Monday, May 06, 2024
Wardheer News

MAALINTA NABADDA ADDUUNKA MAXAY KU TAHAY ?

W.Q.  Siciid Jaamac Xuseen Saxiibkay  Geeddi oo taliskii kacaanka militariga ee Oktoobar 69 iyo ciddii la soo shaqaysay shaki ka galo daacadnimadooda si kasta hadday u istaaqfura-laystaan, ayaa la socday inaan kal hore maqaal Ka qoray ”8da Marso: Maalinta Haweenka … Continued

XAKABYALEY

Waxa Tiriyay: Faarax Cali “Gammuute” E-Mail: [email protected] Wax la yidhi, labay ka murugtay. Jiq bay isku noqdeen. Geedkay ka fursan weyday. Waayeel kala gaadhaa loo guray. Waa loo muddeeyay. Ammin dheer baa golihii lagu kulmay. Gar laysu hankaabsay. Mudduci tiisa marsanaya … Continued

Dinasoor iyo Doolli (Sheeko gaaban)

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Xilligii  waa is-dooriyey Adduunku intiisii hore waa isaga soo dhowaaday; Qalabka warfaafinta isbeddelka xad-dhaafka ah ee ku dhacay ayaa dunidii kala durugsanayd tuulo yar ka soo saaray, dadkii  kala fogaana qoys keliya oo goor kasta kala … Continued

DHOODAAN (Baroor diiq)

Waxa Tiriyay: Faarax Cali “Gammuute” E-Mail: [email protected] Meel geri go’an ah ayaan waayadanba ku laallaa. Markaan ka soo laabtayna, Alle haw naxariistee,  geerida Dhoodaan bay igaga naxsadeen. Sida falaadheed bay iigu soo boodday. Waa se halkii Dalaayade, “Godob li’i ninkii … Continued

Kala Garo Laba Wax

W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Abuur ahaan aadanuhu sida uu baahi ugu qabo inuu helo cabid, cunto iyo caafimaad ayuu ugu qabaa inuu helo ixtiraam, qaddarin, magac iyo waynayn. Sidaa darteed qofku marka uu dhasho illaa inta uu dhimanayo … Continued

Dr. Baadiyow: Ninba Dahab Lumay Si u Doon-doon!

W.Q. Ibraahim G. Sharmaarke Inta aanan qalinka kor u qaadin, dhawr goor baan Eebbe hortii ka maagay in aan maqaalkan qoro. Dhawr arrimood, ayaa ugu waaweynaa sababihii aan uga caga-jiiday in aan dareenkan gaarka ah qalinleyda Soomaaliyeed la wadaago. Tan … Continued

CODKARNIMADA IYO DHAWDHAWDA

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Codkarnimada iyo dhawdhawdu waa laba aad u kala durugsan, aan waxba isaga dan ahayn. Codkarnimadu waa sifo la isku ammaano, oo hoggaamiye kasta badanaa laga fisho. Halka ay dhawdhawdu tahay nuqsaan la isku yaso oo maangaabta … Continued