“Af-Soomaaliga sida loo dhaho ayaa loo dhigaa” Qaacidada qoraalka Af-Soomaaliga. W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Dawladda Federalka ee Soomaaliya (DFS) waxay bishii Febraayo ee sannadkan 2022 magacawday Guddida Afka Soomaaliga, taasoo ahayd dhaqan soo taxnaa ilaa intii dawlad Soomaaliyeed dhalatay sannadkii 1960kii. Xilalka la siiyey guddiyadaas kala dambeeyey waxay hadba isla beddelayeen baahida loo qabo horumarinta...
Xus iyo Xusuus: Maxamed Daahir Afrax
Mataantaadii Maana-faay W.Q. Saynab Daahir ‘Sharci’ Inan aannu qaraabo ahayn ayaa noogu timi magaaladaan ku negganaa.Waddanka Ivory Coast ee galbeedka Afrika ku yaal magaalamadaxdiisa Abidjan ayey kusocotay. Cidladay ku socoto ayaan ka naxay, anigoo isbidaya inaan ka nasiib badanahaymaadaama jaaliyad Soomaaliyeed oo tiro fiican ahi ay deggen tahay magaaladayadan Cardiffee waddanka UK. Wada sheekaysi iyo...
Raaddadkii iyo Joogitaankii ilbaxnimadii reer Saba ee xeebaha Soomaaliyeed
W/Q Mahad Siciid Maxamuud Jebiye Dulucda qoraalka (abstract) Tan iyo markii uu soo ifbaxay dhiganihii yaabka lahaa ee dalmareenkii Giriiga ee “Periplus of the Erythraean Sea” (ερίπλους τῆς Ἐρυθρᾶς Θαλάσσης) oo si weyn loogu faahfaahiyey ganacsigii xabkaha iyo Cananada udgoonka iyo alaabooyinkii kale ee naadirka ahaa ee laga dhoofinayey xeebaha dhulka Soomaalida. Taasi oo ku...
DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 5AAD)
W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi 8 bilood ayaa ka soo wareegtay ilaa maalintaan dalkan Turkiga imi. Waxaan fadhiyaa beer cagaaran oo ku taala haro qurxoon. Waa goob magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga ka durugsan. Muddadii aan magaalada joogay si fiican ayaan u kala bartay, beertanna Soomaali badan oo magaalada iiga soo horreeyay ma yaqaanaan. Dhawaaqa carruurta...
SIDEE SUUGAANTA SOOMAALIDA LOOGU QEEXAY WAXTARKA MIDNIMADA IYO WADAJIRKA?
Diyaariye: Injineer Cali Baashe Sh. Cabdi (Golaha Gaheyr Engineers Group) Hordhac Soomaalidu waa ummad ka soo jeedda bulsho xoolo-dhaqato ah, taasoo hab-nololeedkeedu ku xidhnaa xoolaha oo ay hadba ula guuraan meesha ay biyo iyo baad uga helayaan, isla markaasna ahayd bulsho kala qoqoban oo deegaan qabiileed kasta leeyahay hoggaamiye-qabiileed, xataa inta uu hoggaamiyaana aysan lahayn...
DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 4AAD)
W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Ilayn hawl loo dhaqaaqo dalbashada dal-ku-gal ayaa ugu dhib badan? Dhaqdhaqaaqa bangigaaga na tus. Warqaddii denbi la’aantu meeday? Xaggaa markaad tagto meeshaad ku degaysay, caddaynteedii meeday? iyo waxyaabo la mid ah ayaan maalmahanba ku mashquulsanaa . Laakiin waxa iigu yaabka badnaa waxay ahayd markay “Tigidhka sii socod iyo soo socod ah,...
Siciid Jaamac Xuseen“Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan
Odhaahda Tifaftirka– WDN: Waxaa dhawaan bishan June 8-dii ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska Ustaad/qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo ahaa saaxiib dhow ee WardheerNews, iyo shakhsi ku sifoobay wanaag, dad la dhaqan, aqoon, dadaal iyo waayo-aragnimo shacabka Soomaaliyeedna uga tagay dhaxal iyo dhiganayaal wax ku-ool ah. Shaki kuma jiro in geerida Qoraa Siciid Jaamc...
Siciid Jaamac Xuseen: Magac iyo Meeqaan
W. Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Alle (SWT) ha u naxariisto Siciid Jaamac Xuseen. Geeridu naxdin bay leedahay, waa se xaq Alle oo waa lama-seegaan. Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo indheergarad ku xeeldheer oo hormood ku ah curinta sheekada gaaban iyo guud ahaan ba, suugaanta tiraabta toolmoon (taas oo ah odhaah uu asagu halabuuray). Intaasi ba...
DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 3AAD)
W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Aad baan ugu faraxsanahay inay faraxsan tahay oo caawa arooskeedii yahay. Ninkii ay dunida ugu jeclayd (anigaa is moodayey) ayay caawa la aqal galaysaa. Anigu arooska dibadda ayaan ka joogaa oo ma haysto kaadhkii casuumadda ee aan ku geli lahaa, sababtoo ah dhinaca wiilka kama tirsani dhinaca gabadhana….. Haddii aanay fariimahayga...
DHABTII JACAYL WAA LOO DHINTAA (QAYBTII 2AAD)
W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Markaan maqaaxida qaxwaha ka soo kacay, ayaan sida ambalaas dhaawac degdeg ah sida, dhanka dukaanka saaxiibkay ugu tallaabo dheereeyay. Dadka i ag maraya, dhawaaqa ganacsatada inay alaabtooda iibsadeyaal u helaan doonaya, guuxa baabuurta iyo dumarka salladaha waaweyn sita ee marba I jiidhaya midkoodna ma dareemayo. Sida madaxweyne khudbad qaran jeedin raba...