Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

RW Rooble maxaa laga fili karaa muddada Kooban?

W/Q Cabdikariim C/raxmaan Xaaji Xasan Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo in muddo ah ay u aheyd sidii guul uu gaadhay (accomplishment),  islamarkaana ku faana wada shaqeyta ka dhaxeysay Ra’iisal Wasaarihiisi hore  ee Xasan Cali  Khyre, laguna xsuusto hadaladiisii  “Waxaan idiin … Continued

Haddii uu Miyiga Soomalidu Burburo, Maxaa Meeshiisa Geli?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed “Soomaali waxa u xaasil gala, xoolo dibadeede/Wax kale oo la xaradhaamiyaa, xero ma yeeshaane”. Gabyaa Cabdillaahi Muuse (AUN) Su’aasha kore ee aan maqaalkan cinwaanka uga dhigay waa su’aal in badan maankayga ka guuxaysay, laakiin aan mar … Continued

Isdiidan Doorasho Xor iyo Xalaal ah iyo Dastuurka Puntland

W/Q Maxamed Ismaaciil Maxamed (Siibad) Waa run, in Dawladdi Puntland ee ugu horaysay jiritaankeedu ku xirnaa loona igmaday in saddex sano gudahood ay dastuur ku soo diyaariso, dalkana ka hirgeliso doorasho xor iyo xalaal ah. Nasiibdarro, shacabka Puntland wali ma … Continued

LAFDHABARKA DHIBAATADA SOOMAALIYA

Qore: Maxamed Nuur Shire Kolka laga hadlayo dhibaatada Soomaaliya waa lagu kala aragti duwanyahay, iyada oo qof kasta meel ula muuqato in guriga ay dhaxantu ka soo galeyso, waxaana sidoo kale lagu kala beyraa sida loo wajahayo iyo halka laga … Continued

Sahanka Raage

W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud Muddo ayuu la soo shaqeeyey maamulladii xukuumadihii rayidka ahaa, ka hor inta aanu Jaamacaddii Ummadda macalin ka noqon. Raage intii danbe oo dhan waxbarashada ayuu u go’ay oo heersare ka gaadhay. Ku dhawaad saddex tobanle iyo … Continued

ITOOBIYA (4-4): XAALADDA MURUGSAN & MUSTAQBALKA ITOOBIYA

W. Q. Mustafa Fayruus Abiy Axmed wuxuu dhaxlay Itoobiya maraysa marxalad kalaguur xasaasiya, oo laga dhursugayo dhankay u dhaqaaqdo. Waxaa hor yaalla arrimo murugsan & faylal culculus oo is biirsaday, loogana fadhiyo inuu wax ka qabto e, bal aan yar … Continued

Aasaaska Ilaha Dakhliga iyo Dhaqaale Abuurka ee Ururka Al-Shabaab

W/Q: Cabdifataax Xasan-Barawaani Hordhac iyo Guudmar Burburka, dawlad la’aanta, faragelinta tooska ah iyo midda dadban, afkaaraha iyo shisheeyaha ku dhex hardamaya gudaha Soomaaliya, ayaa waxa ugu weyn ee shidaalka u ah, dhaqaajinayana uu yahay dhaqaalaha. Dhaqaalahu waa laf-dhabarta wax kasta … Continued

Jenaraal Galaal iyo Dagaalkii 1964kii

W.Q. Liibaan Axmed Jeneraal Maxamed Nuur Galaal wuxuu ka mid yahay raga faro-ku-tiriska ah oo u soo joogay isbeddelladii ka dhacayay Soomaaliya dhowr iyo lixdankii sano ee ugu dambeeyay.  Waraysiyo kale duwan ayuu baxiyay Jeneraal Galaal. Waraysiga  ugu dambeeyay arrimmaha … Continued

ITOOBIYA (3-4): Isbeddelka 3aad (2018), Dr Abiy Axmed CALI

W. Q. Mustafa Fayruus Nus qarnigii ugu dambaysay, Imbaraadooriyaddii Abasiiniya waxaa ka dhacay saddex isbeddel (1974, 1991 & 2018), oo ay kulmiso in xididdada loo siibo Imbaraadooriyaddii Abasiiniya ee soo dhismaysay muddadii 1855-1974. Qaybtii 2aad ayaan kaga soo hadalnay labadii … Continued

ITOOBIYA (2-4): MAWJADAHA FURFURIDDA IMBARAADOORIYADDA

W. Q. Mustafa Fayruus Nus qarnigii u dambeeyay, Imbaraadooriyadda Abasiiniya waxaa ku dhuftay mawjado isbedello bar-kulankoodu yahay furfuridda Imbaraadooriyaddii Abasiiniya ee soo dhismaysay muddadii 1855-1974. Saddex isbeddel ayaa kala dhacay 1974, 1991 & 2018; waxay beddeleen hannaanka dawladeed iyo siyaasadeed … Continued