Boosaaso (WDN)- In ka badan 110-Dolphin oo bakhti ah ayaa la sheegay in ay ku soo caariyeen meel aan ka fogen dekeda Boosaaso, ee maamul-goboleedka Puntland, Soomaaliya. Ma cadda ilaa hadda sababta keentay dhimasha Dolphin-ka. Wasiirka kaluumaysiga ee Puntland Md. Cabdirisadaq Cabdillaahi Xagaa, ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters, in ilaa hadda la tiriyay...
Beeraleyda Bari oo 5 sano kaddib goostay dalagga timirta oo ay faa’iido dhaqaale ka heleen
Maxamed Raage Cali oo ah aabbaha 14 carruur ah ayaa tan iyo bishii September ee sanandkaan awood u yeeshay in qoyskiisa uu u helo cunno ku filan, markii uu shan sano, kaddib faa’iido dhaqaale ka helay timir uga soo go’day beertiisa. Wuxuu ka mid yahay in ka badan 300 oo beeralay ah oo ku nool...
Jowhar: Rag shaqo xoogsi ah ay ka istaagtay oo ka quustay maaraynta nolosha qoysaskooda
Qoyska Xuseen Cabdi Yuusuf waxaa ku adag inay helaan cunto hal waqti ah tan iyo bishii Oktoober ee sanadkan. Waxaa u sabab ah shaqo la’aan ku dhacday, markii laga joojiyay howl maalmeedkiisa oo ahaa soo saaridda jaygu lagu dhiso guryaha. Wuxuu ka mid yahay 250 qof oo ah dad soo barakacay oo shaqadan ka maareyn...
Mudug: Qoysas cusub oo ka barakacay tuulada Kulub oo bacaad uu dhibaato ku hayo
Shan boqol oo qoys oo ku noolaa deegaanka Kulub ee gobolka Mudug ayaa billowgii Deseember isaga guuray, markii uu bacaad ka aasay guryihii la deganaa, goobihii waxbarashada, caafimaadka iyo ceelashii laga cabayay. Qoyska Asad Yuusuf Siyaad oo 7 ah waxaa isku biirsaday cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan, markii bacaadku uu ka aasmsay guri...
Baydhabo: Nolol xumo ka dhalatay suuq la’aan ku dhacday ragga burjikooyinka sameeya
Ibraahim Maxamed Yuusuf wuxuu muddo saddex bil ah wajahayaa shaqo la’aan saamaysay qoyskiisa oo tobon qof ah. Waxaa markii ugu horraysay ka istaagtay shaqo xoogsi ah oo uu ku shaqaysanayay muddo 15 sano ah. Wuxuu ka mid yahay in ka badan konton rag ah oo ku tiirsanaa samaynta burjikooyinka cuntada lagu kariyo oo ay ku...
Dhallinyaro tahriib ka soo laabtay oo nolol cusub iyo ganacsi ka billaabay Baydhabo
Aweys Saddiiq Mayow waa farsamo yaqaan ku shaqeysta sameynta fadhiyada. Wuxuu ka mid yahay 25 dhallinyaro ah oo ganacsigan furtay bishii May ee sanadkan. Dhammaan waa tahriibayaal dalka ay dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya sanadkii 2023. Aweys oo 37 jir ah ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in shaqadan uu ka helo dhaqaale ku filan...
Baaq: Hoggaanka Dowladda Puntland, Isimada Dhaqanka, Ururada Bulshada iyo Qurbjoota
Concerned Voices of Puntland (CVP) Dalka Soomaaliya waxa uu galay xaalad cakiran. Dawlad-goboleedka Jubaland waxa lagu soo qaaday weerar lagu go’doominayo. Weerarkaasi maaha cadow bannaanka uga yimid, waa mid ay hormuud u yihiin madaxweynihhii iyo raysalwasaarihii loo igmaday dalka horumarkiisa iyo sugida amniga. Ujeeddada weerarkani maaha in xukun la isku haysto. Waa ay ka sino...
Baydhabo: Haween ka ganacsada lafaha geella si ay u maareeyaan nolosha carruurtooda
(ERGO) – Maydiigo Cumar Yarow oo 60 sano jir ah waxay aroor walba u kallahdaa deegaan xoolaha lagu qalo oo ku taalla duleedka magaalada Baydhabo. Waxay ka mid ah tahay 62 haween ah oo fursad shaqo abuur ka helay lafa geela oo ay soo aruursadaan. Maydiigo ayaa sheegtay inay lafaha geyso goobaha la cunteeyo ee ku...
Maxaa laga filayaa doorashada Madaxweynaha iyo Ururada ee Somaliland, 2024
Hargeysa (WDN)- Doorashadii madaxweynaha iyo ururada ee ka qabsoontay Somaliland 13/11/2024, ayaa guud ahaan ku soo dhamaatay si nabadgelyo ah. Dorashada ayaa aheyd tii uu horeysay ee mar la wada qabto, doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka madaxweynaha oo ay u tartameen 3 xisbi, iyo ta urururada noqon doona 3da xisbi , oo ay iyana u tartameen...
Muqdisho: Haween ku hungoobay hal-abuur ganacsi markii ay u waayeen maalgalin
(ERGO) – Markii labaad ayaa hal-abuurkeeda ganacsi uu ku dhow yahay burbur maal-galin la’aan darteed, Faadumo Xasan Maxamed oo ku nool Muqdisho. Xarunteeda oo qaabilsan qurxinta dumarka waxaa ka tagay shaqaalihii ka howl-galayay, waxaana laga jartay korontada bartamihii bishii Oktoobar. Daymo lagu yeeshay iyo bixinta mushaharka shaqaalaha oo ku adkaaday ayaa cuuryaamiyay shaqada xarunteeda. Waxay sheegtay...








