Saturday, April 20, 2024
Wardheer News

GOOONI ISU-TAAGGA SOMALILAND: MAROODI BAA MINANKA KU JIRA

W,Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Maqaallo badan oo Ingiriisi ku qoran ayaa lagu baahiyey boggan WardheerNews ilaa maalintii (5tii Febrayo 2023) ee ay qaraxday colaadda Laascaanood. Qoraalladaasi dhinacyo badan bay ka eegeen colaaddaas, si ay u macneeyaan sababaha ka dambeeya dabka … Continued

Daljir: Gabay

W/T Maxamuud Xaaji Daljir daacadaan ahay Darwiish heegganaan ahay Geesi diirran baan ahay Dir waxaan u leeyahay Danta guud in aan jiro Intaan dunida saarnahay Daandaansi ma ogoli Ninkii damacu qaadoo Dirirtayda maagana Anigaa duruus iyo Maahmaah da’ weyn iyo … Continued

Mar kale:  Dooxada Marar iyo Damaca Oromada

W/Q: Xil. Maxamed Ibraahim Hordhac MARAR waa dooxo iyo degaan Alle baad iyo biyoba ku mannaystay, oo ku taal goob 25 km xagga galbeed ka xigta magaalada Jigjiga kana tirsan degmada Tulli-Guuleed. Waxa Dooxadan ka qodan 57 ceel-biyood oo shacabka … Continued

Maareynta Abaaraha iyo Qorshihii Nabi Yuusuf (CS)

W.Q. Xasan Raage Nabuyu Laahi Yuusuf waxa uu si wacan u maareeyey una maamuley abaar weyn oo soo wajahdey boqortooyadii Faraaciinta ee Masar xiligiisii. Sida aan wada ognahay waxa ay arrintaasi ka billaabantey fasiriddii Yuusuf ee Riyadii boqorka Masar ku … Continued

60 sano kadib booqashadii Sharmaarke ee Mareykanka

W.Q. Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon 27kii Nofember 1962kii waxaa dalka Maraykanka booqasho ku tagay wasiirkii koowaad ee Soomaaliya ee xilligaa Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Booqashada Maraykanka ee Md. Sharmaarke waxay isugu jirtay ka qaybgalka shirweynaha golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay … Continued

Muxuu salka ku hayaa ismarin-waaga siyaasadeed ee Somaliland?

W.Q. Maxamuud Cabdillaahi Axmed Waxa beryahan dambe hadal-haynta bulshada Soomaalida ku soo noq-noqotay su’aal ah: maxay salka ku haysaa muranka siyaasadeed ee murgay ee Somaliland (SL) maanta ka jiraa? Jawaabta su’aashaas waxaa laga heli karaa warqaddii mudane (md) madaxweyne Biixi … Continued

SOOMAALIYA: BAAHIDA LOO QABO IS-AFGARAD SIYAASADEED OO CUSUB

Takhtar: intee lagaa haayaa, abooto?  Abooto: waa leegu wada dhan yahay, takhtar. W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Waxaan soo dhoweynayaa maqaalkii 13kii Oktoobar 2022, Dr. Cabduraxmaan A. Baadiyow ku baahiyey WardheerNews. Maqaalkaas (REFLECTIONS ON SOMALIA’S POLITICAL DEADLOCK: THE NEED FOR A … Continued