Saturday, May 18, 2024
Wardheer News

Puntland: Madaxweyne Akhri Qodobka 80-aad!

W/Q:  Siciid Maxamed Axmed “Carafaad” Hordhac. Wadatashiyo badan oo ay yeesheen cuqaasha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, ganacsatada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaa lagu go’aamiyey in magaalada Garoowe lagu qabto shir loo wada dhan yahay, oo … Continued

Puntland: Asaaskii labaad!

W.Q. Ashkir Nuur Axmed, Ph.D. Xeeldheerayaasha siyaasaddu, waxay dowladnimada ku qeexaan: heshiis bulsho oo ka yimi, ilbaxnimo la kala dhaxlay, oo facba faca xiga, xarigiisa u dhiibay! Aragtiyo dhawr ah baana jira, oo xeeldheerayaasha siyaasaddu, ka dhigteen tub ay u … Continued

KHATARTA ADEEGSIGA CIIDAN BEELLEEDKA KA DHALAN KARTA

W.Q. Maxamuud Cabdillaahi Axmed “Cudurka gala fardaaHaddii laga gubo dameerDawadiisa lama gaadhayo” Hees Waxa bishan  Sebtember horraamaheedii ee sannadkan 2022da warbaahintu tebinaysay kacdoon ay ciidan-beeleedka Macawisley ku qaadeen xarakada Al-Shabaab. Kacdoonkani ma aha mid iska yimi ee waa qorshe siyasadeed … Continued

Saboolnimada Damaiirka!

Waa Soomaali. Dilka, dhaca iyo barakicintu waa u joogto. Oohin, calaacal iyo qaylo way ka dhammaatay. Waa la wada arkaa dadweyne iyo dawladba haddana cid dan ka lihi ma jirto. Indhahaa laga wada qarsaday. Waxay noqdeen looma ooyaan. Taas micnaheedu … Continued

GANACSIGA XOOLUHU WAA KU KHAMAAR XOOLO-DHAQATADA

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed “Marka duunyo nooshahay ayaa dad nool yahay” Murti Soomaaliyeed Sida aan maqaal hore ugu soo baxay WardheerNews ku xusay, waxay xoolo-dhaqatada Soomaalidu la falgaleen suuqyada badeecadaha ee mgaalooyinka; taasoo ay ka dhalatay lacagaynta neefka xoolaha ahi. … Continued

MADXAFKII MIYAA DUMAY?! 

W.Q. MAXAMUUD CALI AADAN HOORRI Labeenta iyo miidda hadalku waa godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaanruugga mudhbaxay, fahanka, dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga, seeska masafada, xuddunta geeraarka, madiixa giishka, dananka heesaha iyo jaadadka kale ee tixda oo laga helo kobcin … Continued

Doorashada Ruto: Maxay guushiisu lama filaan u noqotay?

Qore: Xamda Cigaal Kenya waxa ay ka mid tahay, waddammada dimuqraadiyaddoodu ay hanaqaadka tahay marka la joogo Geeska Afrika ama guud ahaanba Afrika, haddana mar kasta oo ay doorasho dhacdo waxaa natiijadeeda hadheeya muran iyo ismaandhaaf! Tan iyo markii ay … Continued

MA KA BIXI KARNAA DAGAALKA DIINTA KU SALAYSAN?

W.Q: CabiRaxmaan Cilmi Xaashi Ururrada hubaysan ee Wahaabiyada/Salafiyada waxay maalin kasta xasuuqayaan shacabka Soomaaliyeed ayadoo Alle loogu dhawaanayo xasuuqaas. Waxay ku andacoonayaan in dadka Soomaalidu riddoobeen dhammaan, dhiiggooduna bannaan yahay. Sida maafiyada ayey qof kasta oo bulshada ka dhex muuqda … Continued

AF-SOOMAALIGU MA LEEYAHAY FAR-QORAAL RASMI AH?

“Af-Soomaaliga sida loo dhaho ayaa loo dhigaa”  Qaacidada qoraalka Af-Soomaaliga. W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Dawladda Federalka  ee Soomaaliya (DFS) waxay bishii Febraayo ee sannadkan 2022 magacawday Guddida Afka Soomaaliga, taasoo ahayd dhaqan soo taxnaa ilaa intii dawlad Soomaaliyeed dhalatay sannadkii … Continued