War-Murtiyeed: Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho

War-Murtiyeed: Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Shirka Gogosha Wadatashiga Qaran oo bishan Juun 16-19 ka socday magaalada Muqdisho, ayaa waxa laga soo saaray warmurtiyeed ku aadan Arrimaha Doorashooyinka,Midnimada dalka iyo dhamaystirka Dastuurka.

Shirka oo ay qaadaceen ka soo qeyb galkiisu maamul Gobolleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka, ayaa waxa madasha ka maqnaa codkii iyo talladdi inta ka soo horjeeda qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh.

War-murtiyeedka oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan: