleemo saaray inuu dadka ka aragti dheer yahay, ka waayo aragsan yahay, ka aqoon badan yahay, kana … Continued

Taxanaha Aadan Makina: Farsamayaqaankii Iskhayaanay

Nin farsamayaqaan ah oo taqasus dheer ulahaa faryaamada iyo dhismaha guryaha, ayaa wuxuu gaadhay xilligii uu geli lahaa hawlgabnimo da’ lasoo deristay awgeed. Qoladii uu u shaqeynaayey ayuu ku wargeliyey in uu shaqada ka fadhiisanayo maadaamo uu cagacageynaayo da’ aad … Continued

Diihaal-reeb: Milicsi kooban

Cabdiraxmaan Faarax Guri Barwaaqo Email: [email protected] Magaca buugga:  Diihaal-reeb Qore                :  Khaalid Jaamac Qodax Soosaare          :  Qodax Publishers ISBN                :  978-1-105-51544-6 Inta bog           : 219bog www.lulu.com ______________ Hordhac: Curinta maansadu innaguma cusba. Cid halbeegyadeeda taqaanse innagu yar. Deelqaaf iyo laaxin … Continued

Taxanaha Aadan Makina: Damaashaadkii Dharka

Odhaahda Tifaftirka: Taxanaha Aadan Makina waa sheekooyin gaagaaban oo si joogto ah loogu soo bandhigi doono degelka WardheerNews ugu yaraan toddobaadkiiba halmar. Sheekooyinkan oo uu qoray halka uu qaarkoodna ka tarjumay  Adan Makina oo ka tirsan Bahda WardheerNews waa kuwo aad … Continued

Bal Aniga iyo Eey!

W.Q.Burhaan Cali Marka uu ii muuqdo waan naxaa, marka uu ii soo dhawaadana jiririco ayaa tin iyo cirib i saaqda. Haddaan bannaan marayo waddada ayaan uga leexdaa, hadduu meel ciriiri ah igaga horyimaadana alla bari ayaan galaa anoo hiifaya oo … Continued

Isha Qarsoon(IQ): Ma Geydo Bulshadu Yooyootanka!

W.Q.Cabdilaahi Cawad Cige Waddani tol leh: Siddeed saacadood oo aannu hawada ku soo jirnay ka dib, ayuu duuliyihii dayuurad nooceedu yahay 787 Dreamliner oo sharikadda Dayuuradaha Itoobiya leedahay nagu soo dejiyay garoonka Bole, ee magaalada Addis Ababa. Bahashu xajmi weynaa, … Continued