Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 3
Salka Nabadda Gobollada Waqooyi Waa Soo Dhoweynta Go’aaanka Garaadada SSC
Post

Salka Nabadda Gobollada Waqooyi Waa Soo Dhoweynta Go’aaanka Garaadada SSC

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Caddayn – akhriste, gobollada waqooyi ee dalka wuxu maqaalku uga jeedaa 3da maamul deegaan ee Somaliland, SSC-Khaatumo iyo Puntland (juqraafi ahaan/physical geography). Go’aanka garaadada SSC-Khaatumo soo saareen 23.12.2023 wuxu daba socdaa baaqii hore garaadadu ugu dhawaaqeen 6dii Febraayo 2023, kaas oo ahaa sababta holcisay dhimbiishii dagaal ee isla maalintaas ka billaabantay...

Wada-hadallada Soomaalilaan iyo Soomaaliya
Post

Wada-hadallada Soomaalilaan iyo Soomaaliya

WQ Dr. Maxamed Xirsi Hordhac Xidhiidhka Soomaalilaan iyo Soomaaliya waxa uu ka mid noqonayaa xidhiidhada cakiran ee ugu muddada dheer dunida ka jira. In kaste oo hadda 63 sannadood laga joogo midnimadii madmadowga badan lahayd ee labada dhinac, saluugga midnimadaa laga qaadayna uu ku bilowday sannad gudihii, haddana waxa uu dhabbo cunfi badan qaaday bilowgii...

SIDEE LOO BADBAADIN KARAA SOMALILAND?
Post

SIDEE LOO BADBAADIN KARAA SOMALILAND?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Xiddiguhu Cismaan halkii xalay ma joogaane Xagaagaaba laga yaabayaa xays inuu da’o Gabyaa Soomaaliyeed  Hordhac Socotada taariikhda Soomaalida waxa ku suntanaan doonta maalinta 25.08.2023, maalintii uu soo afjarmay dagaalkii 8da bilood ka socday Laascaanood, libtiina ku raacday SSC-Khaatumo. Waa dhacdo xanuun badan oo hore uga socosha mooyee dib ugu laabasho lahayn....

Jiifto- Qabbiran
Post

Jiifto- Qabbiran

W/T Xirsi Jaamac Gaani Jiiftadan Qaafleyda ahi waxay qayb ka tahay silsilad uu curinteeda bilaabay abwaan Xuseen Cabdi Xalane uuna ku hal qabsaday saaxiibo dhowr ah, oo aan ka mid ahaa. Aniguna waxaan uga qayb qaatay jiiftadan Qabbiran:  Maansada Qalliban ee Xuseen qalinka saaree  Qoraayada u yeedhee  Ila qiil baxshaay yiri Qiimaha waqtiga loo Qaayuhu...

Jiifto – Qaan
Post

Jiifto – Qaan

W/T Aadam Aw Xirsi Jiiftadan Qaafleyda ahi waxa ay qayb ka tahay silsilad uu curiyey Abwaan Xuseen Cabdi Xalane oo dhawr hal-abuur oo aan ku jiro uu ku hal-qabsaday. Waxaa silsiladan iiga horeeyay Abwaan Xalane oo bilaaabay iyo Cabdirashiid Xaashi oo u jawaabay. Qaran weliba degelkii Qowm weliba waagii Qof waliba asluubtii Qiro weliba caynkeed...

Xamse iyo Xamaas
Post

Xamse iyo Xamaas

W.Q: Cabdulcasiis Maxamuud Macallin Raysalwasaaraha Soomaaliya md. Xamse Cabdi Barre mid ka mida khudbooyinkiisii ugu horreeyey ee uu jeediyey markii la magacaabay, wuxuu ku sheegay in ujeedadiisa ugu weyn ee uu siyaasadda ugu jiraa tahay inuu janno ku galo. Marka la isu geeyo khudbadaas iyo kuwo ka dambeeyey oo raysalwasaaraha u ekaysiiyey wadaad masaajid laga...

Jiifto: Qiyaame
Post

Jiifto: Qiyaame

W/T Cabdirashid Khaliif Xaashi Jiiftadan waxay jawaab u tahay silsiladda jiiftada “Adduun Qaliban” oo uu tiriyey Abwaan Xuseen Cabdi Xalane oo aan saaxiib nahay. Xalanoow qiyaamaha Intaan buunka qayladi Qabuuraha la soo fagin Qofna aanu harinoo Aadanaha qaawani Qorax laysa soo tubin Qaxar aan yaraynoo Midi uu mid kale qarin Qac middii tiraahdana Qalbiyadu ruxmaayaan...

Jiiftadii Adduun Qalliban
Post

Jiiftadii Adduun Qalliban

W/T Abwaan Xuseen C. Xalane Waalida Alshabaab dhiigga Islaamka ku bannaysatey anoo la hanfariirsan, dhaqan-xumida Galbeedka ku baahdey ee Raggu isguursan karaana ka argagaxsan, islamarkaana geesinimadi wiilki Ciise ee isdooxey aanay igu jirin, ayaan is iri Afarrayda ku cadho furfur. Waxaa kaloon arkay gabdho Gaajo lagu diley oo aad feedhahooda tirin karto, oo la leeyahay...

Maalintii Dhagaxtuur: Xasuus aan ka gureynin qalbiyada dadka Soomaaliyeed
Post

Maalintii Dhagaxtuur: Xasuus aan ka gureynin qalbiyada dadka Soomaaliyeed

W/Q Cabdirisaaq Axmed Xasan  Waa maalin ku weyn shacabka Soomaaliyeed. Waa maalin ay naftood-huriyaal badan oo Soomaaliyeed u hibeeyeen dhiigooda qaaliga ah difaaca dadkooda iyo raadinta xorriyadda dalkooda.  Shantii bishii Oktoobar sannadkii 1949-kii ayay dadka Soomaaliyeed isugu soo baxeen magaalooyin muhiimka ah ee dalka gaar ahaan caasimadda Muqdisho, si ay uga dhiidhiyaan in gumeysigii Talyaaniga...

REERKAN DEGI WAAYEY DAN UGUMA MAQNIN
Post

REERKAN DEGI WAAYEY DAN UGUMA MAQNIN

W.Q: Cabdulcasiis Maxamuud Macallin Ereyga qalaad ee Federaal (Federation) wuxuu dhacaa marka laba shay laysku daro si ka dib loogu isticmaalo hal shay ahaan. Wuxuu leeyahay dhadhan (connotation) in waxa laysku darayaa si uun u kala duwan yihiin, sida digir iyo bariis laysku daray canbuulo ahaanna loogu casheeyey. Runtii bariis iyo bariis kale oo laysku...