Diihaal-reeb: Milicsi kooban

Diihaal-reeb: Milicsi kooban

Cabdiraxmaan Faarax Guri Barwaaqo

Email: hal_aqoon@yahoo.com

Magaca buugga:  Diihaal-reeb

Qore                :  Khaalid Jaamac Qodax
Soosaare          :  Qodax Publishers
ISBN                :  978-1-105-51544-6
Inta bog           : 219bog

www.lulu.com

______________

Hordhac:

Curinta maansadu innaguma cusba. Cid halbeegyadeeda taqaanse innagu yar. Deelqaaf iyo laaxin baa laga jiraa. Waxay ku kala geddisanyihiinna lama wada yaqaan. Xulashada ereyadu kaalinta ay ka qaadato tayada iyo cuddoonaanta tuducyada lama wada dareensana. Cid qexaysa ama tilmaamaysa mucda iyo macaanka ay maansada u yeeshana lama arko. Arrintu si kastaba ha ahaatee, haddii aan isu foodinno2 tuducyada dhawrkan gabay ee soo socda waxad dareemaysaa sida ay xulashada ereyadu kaalinta weyn uga qaadato cuddoonaantooda iyo tayada maansada:

[1]Duhur  baa Bashiir lagu shannaqay2 daar3 agtiinna ehe

1   1       2    (1)  2    1   1   (1)   1  1       2   (1)   2    1 1 (1)

Isagoo dem4 iyo dhiig leh oo maro ku duuduuban

1 1   2   (1)    1  1     2    (1)   2     1  1  (1)   2    2   (1)

……………………………………………………………..
Midhihii Aw Aadan Afqallooc

[1] Duhur = ﻇﻬﺮ , 2 Shannaqay > shannaqa = ﺸﻨﻖ,  3 Daar =  ﺪﺍﺮ ,  4 Dem   = ﺬ ﻢ –  waa wada Carabi

2 Dad badan baan aqoon ereygan oo u haysta inuu ka soo jeedo ereyga ‘vote’ oo af ingiriisa. Ereygu waa af soomaali car iyo bayla’ waxaanan ujeedaa ‘Haddii aan is barbardhigno ama is barbardhig ku samayno’

Halkan ka akhri maqaalka oo dhan: Diihaal-reeb