Waagii hore xafladuhu wey iska yaraayeen oo meelaha dhallinta ay ka qaraaban jireen waxaa kamid ahaa goobaha lagu sheego muraad ama sab sida aroosyada, xusaska, wanqalka, Qur’aan akhriska, iyo guud ahaanba ducooyinka kala geddisan sida kuwa loo dhigo qof bukaan ah ama mid faataxada loo maraayo si uu hadafkiisa ugaaro ama cudur muddo lala tacaalayey...
Wadaad Waa baa baryay!
W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Burburkii ka dib, waxa innagu habsaday wadaad xume (Bahal Gadh leh). Kaas oo meel uu joogaba isku caleemo saaray inuu dadka ka aragti dheer yahay, ka waayo aragsan yahay, ka aqoon badan yahay, kana wakiil yahay adduunka iyo aakhiraba (Sheekhal-kulli ). Sidaa darteed wax walba isagaa wax laga waydiiyay;...
Taxanaha Aadan Makina: Farsamayaqaankii Iskhayaanay
Nin farsamayaqaan ah oo taqasus dheer ulahaa faryaamada iyo dhismaha guryaha, ayaa wuxuu gaadhay xilligii uu geli lahaa hawlgabnimo da’ lasoo deristay awgeed. Qoladii uu u shaqeynaayey ayuu ku wargeliyey in uu shaqada ka fadhiisanayo maadaamo uu cagacageynaayo da’ aad u weyn, isla markaana uu doonaayo in inta ka hadhay cimrigiisa uu ku noolaado deganaansho...
Diihaal-reeb: Milicsi kooban
Cabdiraxmaan Faarax Guri Barwaaqo Email: hal_aqoon@yahoo.com Magaca buugga: Diihaal-reeb Qore : Khaalid Jaamac Qodax Soosaare : Qodax Publishers ISBN : 978-1-105-51544-6 Inta bog : 219bog www.lulu.com ______________ Hordhac: Curinta maansadu innaguma cusba. Cid halbeegyadeeda taqaanse innagu yar. Deelqaaf iyo laaxin baa laga jiraa. Waxay ku kala geddisanyihiinna lama wada yaqaan. Xulashada ereyadu kaalinta ay ka...
Taxanaha Aadan Makina: Damaashaadkii Dharka
Odhaahda Tifaftirka: Taxanaha Aadan Makina waa sheekooyin gaagaaban oo si joogto ah loogu soo bandhigi doono degelka WardheerNews ugu yaraan toddobaadkiiba halmar. Sheekooyinkan oo uu qoray halka uu qaarkoodna ka tarjumay Adan Makina oo ka tirsan Bahda WardheerNews waa kuwo aad u xiiso badan islamarkaana ay xikmadi ka dambeyso. Haddaba waxaannu taxanahan ku billaabaynaa sheekada cinwaankeedu...
Bal Aniga iyo Eey!
W.Q.Burhaan Cali Marka uu ii muuqdo waan naxaa, marka uu ii soo dhawaadana jiririco ayaa tin iyo cirib i saaqda. Haddaan bannaan marayo waddada ayaan uga leexdaa, hadduu meel ciriiri ah igaga horyimaadana alla bari ayaan galaa anoo hiifaya oo haaraamaya oo mararka qaarkoodna nacladaya ayaan isweydaaranaa waa haddii xarig qoorta ugu xiranyahay saaxiibkiisna wado,...
Weydiin Godmatay
W/Q Idiris M. Cali Waxaad u’kaadisaaba, ood u kuurgashaaba, mar baad la keentaa. Waxaan liqi kari la’aa aaraa’da ku cabbiran tuducda ugu dambaysa ee jiiftada Af-ku-Siran, taas oo guud ahaan innagu hawadinaysa in aynu garanno, kana soo baxno, doorkeenna dadnimo ee nolosha. Waxaan ku talaqaatay, bilaabayna, qalimidda qooraal aan unkaheeda ku weydiinayo cidda ay tahay,...
Laheystayaal
Qore: Cabdullaahi Janno Magaceyga kuuma sheegayo. Waxaadse ii taqaannaa si qoto dheer. Si ka qoto dheer aqoonta aad adigu isku leedahay. Qabiil aanan ku jirin wuu yar yahay. Waxaan kuu ahay xiddig. Waxaad ii tahay laheyste. Danahaaga ayaad igu aamintay. Oo ammaan iigu dartay. Mowqif iyo mabda’ ma lihi—oo daneyste ayaan ahay. Nasiib wanaag, waa...
Xamar ma lahaan jirtay jid-xadiid tareenadu maraan? Waa taariikh naga dahsoontay oo daboolka laga qaaday
Cabdulqadir Abiikar Xuseen Magaalada Xamar ee caasimada wadanka Soomaaliya waxay leedahay taariikh dheer; laakiin waxaan la ogayn inay lahaan jirtay jid-xadiid ah oo Tareenku maro. Halkan waxaan ku soo koobay cilmi baaris ku aadan Taariikhdaas Tareenka Soomaaliya siday ahaan jirtay, nooca matoorada Tareenka, baaxada dhulkii uu mari jiray ama istaagyada Tareenka iyo taariikh la xariirta gaadiidkaas Soomaaliay...
Isha Qarsoon(IQ): Ma Geydo Bulshadu Yooyootanka!
W.Q.Cabdilaahi Cawad Cige Waddani tol leh: Siddeed saacadood oo aannu hawada ku soo jirnay ka dib, ayuu duuliyihii dayuurad nooceedu yahay 787 Dreamliner oo sharikadda Dayuuradaha Itoobiya leedahay nagu soo dejiyay garoonka Bole, ee magaalada Addis Ababa. Bahashu xajmi weynaa, qaad badanaa, qurux iyo farshaxan badanaa, duuliyuhu muxuu shaqadiisa ka jibbo keenay. Sidii awr hayin...









