Category: Warar

Home » Warar » Page 9
War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka Muqdisho
Post

War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka Muqdisho

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ooo ka dhacay magaalada Muqdhso 6-7 bishan May, ayaa soo saaray war-murtiyeed, Shirkaasi oo ay ka maqnaayeeyen Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubaland, ahlka shirka ay ka qeyb gashay SSC-Khatume. War-murtieedka yaa u dhignaa sidan: Hordhac Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) oo uu shir guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan...

Fashil Diblomaasiyadeed
Post

Fashil Diblomaasiyadeed

Muqdisho (WDN)- Muuqaalka diblomaasiyaddeed ee Geeska Afrika ayaa isbedel weyn ku yimid tan iyo bishii Janaayo, 2024-kii, wakhtigaasi oo Itoobiya heshiis is-afgarad oo muran badan dhaliyay la saxeexatay Soomaaliland; Is afgaradkaas oo  Addis Ababa u ogolaaday in ay ka haleen marin  Badda Cas, sidoo kalen ay Itoobiya ka samaysato saldhig ciidan xeebaha badda cas. Dowladda...

RW Xamse oo Booqasho ku yimid Laas Caanood
Post

RW Xamse oo Booqasho ku yimid Laas Caanood

Muqdisho (WDN):- Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ku yimid magaaladda Laascaanood, ee xarunta Maamulka SSC-khaatumo. Mudane RW Xamsa  waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay magaalada Laas Caanood Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed (Firdhiye), mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Maamulka SSC-Khaatumo iyo dadweyne aad u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Baaqay Gogol Wadatashi iyo jawaabo laga bixiyay baaqaasi
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Baaqay Gogol Wadatashi iyo jawaabo laga bixiyay baaqaasi

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku aadan munasaabadda Ciidda Soon-fur oo uu ujeediyay shacbiga Soomaaliyeed, ku sheegay in uu Gogol Wadatashi u fidinayo siyaasiyiinta iyo hoggaamiyayaasha bulashada. Kulankaasi oo lagaga arinsanayo dagaalka lagula jiro kooxaha Argagixisada iyo sidii loo dhisan lahaa dowlad Dimuqraadi ah oo oo casri ah,...

Muqdisho: Qoysas bannaanyaal noqday markii laga raray xero ay ku noolaayeen
Post

Muqdisho: Qoysas bannaanyaal noqday markii laga raray xero ay ku noolaayeen

(ERGO) – Suubiya Sheekh Yuusuf iyo carruurteeda oo 6 ah waxay ka faro maran yihiin ganacsi yar oo noloshoodu ay ku tiirsanayd, markii 25 Fabraayo qasab looga barakiciyay xerada Fililbiin ee degmada Garasbaaley. Xaaladaan ayaa u horseeday cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan ay hadda ku wajahayaan dhul banaan oo duleedka magaalada Muqdisho ah. Waxay...

Jigjiga oo ay soo wajahday koronto la’aan saamaysay nolosha magaalada
Post

Jigjiga oo ay soo wajahday koronto la’aan saamaysay nolosha magaalada

Jigjiga (WDN) Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa labadii habeen ee la soo dhaafay waxaa ka jiray koronto la’aan baahsan, taas oo keentay in shacabka iyo goobaha ganacsiga ay mugdi ku jiraan. Korontada oo halbowle u ah nolosha ayaa maqnaanshaheedu waxa ay hakad gelisey hawl-maalmeedka, taas oo caqabado dhaqaale iyo mid caafimaadba ku...

Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Madaxweyne Xasan
Post

Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Madaxweyne Xasan

Muqdisho (WDN)– Ururka Al Shabaab ayaa bartilmaansaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xilli kolonyo uu la socday ay dhex marayeen Magaalada Muqdisho. Saraakiil dowladda ka trisan ayaa ka dib weerarka sheegay in Madaxweyne Xasan uu badqabo. Sidoo kale Sakariye Xuseen oo ka tirsan la taliyayaasha madaxweynaha ayaa qoraal uu soo dhigay barta X ku sheegay...