Muqdisho (WDN)- Dhaqdhaqaaq isbedel-doon ah oo lagu magacaabo Gurmad Qaran (GQ) oo maanta lagu dhawaaqay ayaa War-saxafadeed uu soo saaray soo gaadhay WardheerNews. War-saxafadeedka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan: Hordhac Soomaaliya oo kaalin mug leh uga jirtay guud ahaan Caalamka iyo gaar ahaan Qaarada Afrika, ayaa sooyaalka taariikhda dhow waxay muujineysaa xasillooni darro siyaasadeed,...
Madaxweyne Xasan oo la kulmay Mucaaradka Madasha Samatobixinta, Halka Puntland iyo Jubaland laga filayo Mowqif Midaysan
Muqdisho (WDN)- Waxaa magaalada Muqdisho ku kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Samato-bixinta Soomaaliya, oo ay ku bahoobeen siyasiyiinta mucaaradka. Madasha Samato-bixinta, ayaa horey u qaadacday shirkii Gogasha Wada tashiga Qaran ee dhawaan Muqdisho ka dhacay, kaasi oo ay ku sheegeen in aanu ka tarjumayn masiirka dalka. War ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Booqasho ku yimid Garoowe
Garoowe (WDN)- Waxaa magaalada Garoowe booqasho ku yimid Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Islaan (Axmed Madoobe), halkaasi oo ay uga bilaabmi doonto kulan wada-tashi Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni. Deni iyo Axmed Madoobe oo muddo oo aan wada yeelan wax kulan ah, ayaa booqshada Axmed Madoobe noqonaysaa kulankii uga horeeyay ee labada mas’uul muddo ka badan...
War-Murtiyeed: Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho
Muqdisho (WDN)- Shirka Gogosha Wadatashiga Qaran oo bishan Juun 16-19 ka socday magaalada Muqdisho, ayaa waxa laga soo saaray warmurtiyeed ku aadan Arrimaha Doorashooyinka,Midnimada dalka iyo dhamaystirka Dastuurka. Shirka oo ay qaadaceen ka soo qeyb galkiisu maamul Gobolleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka, ayaa waxa madasha ka maqnaa codkii iyo talladdi inta ka soo horjeeda qorshaha Madaxweyne...
Kufsi wadareed iyo Jidh Dil aan horey loo arag oo ka dhacay Laas-Caanood- Khaatumo
Laas-caanood (WDN)- Dhibaatooyinka laga dhaxlay burburki Soomaaliya, ee sii xooggeystay intii uu dalku ku jiray fawdada, nidaam xumadda iyo dowlad fadhiid ah, waxa ka mid tacadiyada iyo kufsiga lala beegsado gabdhaha, dumarka iyo danyarta. Tacadiyadaasi ayaa isugu jira kuwo toos ah iyo kuwo gabaad laga dhigto awood shaqo ama xafiis dowladeed. Waxaa magaalada Laas-caanood ka...
Caafimaad darro iyo dawo la’aan isku biirsaday dadka ku nool Jubbada hoose
(ERGO) – Adeeg la’aan caafimaad oo ka jirta deegaannada Badhaadhe, Kulbiyow iyo Kudhaa oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa xaalad adag galisay boqollaal qof oo wajahaya cudurro soo ritay, markii ay xirmeen xarumo caafimaad oo ku tiirsanaa dhaqaale ay bixin jirtay hay’adda USAID. Arrintan waxaa ugu wacan hakadka ku yimid mashruucii taageerada ahaa ee Maraykanka...
Eid Mubaarak: Eid Adxa
Bahda Tifatirka iyo qorayaasha WardheerNews, waxay halkan ugu soo gudbinayaan hambalyada munasibadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa dhammaan ummadda mulimiintu meelkasta oo ay joogaan, gaaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxay Eebbe uga baryayaan in uu sannadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo. AAMIIN
War-Murtiyeed: shirka Mucaaradka Muqdisho
Muqdisho (WDN)- Madasha Mucaaradka oo ay ku bahoobeen mucaaradka Muqdisho, islamarkaana uu guddoomiye u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa war murtiyeed ay soo saareen ku sheegay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu burburiyay heshiisyadii saldhigga u ahaa dhismaha dalka. War-murtiyeedka ayaa u qornaa sida hoor ku qoran:
Hay’adda Siroonka ee NISA oo sheegtay in la dilay horjaage sare oo ka tirsanaa Al-shabaab
Muqdisho (WDN)- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda xagjirka ee Al Shabaab. War ka soo baxay hay’adda Sirdoonka Soomaaliyeed (NISA), ayaa sheegay in hawlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen ciidanka gaarka ah ee Gaashaan deeganka Sabiib ee Shabeelada Hoose, lagu dilay horjooge sare oo aan la sheegin magaciisa,...
Warbixin Khaas ah: Qorshaha iyo Marin-Habaabinta Ciidamada Soomaalida ee Dowladda Qadar dhawaan geysay Muqdisho
WardheerNews Doxa (WDN)- Tan iyo intii ka dambeysay burburkii Dowladda Dhexe ee Soomaaliya sanadki 1991, waxa jiray isku dayo badan oo la rabay in dib loogu dhiso ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taasi oo keentay in dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed tababaro kala duwan loogu qaado dalka dibadiisa, iyaga oo la geeyay wadamo kala duwan oo ay...









