Friday, April 19, 2024
Wardheer News

Gartay (Maanso)

W.T. Faarax Cali Gammuute ‘Show madax dadoo kuu muuqda iyo Mindi saawiraa marar badan ku hoda’; ayaan xusuusta ku keenay.Tuducuna, haddaan sii candhabo, maanso aanan markan meel ku ogayn ayuu ka tirsanaa. Haabkaba, ku maan hayn. Markase wax laguu sheegaad, wax … Continued

Eeddo ninka inanta iga guursaday waa noocaas maaska ah!

Dadku waxay kala leeyihiin midabbo, muuqaallo, mabaadi’ iyo mawaaqif lagu kala sooco. Nin walbana waxaa la gartaa waxa uu xambaarsan yahay ee ah diin, dhaqan, afkaar iwm, halkaas ayaana loogu soo hagaagaa. Iyadoo ay sidaas tahay ayaa haddana waxaa jira … Continued

AAN YARA DALXIISNO

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Safar.. safar.. safar.. safar.. Qofka noloshiisu waa safar aan kala go’ lahayn. Safar malyuun weji leh, ayaa bani’aadmigu maalin walba galaa, oo kala kaan ah, kala maan ah, kala midab ah, kala dhadhan ah, kala waayo … Continued

Gadood (Sheeko Gaaban)

W.Q. Cabdullaahi Janno Odaygii inta haahaabtay kafantiisa, ayuu dhankii xaaskiisa u soo tukubay. Waa indhoole. “Us adi catarkii ma i siisidoo?” ayuu yiri Odaygii. “Anoon carfeynin inaan dhinto ma jecli.” “Xaaji Muuddeey dhimasho maxaa ugu rooree?” ayay tiri ay Batuulo, … Continued

DALMAR: Taariikh Nololeedkii Ibraahin Ismaaciil Uurcad (Q. 4aad)

CUTUBKA 4aad Dhallinyaranimadii iyo Caraabiya (1914 – 1918) Markii aan Mukalla imid, ayaan neefkaygii ku iibiyay laba qarshi. Rubiyad waxaan isaga baxshay nooligii, midna waxaan ku biirshay qaaraan la isaga ururinayay neef intii la soo socday doonta ku bakhtiyay. Rubiyad … Continued

Dalmar: Taariikh Nololeedkii Ibraahim Ismaacii (Q. 3aad)

Turjumiddi/Tifatirkii: Boodhari Warsame Cutubka 3aad Guryonoqosho I Laas Qoray markii aan gaaray, ayaan go’aansaday in aan xeebta ku lugeeyo oo Cadcaddo iyo xigtadaydii deggananyd aado. Maalin gelinkeed markii aan sii socday, ayaan helay nin aan isku cid ahayn. Xoogaa timir … Continued

DALMAR: Taariikh Nololeedkii Ibraahin Ismaaciil (Q. 2aad)

CUTUBKA 2aad Barbaarid: Cadan iyo Laxij Afar ilaa shan beri dabadood ayaannu Cadan gaarnay. Halkaa ayaa sidii aan filayay carruuro badan oo filkay ah ka helay. Hase ahaatee, uma bogin markii aan ku baraaruggay in cunnada iyo waxyaalaha kale ee … Continued

Taxanaha Aadan Makina: Maandeeq Weli Mey Dhimman

W/Q Adan Makina Dhurwaaga ama waraabuhu waa bahal xeelad badan. Inkastoo inta badan uu ku noolyahay waxa xayawaanaadka kale ay dilaan sida libaaxa, haramcadka, iyo shabeelka, dhurwaagu sidiisaba waa bakhti-quute. Ayadoo ay sidaas tahay, ayuu haddana ku xeeldheeryahay weerarka iyo … Continued