War-Murtiyeed: shirka Mucaaradka Muqdisho

War-Murtiyeed: shirka Mucaaradka Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Madasha Mucaaradka oo ay ku bahoobeen mucaaradka Muqdisho, islamarkaana uu guddoomiye u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa war murtiyeed ay soo saareen ku sheegay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu burburiyay heshiisyadii saldhigga u ahaa dhismaha dalka.

War-murtiyeedka ayaa u qornaa sida hoor ku qoran:

Leave a Reply

Your email address will not be published.