Category: Warar

Home » Warar » Page 10
isku-shaandheyn kooban oo lagu sameeyay golaha Wasiirada Soomaaliya
Post

isku-shaandheyn kooban oo lagu sameeyay golaha Wasiirada Soomaaliya

Muqdisho (WDN)- Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay isku shaandheyn  kooban oo lagu sameeyay Golaha Wasiirada. Isbadalada ugu waa weyn ayaa waxaa ka mid ah xil ka qaadista Wasiirkii Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo hadda loo dhiibay xilka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda. Wasiir Cabduqaadir oo aan lahayn khibrad ciidan iyo mid amni...

Bari: Kalluumeysato la siiyay qalab oo ka soo kabtay dhaqaale xumo haysay
Post

Bari: Kalluumeysato la siiyay qalab oo ka soo kabtay dhaqaale xumo haysay

(ERGO) – Buuxo Maxamed Muuse waa 50 jir leh mehrad lagu gado kalluunka iyo doon kalluumeysi oo loogu shaqeeyo. Waxay heshaa dhaqaale ay ku maareyso nolol maalmeedka reerka iyo mid ay keydsato. Noloshan waxaa u horseeday agab kalluumeysi oo lagu taageeray bishii December ee sanadkii hore. Mehradda oo ay ku gaddo kalluun bisil iyo mid ceyriin...

Ramadan Mubaarak
Post

Ramadan Mubaarak

Bahda tifatirka WardheerNews meel kasta oo ay joogaan, waxay ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan Soomaalida ugu hambalyaynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramandan, waxayna Eebbe uga baryayaan inuu khayrkeeda inna waafajiyo, sannadkan kiisa kalena innagu gaadhsiiyo caafimaad , nabad iyo barwaaqo. Aamiin. WardheerNews

Xanibaad la saaray laba xildhibaan oo safar ugu socday Kismaayo Jubaland
Post

Xanibaad la saaray laba xildhibaan oo safar ugu socday Kismaayo Jubaland

Muqdisho (WDN)_ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay safar ay ugu socdeen magaalada Kismaayo labo xildhibaan oo kala ah Cabdirashiid Jire Qalinle iyo Cumar Qalaad-diid. Labada Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ku matal Jubbaland, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamse ku eedeeyay inay si shaqsi ah u amreen xayiraadda socdaalka, iyagoo...

Galgaduud: Carruur waxbarasho la’aan noqday markii abaar darteed looga hayaamay tuulooyinkoodii
Post

Galgaduud: Carruur waxbarasho la’aan noqday markii abaar darteed looga hayaamay tuulooyinkoodii

(ERGO) – In ka badan afar boqol oo arday oo dhiganayay dugsi hoose iyo dhexe ayaa waxbarasho la’aan noqday tan iyo bishii sagaalaad ee sanadkii hore. Waxaa saameeyay abaar ku dhufatay gobolka Galgaduud oo ku qasabtay qoysaskooda in ay deegaanadooda ka guuraan. Arrintan darteed, waxaa irdaha loo laabay ilaa sagaal iskuul oo ay ardaydu dhiganayeen sida...

Puntland oo guulo ka soo hoysay dagaalada Daacish ee deegaanada Buuraleyda Bari
Post

Puntland oo guulo ka soo hoysay dagaalada Daacish ee deegaanada Buuraleyda Bari

Boosaaso (WDN)- Puntland oo dhawaanahanba ka waday dagaalo deegaanada buuralyeda Bari, ay kula jirto maleeshiyaadka Daacish, ayaa guulo ka soo haysay, islamarkaana gacanta ku qabatay maleeshiyo badan oo ajnabi ah. Dagaalkaasi oo hadda galay Wajigii labaad, ayaa Taliyaha Guud ee ciidamada difaaca Puntland General Aadan Cabdi Xaashi oo wareysi kooban siiyay VOA-da, ayaa ka warbixiyay...

Muqdisho: Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas colaad ay soo barakicisay
Post

Muqdisho: Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas colaad ay soo barakicisay

(ERGO) – Qoyska Cabdkariim Filfil Axmed oo 7 qof ah waxay wajahayaan biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan tan bilowgii bishan, markaas oo colaad qabiil ay uga soo barakaceen degmada Qoryooleey ee gobolka shabeellaha hoose. Barakacaan qoyska Cabdkariim wuxuu bidday nolol xumo, markii ay colaad iyo abaaro isbiirsaday ka saamayeen 50 neef oo lo’...

Abaabul Mooshin ka dhan ah Ra’iisal  Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ay wadaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka
Post

Abaabul Mooshin ka dhan ah Ra’iisal  Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ay wadaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka

Muqdisho (WDN)- Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhawaan shir ku yeeshay magaalada Nairobi, ay wadaan mooshin xil ka qaadis ah oo lagaga soo horjeedo Ra’iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Mooshinkan oo sii xooggeysanaya, ayaa la filayaa in ay saxeexaan ku dhawaad ​​100 Xildhibaan,...